Buraan bur Camo ciil tire canantiisa

0
Sunday January 11, 2015 - 15:43:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2535
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 7 1
  • Share via Social Media

    Buraan bur Camo ciil tire canantiisa

    Wa buranbur ay isku soo duba riday umu canab ay ku dhiri gainyso ardada rer taqwa in ay horay u socdan wixii cananana wanaagoda in lala rabo ku cabiryso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wa buranbur ay isku soo duba riday umu canab ay ku dhiri gainyso ardada rer taqwa in ay horay u socdan wixii cananana wanaagoda in lala rabo ku cabiryso 1







Bismillaaah 

Hooyaduba caruurteeda weey canaanataa 

ayadoo caalaminta ugu jecel xaqiqadu waa qofkii

dhab kuu jecel Calaacalkisa waa la la dhadhamiyaa 


Camoo Ciltire canaantisu waa Dadaal iyo 

daraha akhri gaaree

Comoo miiltire canaantisu waa

 ha harino horay usoco.

,Camoo ciiltite canaantisu waadadaal.

 dunidu yeysan ku daginee


Camoo ciiltire canaantisu waa isjira feejignoow

Camoo ciiltire canaantisu waa siyaadsiga cimiga,  
iyo camal fal suuban. dadaalkeed

Camoo ciiltire canaantisu waa cilmiga gudbiyo 

garsii walalhaa kaa ooman ,


Camoo ciiltire canaan tisu waa caruurtinana waxbara,

camsha salixaana kudadaal


Camoo ciiltire canaantisu waa waxbaro,

 walbahaarna ka dheroow

Camoo ciiltire canaantisu waa carigagalo

 hakudhumin, caadooyinka xun.

Camoo ciiltire canaantisu waa dantadaan 

ku carbiyeey canahaan macan ila dhama, 


Camoo ciiltire canaantisu waa Adaan cawadiii

 kuu dhafraaye ciilbaxo caalimiinta horseed.


Camoo ciiltire canaantisu waa aanku caawiyee 

imaqal, ii dhugyeelo.


Camoo ciiltire canaantisu waa caruurtaydi baatihiin,

Camoo ciiltire canaantisu waa Anaa cidwalba

 kaa jecel, 

Camoo ciiltire canaantisu waa casharadada baro, 

barahaan yara dadal.


Camoo ciiltire canaantisu waa hadaa caawin rabto 

Anaa kugusoocelcelin, cawo iyo bariyoo idil


Camo ciil tiri Calalkiisu waa u carar cirifyada sare jano 


camo ciil tiri canantiisu waa ka digtonow

 cadawga shaydanka

Camo ciilture canantisu waa ka dhawrso cadaabta 

kuleelkeeda

Camoo ciiltire canaantisu waa casharka aan dhigana
caawiyaa idiin sejelin 

Amantallaah55 , Ee ciduu dhaafayoow ku cesho ku cilbax.


Camo ciil tire canantisa Qofkii caqli leh ba ku 

cibra qata Caalimaat banadoow Caaliyaatka hablahoow 

Culumadii bariyeey kuwii caqliga usaxxibaka ahayoow 

qofkii dhab kuu jecel walala dhadhanshayee
 
camo ciltiire canatisa calaliyoo ruug ciilbaxo

 camal la imow

Camo ciil tire canantisu waa ikhllaas iyo mutabaco 

ku dadaal

Camo ciltire canantiisu waa kitaabka iyo sunadii 

nabi csw ka cukanoow

Calaacalka iyo canaantu wa jacaylka hoyoo kalee

Caalmaat banadoow ruuxii dhab kuu jecel waa lala dhadhamiyaa


shab shab shab shab shab shab hajabin ha dhicin shab shab


 wabillaahi fiiq

waxa isku so duba riday abwabah umu canab


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip