Kitaabka (*صفات الحروف,,شرح متن الجزرية Muraajaco*Q4aad*Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Wednesday January 28, 2015 - 13:17:10 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kitaabka (*صفات الحروف,,شرح متن الجزرية Muraajaco*Q4aad*Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    1 muraajao Q4aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1 muraajao Q4aad

1.الصفير    Safiiir 

لغة:    Wa Codka Shinbiraha oo kale 

اصطلاحا:  Waa Cod shabaha codka shinbiraha oo ka soo baxaya labada bashimood 

Waana xuruufta 



 الصاد والزاي والسين (صزس).   Markaay reban yihiin ayaa aad u xogbadna yihiin sida

 :يوسْ: ﴿الَّذِي يُوَسْوِسُفِيصُدُورِ النَّاسِ﴾ 


2.القلقلة

 Dhaq dhaqaaq 



Isdilaaxa Markhrajka oo dhaqdhaqaaqaya marka lagu dhawaaqayo xaraf reeban ee xuruufta Qudbu jadin


Qal Qaladu Waa 3darajo


Darajada koobaad Waa ALkubraa

Waana Xaraf shadan oo lagu istaagay

Sida Xajja 
1﴿يَسْأَلُونَكَ عَنِ الأهِلَّةِ قُلْ هِيَ مَوَاقِيتُ لِلنَّاسِ وَالْحَجِّ﴾ (البقرة 189)

Ama Xaqqa

: ﴿قَالُواْ الآنَ جِئْتَ بِالْحَقِّ﴾ (البقرة 71)


Darajada Labaad Waa Wusdaa Waana Xaraf Reeban Lagu istaagayo oo kalmada u danbeeya sida

Falaqqa

﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ﴾ (الفلق 1) (

Darajada Sedexaad Waa Suqraa Waana Xaraf reban oo dhexda laba Xaraf ugu jira Sida Maqcadin Yajcaluun Yaqdiriin iwm

:﴿فِي مَقْعَدِ صِدْقٍ عِندَ مَلِيكٍ مُّقْتَدِرٍ


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip