Baqarah 282

0
Monday February 02, 2015 - 06:08:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2186
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 9 0
  • Share via Social Media

    Baqarah 282

    Allahu akbar Xadiiska hose akhri aad Farxad la Dhacdidee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar Xadiiska hose akhri aad Farxad la Dhacdidee
Xadiiskaan hoose waad ku farxi dontaa sababtoo ah 


shaqadaadii iyo baraamijkaagu waa kitaabka alle 


iyo sunada nabiga ku dhaqankisa hadaba gulaysatayee nala farax

Alxmdulilaaah in aad u soo kalahdo kitabka alle kuna sexato alxmd




عن عبد الله بن عمرو رضي الله عنهما قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : 

Wuxuu yiri nabigu 

( إِنَّ لِكُلِّ عَمَلٍ شِرَّةً ، وَلِكُلِّ شِرَّةٍ فَتْرَةٌ ، فَمَنْ كَانَتْ شِرَّتُهُ إِلَى سُنَّتِي فَقَدْ أَفْلَحَ 


Camal kasta oo la qabto fir fircooni bey ledahay 

Qofkii Fir fircoonidiisu Noqoto Sunada nabiga Wuu liibaanay 

، وَمَنْ كَانَتْ فَتْرَتُهُ إِلَى غَيْرِ ذَلِكَ فَقَدْ هَلَكَ )

Qofkii SHaqadiisu iyo wakhtigiisu noqdo 

waxaan kutabka iyo sunada ahayn waa halaagsamay


 . رواه ابن حبان في "صحيحه" (1/187) ، وصححه الألباني في "صحيح الترغيب" (56) .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip