Xuquuqda aan isku lenahay waxa kamid ah

5
Sunday February 01, 2015 - 18:21:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xuquuqda aan isku lenahay waxa kamid ah

    In Midkeena dhiban loo duceeyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In Midkeena dhiban loo duceeyo


Gabadhaan Walshiin ah ducada ku soo garab istaaga

Wa QIso xanuunbadan Caruurteedi ay dhashay Ku SO dhimatay in maxakamad ku socoto


Waa imtixaaan La imtixaamayo u soo duceeya Walayaal

> ascwr wb macalin malmahan hawl ba igu soo korodhay gabadh yar oo aan dhalay oo

 12 jir ah aya intay iskuulka aaday subaxii isniinta wiigan gudihiisa markii iskuulkii dhamaday

 ayaan waayey waan radinay ainga iyo wiil yar oo aan dhalay waanu waynay anigoo raba inan booliska 

waco oo u sheego inan wayey ayaa naag macalimiintii iskuulka ahi isoo wacday waxay igu tidhi gabadhaadii 

booliskan geeyey waxana u geeyey waxay tidhi gurigan ka baqayaa walaalkay ayaa idilay marka su,aala 

la waydiin goor dambe anigoo yaban ayaa pooliskii isoo waceen igu yidhahdeen gabadhadii qolada 

caruurta qadata ayaa kaxaystay oo meel geeyey laba casho markan wax wara ka la,aa ayay subaxii

 sadexad iskuulkii keeneen kadibna markay galabtii kaxaysan lahayeen ayay diiday oo tidhi idin racimaayo 

gurigayagii ayan aadaya marabo inan idin raaco ,way diideen inay guriga usoo ceshan reer kale oo gabadh

 aanu deris ahan jiray ayay u geeyeen subixii dambe markay iskuulkii timid waxay tidhi gurigeeni meel aan 

ahayn tegi mayo markay diiday inay gadhigoodii ku qadan way iso waceen waxay dhaheen waan 

kuu soo celinayna waa na diiday gabadhadii macalin hada way ii soo celiyeyen lakiin wali wa dabasocdan wiilkii ay 

tidhi wa idilay 17 jir ahna kiis baa ku furan macalin bal iigu soo ducee in ilahay gabadhaa iidejiyo wa mid xooga dhega adag

 wiilka ay dacwaysayna kiis bay ku furtay maxkamad buu sugaya in ilahay iigu yasiro ilahay adigana aduunkana 


 wixii shara ha ka xijaabo wixii khara ood doonaysana ha kuu sahlo aakhiran janatul aclaa alle ha kugu soo dhaweeyo aaaamiiin

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip