Ali Cimraan 26-32

0
Monday February 09, 2015 - 03:34:27 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2087
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 7
  • 16 1
  • Share via Social Media

    Ali Cimraan 26-32

    Allahu akbar hoos akhri oo u duceey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar hoos akhri oo u duceey. --


Waxaa waraaqo deg deg ah i soo gaarsiiyay Hablo kamid ah horjoogaysha khayrka kuwasoo farxad awgeed ilmada la sayraya

Waxay kala yihiin labada Kabiir Kawsarah iyo caaidah 

Hadaba u sooo duceeeya


Caaida
mclin cawa marka salda tukatid usoo ducee wall ayaa manty nagusoo biirtay o ardada kabaxdy kujirta indhaha waxba kama aragto hadana manty imatay cashrbysoo diyarsaty wayna ka baxday


asc mclin
[12:01:23 ص] Kawsar  maanta walaal indha'llah ayaa madarisad maanta kusoo biirtey oo waxba arkeyn
 kana baxdey suuratu faataxo tafsiirkeedii
: allahu akbar


Waxaa kaloo xanuunsan Kabiiradeenii waynayd Xayatuuuz Allaha inoo caafiyo caafimaad xanuun uusan ka danbayn aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip