Qisah farxad Xanbaarsan

3
Friday January 23, 2015 - 17:36:43 in Wararka by
  • Visits: 5042
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Qisah farxad Xanbaarsan

    Walaalayaal iskugu duceeya Qaybka alle dartiisna isku jeclaada (¯`الدعاء لأخيك المسلم بظهر الغيب»°´¯)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Walaalayaal iskugu duceeya Qaybka alle dartiisna isku jeclaada (¯`الدعاء لأخيك المسلم بظهر الغيب»°´¯)

(دعوة المسلم لأخيه بظهر الغيب مستجابة عند رأسه ملك مؤكل كلما دعا لأخيه بخير قال الملك الموكل به: آمين ولك بمثل)
asc
[22/01/2015 04:20:48 ص] MissIslam09: wcs wr wbr
[22/01/2015 04:29:30 ص] Qolka Altaqwaa Network: side tahay
[22/01/2015 04:29:34 ص] Qolka Altaqwaa Network: xalkiina
[22/01/2015 04:29:36 ص] Qolka Altaqwaa Network: caruurtiiii
[22/01/2015 04:29:44 ص] Qolka Altaqwaa Network: cafimadkaaga



[22/01/2015 04:30:23 ص] MissIslam09: alxd lillah  wa ficn yahiin
[22/01/2015 04:30:56 ص] MissIslam09: hada ayan ka sogalay dhaqtarka
[22/01/2015 04:31:47 ص] MissIslam09: macalin wan wal wal sanahay xaga wadnaha ii ducee macalin


[22/01/2015 04:34:29 ص] Qolka Altaqwaa Network: waad caafimaadaysaaaa


[22/01/2015 04:34:30 ص] MissIslam09: si aan casharka  idhaafin yaan ka dhigtan maqribka ka dib balanta  dhaqtarka

[22/01/2015 04:34:41 ص] Qolka Altaqwaa Network: jzklh'
[22/01/2015 04:34:53 ص] Qolka Altaqwaa Network: alle dhin ma kutusayo
[22/01/2015 04:35:07 ص] Qolka Altaqwaa Network: agtisa khayrb ku yal insha allah
[22/01/2015 04:35:17 ص] Qolka Altaqwaa Network: waan sii dicaynayaa caway
[22/01/2015 04:35:27 ص] Qolka Altaqwaa Network: ducaynayaaa
[22/01/2015 04:36:23 ص] MissIslam09:  jzkl kheyran macalin habeeb xanuuun ayaa hurada iga kiciyo
[22/01/2015 04:36:47 ص] MissIslam09: hye wan u baahanay ducadaada iyo wallah ducadooda
[22/01/2015 04:59:44 ص] Qolka Altaqwaa Network: allaha kuu aqbalo wan so duceeyay
[22/01/2015 05:00:10 ص] Qolka Altaqwaa Network: ardadana wan kuugu dirayaa in ay ku soo uceeyaaaan
[22/01/2015 05:01:51 ص] MissIslam09: jzkl kheyran macalin  insha allah allah wa iqbli
[22/01/2015 05:02:47 ص] MissIslam09:  miisanka xanaadka allah ku saro macalin
[22/01/2015 06:40:40 ص] Qolka Altaqwaa Network: http://somalislamic.net/view.php?articleid=2162&artname =ShidahRIkhwah
[04:19:38 ص] MissIslam09: asc wr wbr macalin jzkl kheyran sida niyada ah aad igu duceysay iguna weydiisay wallahna ay  igu


 duceeyeen ana leylka ayan ku duceysatay iyo saladii usubax  markaan  dhameystay quraanka iyo adkaartaba wan 

sexday subxaana allah 

bishaaro ayaan helay waxan noqday siidii qofka marka hurada lag kicinayo oo kale lugta hoose aya jug jug la iga 

siiyey cod aya igu yiri 

waad cafimaadeysaa subxaana allah subxaana allah dadka allah dartiis isku jecel allah dartiina isugu yimid  ee 

dacadnimada leh walee ma 

sahlana ducadooda  een igu dadalno ducada qeybka  ah macalin wan ku duceeya walhana ee reer altaqwana wan 

duceyaa marwalba allah 

hanoo aqbalo janadiisana firdoosna allah hanagu kumiyo allahum aamiin


[05:29:34 م] Qolka Altaqwaa Network: allahu akbar allahu akbar


[05:29:42 م] Qolka Altaqwaa Network: alxmd alxmd
[05:29:56 م] Qolka Altaqwaa Network: waa qiso cajibadan

اللهم إغفر لنا مغفرة من عندك وارحمنا إنك أنت الغفور الرحيم

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip