Axkaamta Dalaaqa EE suuratu Baqarah Q1aad

3
Friday January 30, 2015 - 15:48:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6007
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Axkaamta Dalaaqa EE suuratu Baqarah Q1aad

    Ayadaha furiinka iyo cidada quranka ku soo arooray Jawaabta suasha la so dirsaday hoos kala soco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ayadaha furiinka iyo cidada quranka ku soo arooray Jawaabta suasha la so dirsaday hoos kala soco


Quranka intaan ognahay 9 ayadod ayaa axkaamta dalaqa iyo cidada gabdha ka hadashay 6 kamid ah baqara 


ayeey ku yimadeen 2 kamid ahna dalaq xabada so hartayna waa axsaab aan dhamaan kala soo baxno axkaamta ku jirta

Ayadaha dalaqa quranka ayada 1aad .

 baqarah والمطلقات يتربصن بأنفسهن ثلاثة قروأ baqarah 

2. ayada2aad

 وَالَّذِينَ يُتَوَفَّوْنَ مِنكُمْ وَيَذَرُونَ أَزْوَاجًا يَتَرَبَّصْنَ بِأَنفُسِهِنَّ أَرْبَعَةَ أَشْهُرٍ وَعَشْرًاۖ

Iyo

وَلَا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ فِيمَا عَرَّضْتُم بِهِ مِنْ خِطْبَةِ النِّسَاءِ

3ayada3aad waa

وَأُولَاتُ الْأَحْمَالِ أَجَلُهُنَّ أَن يَضَعْنَ حَمْلَهُنَّۚ

Ayada 4aad waa

وَاللَّائِي يَئِسْنَ مِنَ الْمَحِيضِ مِن نِّسَائِكُمْ إِنِ ارْتَبْتُمْ فَعِدَّتُهُنَّ ثَلَاثَةُ أَشْهُرٍ وَاللَّائِي لَمْ يَحِضْنَ

Ayada 5aad waa

وَإِن طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ وَقَدْ فَرَضْتُمْ لَهُنَّ فَرِيضَةً فَنِصْفُ مَا فَرَضْتُمْ

Ayada 6aad waa

لَّا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ إِن طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ مَا لَمْ تَمَسُّوهُنَّ أَوْ تَفْرِضُوا لَهُنَّ فَرِيضَةًۚوَمَتِّعُوهُنَّ عَلَى الْمُوسِعِ قَدَرُهُ وَعَلَى الْمُقْتِرِ قَدَرُهُ مَتَاعًا بِالْمَعْرُوفِۖحَقًّا عَلَى الْمُحْسِنِينَ﴿٢٣٦

Ayada 7aad waa

الطَّلَاقُ مَرَّتَانِۖفَإِمْسَاكٌ بِمَعْرُوفٍ أَوْ تَسْرِيحٌ بِإِحْسَانٍ

Ayada 8aad waa

فَإِن طَلَّقَهَا فَلَا تَحِلُّ لَهُ مِن بَعْدُ حَتَّىٰ تَنكِحَ زَوْجًا غَيْرَهُ

Ayada 9aad waa

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِذَا طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ فَطَلِّقُوهُنَّ لِعِدَّتِهِنَّ وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ

Sharaxa Axkaamta dalaqa iyo cidada.

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِذَا طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ فَطَلِّقُوهُنَّ لِعِدَّتِهِنَّ وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ وَاتَّقُوا اللَّهَ رَبَّكُمْ لا تُخْرِجُوهُنَّ مِن بُيُوتِهِنَّ وَلا يَخْرُجْنَ 


إِلا أَن يَأْتِينَ بِفَاحِشَةٍ مُّبَيِّنَةٍ وَتِلْكَ حُدُودُ اللَّهِ وَمَن يَتَعَدَّ حُدُودَ اللَّهِ فَقَدْ ظَلَمَ نَفْسَهُ

وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ


Alle waxa uu amray muuminiinta in ay tirshaan cidada hadaba cadada ayaa saxaabada iyo salafkii laba qawl u kala qadeen

Qawlka 1aad waxaa qaba madhabka shaaficiga iyo ruwayad axmed ah waxaana laga soo guurshaa caaisha zayd

bin thaabit ibnu cumar oo saxaabada kamid ah waxay leyihin sidan:-

Cidada la shegayo waa gabdhu in ay daahir noqoto quruuga quraanka ku soo arorayn awaxaa loola jeedaa 

in la tirsho marka ay dahir noqoto.

Qaylka labaad waxaa qaba abiibaker cumar cuthmaan cali ibnu mascuud mucaad bin jabal taabiciintii

 qaybo kamid ah waana madhabka abii xaniifa axmed isxaaq waxayna leeyihiin cidada iyo quruu;a la xisaabinayo waa cadada oo gabdho markay sedex dhiig hesho ayeey daahir noqonaysaa waana sida uu raajixiyay abuu malikn


Dadka Tirsada Cidada Dhiiga Ama Bilaha


1. Gabadha la furay ee wali caadada hesha waxay tirsanaysaa sedex dhiig. Marka la furo kadib.

والمطلقات يتربصن بأنفسهن ثلاثة قروأ



2. Gabdha la furay ayadoon loo galmoon wax cidaa ma tirsanayso

ا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا


---------------------

3. Gabdha laga dhintay 4 bilod 10 casho dayaxa ah. casho ayeey tirsanaysaa

وَالَّذِينَ يُتَوَفَّوْنَ مِنكُمْ وَيَذَرُونَ أَزْوَاجًا يَتَرَبَّصْنَ بِأَنفُسِهِنَّ أَرْبَعَةَ أَشْهُرٍ وَعَشْرًاۖ

Waxyabaha ka reban

a.in ay baxdo daruuro ayadon u hayn sida isbital waxay so ibsanayso

b.in ay xirato dhar qurxoon dharkedi kuriga ay ku jogaysa

c. waxaa ka reban indha kul barafuun is idgin

d waxa kareban dahabka iyo waxyabaha la isku qurxiyo

Inta cidada ku jirto waxa reeban in loo bandhigo guur iyo shukanse in la sarbeebo mahane sida 

gabar saalixadan u bahnahay iwm

وَلَا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ فِيمَا عَرَّضْتُم بِهِ مِنْ خِطْبَةِ النِّسَاءِ

-------------------

4.mida uurka leh cidadeedu waa in ay ilmaha dhigto ama 3 halagu furo amah al daqee

وَأُولَاتُ الْأَحْمَالِ أَجَلُهُنَّ أَن يَضَعْنَ حَمْلَهُنَّ

ۚ----------------------

5. Gabadha cadadu ka dhamatay waynan darted ama yaran darted aan wali u helin cidaduudu waa 

3biloow dayaxa laga tirinayo dalilkuna wa

وَاللَّائِي يَئِسْنَ مِنَ الْمَحِيضِ مِن نِّسَائِكُمْ إِنِ ارْتَبْتُمْ فَعِدَّتُهُنَّ ثَلَاثَةُ أَشْهُرٍ وَاللَّائِي لَمْ يَحِضْنَ

--------------------------------------

6.mida la furay ayadoon loo galmoon waxay ledahay meherkeedii lagu nikaxshay barked.

وَإِن طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ وَقَدْ فَرَضْتُمْ لَهُنَّ فَرِيضَةً فَنِصْفُ مَا فَرَضْتُمْ

------------------------------------------------------


7. mida la furo ayadoo loo galmooday meherna aan lagu heshiin waxay ledahay meher mithli 

gabdhaha ehelkeda ama lamidka waxa lagu mehersho.

--------------------------------------------------


8.mida la furo ayadoon loo galmoon meherna loo xadidin ninka xolaha leh awuudiisa wax ku 

filan sinayaa midka faqiirkaana awoodiisa ayuu siinayaa

لَّا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ إِن طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ مَا لَمْ تَمَسُّوهُنَّ أَوْ تَفْرِضُوا لَهُنَّ فَرِيضَةًۚوَمَتِّعُوهُنَّ عَلَى الْمُوسِعِ قَدَرُهُ وَعَلَى الْمُقْتِرِ قَدَرُهُ مَتَاعًا بِالْمَعْرُوفِۖحَقًّا عَلَى الْمُحْسِنِينَ﴿٢٣٦

-----------------------------------


9. ma dhacaya dalaaqa wan ku furay wan ku furay

Laba hadal aya ku jira midka kobaad jamhuurta ayaa martay waana dhacaya hadi la isracsho 3dalqo hal mar

 Qawlka 2baad ma dhacaya wana sida ay rajaxeen oo xaqijiyeen ibnu taymiyan ibnu qayim cuthaymin

iyo culumo badana ay dorteen waxayna dalishadeen yadan

الطَّلَاقُ مَرَّتَانِۖفَإِمْسَاكٌ بِمَعْرُوفٍ أَوْ تَسْرِيحٌ بِإِحْسَانٍ

-------------------------------


10. haduu sedex jeer oo kala duwan uu furo uma banana ilaa nin kale uu soo guursado walibana isu galmodan

فَإِن طَلَّقَهَا فَلَا تَحِلُّ لَهُ مِن بَعْدُ حَتَّىٰ تَنكِحَ زَوْجًا غَيْرَهُ

-----------------------------


11. Gabddha Khuluca ah waxay tirsanaysaa hal dhiig sida rajixa ah

---------------------------------------------------------------------------


12. mida sinada ku dhacday sedex dhiig ayeey tirsanysa sida rajixaa

-----------------------------------------------------------------------


13. Mida soo islantay ninkuna galyahay waxay tirsanaysa

sedex dhig wana madhabka abii xanifa iyo hadalka jamhuurta waxaana dortay shekhul islaam

------------------------------------------------------------


.14. Gabdha wali dhiga hesha ee la furo kadibna dhiigii weyda sabab kasta ha kuwaydee waxay sugaysaa mudo 9 bilood haday waxba 

dhamday waana madhabka iimaam axmed iymaaliki iyo shaafici qadimka ah waxaana fatwadas baxshay oo qisadaan dhacday sababankii cumar faruuq cid kaga hortimidna majirto, wana sida awoda badan waxaase khilaafay badhabka shaafici ee jadiidka iyo abii xaniifa oo yiri 

waliged wey sugaysa intay ka helyso dhig

-----------------------------------------------------------------------------------


15. mida dhiig furanka ku dhaco waana laba nooc mida koobaad waxay kala fahmaysa labada dhiig xaga midabka urka iwm taasi waxay 

tirsanaysaa dhiigii caadada iyo midaan waxba kala saari Karin midaasi waxay tirsanaysaa sedex bilod waana madhabka shaaficiyada xanafiyada iyo ruwaayad xanaabilada ah iyo waxayna soo dalishadeen ayad iyo axadis saxiix ah waxaana khilafay malikiyada iyo xanaabilada 

iyo qawl isxaaq uu leyahay waxaana awood badan qawlka hore.


---------------------------------------------------------------------------------------------------------

16.Gabdhii yarayd ee bilaha tirsanaysay haday aragto dhiig waxay u wareegaysaa xaga xaytka tirsigiisa madama asalku xaytka ahaa.


---------------------------------------------------------------------------------------

17.Mida dhiga waynatay ayadoo bilihii tirsanaysa haday dhiig isku aragto wa laba qawl midka 1aad waxay u wareegysaa tirsigi dhiiga sababto ah malahedii aha in dhiigi ka dhamday sax mahayn waxaana qaba shaaficiyada iyo ruwaayad xanafiyada ah. Qowlka labaadhadii la hubsado dhiigaan in uu xayd yahay haa ayeey lihihiin waana madhabka maalikiyada iyo xanaabilada iyo ruwayad xanafiyada ah


--------------------------------------------------------------------------

18.Mida la furay ee hal xayt ama laba heshay kadibna waysay waxay u wareegysaa tirsiga bilaha

waana mida gartay ama ku dhaw sanadaha xatku dhamaado


-------------------------------------------------------------------------------

19.Hadii ninku uu furo dalaaqa rajciga le leh kadibna uu dhinto waxay tirsanaysaa cidada 4bilood iyo toban casho oo qamariyada ah waana ijmaac uu soo rarayo ibnu mundir


-----------------------------------------------------------------------------------

20.Mida la furay dalaaq dalqadihi dhamadeen oo ku jirta tirsashada cidadeedii hadii uu dhinto markiisii horana uu caafimaat taam ah qabay taasi cidadeeda ayeey dhamaytiranaysaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip