Aali CImraan 42-51

2
Thursday February 12, 2015 - 02:30:31 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2224
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 9
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Aali CImraan 42-51

    ALlahu akbar Wal- alxmdulilaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Wal- alxmdulilaah


Gabadhaaan walashiin ah dhhiban u soo duceeya shaydaanka cilmiga iyo

quranka ka reebay allaha ka qabto kurbadna allaha ka qado


asc wr wb camooo xanafi

[06:48:56 ص] Qolka Altaqwaa Network: wcstr

[06:49:00 ص] Qolka Altaqwaa Network: camoo

 camoo salaada subax ilaaa hada ayaan iska ooynayaa

[06:53:27 ص] Qolka Altaqwaa Network: maxa dhacay camoo


[06:53:30 ص] Qolka Altaqwaa Network: bsmilaah

[07:07:35 ص] : camoo ayaan dhaxdaas ah ayuu

qadku iga xumaaday dugsiga dhowr maalin baan ka maqnaa

alx allaah qad fiican buu ii sahlay

lkn sheydaan ayaa isii mashquuliyay

camoo waxaan arkay ciriiri dhan walba ah safar iisoo socday oo dadkii dhan yimaadeen lkn qofkii

iiga jiray dhaawacna wuu gaaray

wuuna soo gudbi waayay familkii

dhankooda dhib badan ayaa iiga yimid dhan kasta ciriiri ayaan ka galay taas waxaa ii dheereyd kutubkii waan

ka haajiray oo maalinkii dugsiga iigu dambeysay baa isna iigu dambeysay xalay salaadii cishaha kadib

ayaan seexday intaanan hurdin

baan is iri maryamoy dhibkaan xaguu kaaga yimid waligaa maadan arkine anigoo su aalahaas is weydiinayo

ayaan hurday camoo saacad kama soo wareegin waxaa isoo hor istaagay wax aad u dhalaalaya lkn muuqaal

ahaan aanan tilmaami karin cod dheer buu igula hadlay waxaa la iila hadlayay sida qof iska caadi ah

waxaa lay dhahay oo mar qura war dhan la iiga bilaabay aayadan

suuratu daahaa ku jirto ee ah

ومن يعرض عن ذكر ربه فإن له معيشة ضنكا

.... camoo aad baan u naxay waxaa intaas la ii raacsiisay hada u dag dag jameecadii aad ku dhax jirtay ood

khayrka la baraneysay intaas ka dib waan soo booday anigoo yaaaah yaaaah ku hayo aad baaan u ooyay

salaada markaan tukaday kadib baan soo qaatay musxafkii wlhi waan aqrin waayay ilinta iga socota awgeed

ilaa hada indhahayga ma qalalin xanuun baan ka dareemayaa camoooo iisoo ducee maantaba inaa dugsiga

imaado  ayaan rabaa insha allaah

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip