Qisas Iyo Riyoyin Cajiibadan

2
Saturday February 14, 2015 - 13:25:39 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 5676
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 11 1
  • Share via Social Media

    Qisas Iyo Riyoyin Cajiibadan

    Ku CIbro qaado Waa CIbrooyin Cibro Qadha Lehee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku CIbro qaado Waa CIbrooyin Cibro Qadha Lehee













Waa 4 QIso Cajabadan

Waxaa kamd ah 3 riyo iyo qiso hoooyo alle ducadii u aqbalay markay maqashay qisooyinkaan

Ugu danbayn waa riyo bishaaro ah dadka iyo shaydamada sababta u ah in dadku cilmiga ka haraan oo alle naga qabanayo gabar ku riyootay ee nala akhri qisaskaan

Qisada kobaad wa gabdhii quranka ka mashquushay.

 

camoo salaada subax ilaaa hada ayaan iska ooynayaa

[06:53:27 ص] Qolka Altaqwaa Network: maxa dhacay camoo

[06:53:30 ص] Qolka Altaqwaa Network: bsmilaah

[07:07:35 ص] : camoo ayaan dhaxdaas ah ayuu

qadku iga xumaaday dugsiga dhowr maalin baan ka maqnaa

alx allaah qad fiican buu ii sahlay

lkn sheydaan ayaa isii mashquuliyay

camoo waxaan arkay ciriiri dhan walba ah safar iisoo socday oo dadkii dhan yimaadeen lkn qofkii

iiga jiray dhaawacna wuu gaaray

wuuna soo gudbi waayay familkii

dhankooda dhib badan ayaa iiga yimid dhan kasta ciriiri ayaan ka galay taas waxaa ii dheereyd kutubkii waan

ka haajiray oo maalinkii dugsiga iigu dambeysay baa isna iigu dambeysay xalay salaadii cishaha kadib

ayaan seexday intaanan hurdin

baan is iri maryamoy dhibkaan xaguu kaaga yimid waligaa maadan arkine anigoo su aalahaas is weydiinayo

ayaan hurday camoo saacad kama soo wareegin waxaa isoo hor istaagay wax aad u dhalaalaya lkn muuqaal

ahaan aanan tilmaami karin cod dheer buu igula hadlay waxaa la iila hadlayay sida qof iska caadi ah

waxaa lay dhahay oo mar qura war dhan la iiga bilaabay aayadan

suuratu daahaa ku jirto ee ah

ومن يعرض عن ذكر ربه فإن له معيشة ضنكا


-----

.... camoo aad baan u naxay waxaa intaas la ii raacsiisay hada u dag dag jameecadii aad ku dhax jirtay ood

khayrka la baraneysay intaas ka dib waan soo booday anigoo yaaaah yaaaah ku hayo aad baaan u ooyay

salaada markaan tukaday kadib baan soo qaatay musxafkii wlhi waan aqrin waayay ilinta iga socota awgeed

ilaa hada indhahayga ma qalalin xanuun baan ka dareemayaa camoooo iisoo ducee maantaba inaa dugsiga

imaado ayaan rabaa insha allaah
----------------------------------------



Gabdhiii Malakul Mawtku u yimid            


Asc camoo gabdhaas walaashay ah waa digniin loo digaayo alle anaga iyo iyada jamaacada muslimka kama dhex bixiyo amiin, Ani markii labaad Ayaan ku riyooday ayadoo malga nafta qaadi ii yimid mar wuuba iga qaaday nafta intuuna nafta iga qadin waxaa la I tusay camalkayga inuu wanaagsana iyo inuu xumaa,markaas waxa isla markiiba la I soo hordhigay inuu camalkayga xumaa salaado aan saksaagiyay awgeed markaas Ayaan dhahay weey ma anoo khaatuma xum ayuu malgii nafta ii yimid sidii ayuu iiga qaday balse alxmdl waxaan jeclaystay waan ashahaatay markaas haddana maalin dhaw Ayaan midii oo kale ku riyooday asagoo malgii I dhahay hada nafta aan kaa qada waayo ma cibaado fiicnid markaas Ayaan dhahay anoo baryaayo alla manta plz ii dhaaf dib danbe uguma noqonaayo aad Ayaan u baryay markaas ninkayga Ayaan uga sheekeeyay wuxuu I dhahay waa dadka khayrka lala jecelyahay dadkaas plz ii soo ducee camoo arimahaas aad baan uga Walawala alle inuuna khaatuma xun igu dilin hadddana waxaan niyada ku dhistaa altaqwa allihii ku keenay ayaa mahad iska leh waayo awal iyo manta isku mid haba yaraate ma ihi salad iyo waxaas kama walwali jirin quraan la akhristo iskaba daa hadda subax walba adoo ka baxaayo page quraana wa mahad alle.

-------------------------------------------------


QIso Live ah. Hooyo DUcadeedii markiiba alle u aqbalay

asc wr wbr macalin manta qisadaad sheegaysay gabadhii aan salada tukaneyn aad iyi aad bay iixnuujisay an u murugooday caruurtayda aan salada ku kari wayey ila galabta wan oonayey waxa isogalay wiilkeyga ogobl kale shaqo ujiray waxa ugartay inaan oynayey ma xanuun santay ayuu iyiri haa sabatana wa salad la,anta qisadii ayaan u sheegay manta aad noo sheegtay markaas ayuu iyiri wan tukanaya saladii maqribna wa tukaday alxd lillah iigu so ducee i uu joogteeyo salada carurta odhan macalin




-----------------------------------------------------------

Dad ayaa jira ka shaqeeya in ay tashuush ku furaan dadka waxbaranaya 

dacaayado sameeya si qofkaas ugu ridaan tareenka cilmiga ama dacwada

dad badan ayeey na ku gulaysteen shayadiintaasi in ay galfadaaan


laain waxkasta xili ayeey leyihiin qof damero dhan racday ah ayeeyna ka turi karaan

hadaba waxaa la soo garay xiligii allena naga kaafin laha shaydantiisaas jiniga iyo insigana 

ee ha ku bishaaraystaaan geeridaaaan alle xagiisa uga imanysa


Allahu akbar akhri bishaarada wixii mantay ka danbeeya in aysan qof danbe kalfan doonin


Ogoowna xigmad alle aya ku jirta oo alle dadkiisa wuu kala saarayaa


Akhri riyadan riyaduna wa qayb waxyiga alle ka mid ah wana sugaynay bisharadaan


Waa riyo bishaara ah in alle naga kaafinayo sharwadayaasha jiniga iyo insigana allena uu dhamaynayo allahu akbar


Riyadan ii fasir bal ok

waxan ku riyooday aniga oo safar galay dacwo inu aha bn jeclahay

marka wax ba naso weeraray marka dadki ila socday oo dhan wa La laayay

markan.arkay dadki in la dilay ban Alle magacyadisa ku baryey inu dadkan naga

qabto dadki dadka dilay aniga oo uu jeedo buu mid

mid Alle nafta ugu qaaday allena sharkoodii halkaas ayuu ku soo afjaray kadib hurdadii ayaan ka kacay 

allena waxaan ka baryayaa dadkaas walahey ila socday qaar baska ka tuuray in uu geeri deg deg ah ka soo saro.


riyadii waa dhamatay


waana loo fasiray waxaan sugnaaba waa balanka alle insha-allah.


--



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip