Makhaarijta Xuruuftu Ka soo baxdo

0
Thursday January 08, 2015 - 15:15:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2888
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 6
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Makhaarijta Xuruuftu Ka soo baxdo

    17 Boos ama makhraj ee xuruufta carabigu ka soo baxaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

17 Boos ama makhraj ee xuruufta carabigu ka soo baxaan





bismilah wa nastaciinuhuu





Eray bixin

jawf wa dalolka u dhaxeya dhunta iyo afka

Aqsa wa mesha u fog

Wasad waa dhexda

Adna wa u sokaysa

Xaafa waa carabka hareerihiisa

Daraf Waa kone

Xalqi waa dhunta

Lisaan wa carabka

shafataan wa bashimaha

khayshuumka wa sanqaroorka dalolka sanka





5bos guud
                     17ka makhraj 
xuruuftii
jawf               waa daloolka u dhaxeeya dhunta iyo afka    
    ا.و. ي

Xalqiga Aqsal xalqi Dhunta u fog     أ . ه

Xalqiga wasadul xalqi dhexda dhunta    ح.ع

xalqiga adnal xalqi u dhaw dhunta     غ.خ

lisan Aqsal lisan  iyo dhabxanaga  Q-jilicsan jilicsan       ق

Lisan Aqsal lisan  iyo dhabxanaga Q-adag      ك

Lisaan wasadu lisan iyo ku bega dhabxanaga sare     ج ش ي


lisaan Xaafatu lisaan iyo gawsaha hareraha carbka     
  ض

Lisaan Xaafada lisanka  iyo ciridka sare qaybta sarsaran  
      ل

Lisan Darfka carabka lamka ka hos iyo ciridka sare        ن

Lisaan Darafka carabka dhabarkisa iyo dhabxanaga sare     ر

Lisaan Darafka carabka  iyo ilkaha hose korkoda ama
 folasha 4ta dhexdoda
   ص.ز.س

Lisaan Darafka carabka iyo labada foole sare jiridooda      
   ط.د.ت

Lisaan Darafka carabka iyo foolasha sare foodooda        ظ.ذ.ث

Bashimaha:

bashinta hoose bartankida iyo
foolasha sare

       ف

Bashimaha labada bashimood dhexdooda
 marka la isku qabto
     
       ب.م.و


camoo ciiltire


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip