Makhaarijta xuruufta iyo naynaasahoda

2
Sunday December 14, 2014 - 17:01:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6954
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Makhaarijta xuruufta iyo naynaasahoda

    waa casharkeena caway allaha ino sahlo amin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waa casharkeena caway allaha ino sahlo amin







Makhaarijta xuruuftu ka so baxan waa 17




5 melood bey ka so kala baxaan ama 5 bos ama 5 xubnod.











1. jawf 1makhraj

2. xalqi 3 makhraj

3.lisaan 10 makhraj

4.shafatan 2makhraj

5.khyshuum 1makhraj

isu gayn wa 17 makhraj

sharaxaaad


1. jawfka waa daloolka u dhaxeeya dhuunta iyo afka waxa ka so baxa 

xuruufta hawada ama madka oo kala ah alif reban kor dhig ka horeeyo

waw reeban godniin ka horeeyo iyo yaa reeban hoos dhig ka horeeyo

waxaa lagu naynaasaa xuruuf jawfiyah







mesha ama boska 2aad waa xalqi waxa lagu naynasa xuruuf xalqiyah

sawrka dhunta arag


2. xalqiga ama hunguriga waxa ka soo baxa 3 makhraj makhrajka

kobad wa dhinta mesha u shishysa aqsal xaqlqi hamza iyo haa  

makhrajka labad wa dhexda dhunta wasadul xaqli waxa ka so

 baxa cayn iyo xaa 

kan 3aad waa mesha dhunta u sokaysa adnal xaqli waxa ka so baxa qayn iyo khaa

xubinta 3aad waa carabka

carabku waxa ka soo baxa 10 makhraj  18 xaraf ba ka so kala baxa 4 

qaybod ayeeyna 18 makhraj ka so kala baxaan

mesha kobaad waa aqsal xaqlqi waxa ka so baxa labo makhraj oo ay ka

 soo kala ah qaaf iyo kaaf

Qaafku wuxu ka so baxa carabka mesha u fog dhabxaga sare ayuu ay qabsanayaa

waliba qaybta jilicdan

kaafkuna carabka mesha u fog iyo dbaxanaga sare qaybta adag

arag sawrka


 waxaa lagu naynaasaa xuruuf lahwiyah

---------------

mesha labaad waa wasadul lisan bartankisa 


makhrajkaa waxa ka so wada baxa sedex xara

f jiim shiin iyo yaa madiyada mahan .

carabka bartankisa wuxuu qabsanaya dhabxanaga sare
eeg sawrka
 

waxaa lagu naynaasaa xuruuf shajariyah

--------

mesha 3aad wa carabka xaafadiisa dhinacyadisa waxa ka so baxa laba makhraj 

oo ay ka soo kala baxaan 2xaraf daad iyo laaam

sawrada iyo sharaxada carabka horaan u soo sharaxay qofkii raba ha ugu

laabto linkiga hoose


--------------------------




meesha 4aad waa darfu lisaan waxa ka so baxa 5 makhraj oo ay 

ka soo baxaan 11 xaraf  aan fah faahino

makhrajka 1aad waxaa ka soo baxa nuun 

wuxuu ka soo baxaa darafka carabka iyo hilibka ilka ku waregsan



makhrajka 2aad waxaa ka soo baxa  raa 
waxay ka soo baxdaa darafka carabka ama dhabarka 

carabka iyo hilibka ku waregsan ilkaha sare eeg sawirka.



laam raa nuun waxaa lagu magacaabaa xuruuf dalqiyah


------------------------

  makhrajka3aad waa للطاء و الَّدال والتاء    

waxaa ka so baxaan  carabka foodiisa ayaa ku qabanysa  foolasha sare salkoooda

eeg sawirka


waxaa lagu naynaasaa xuruuf asliyah


-------------


makhrajka 4aad waxa ka so baxa ص – س – ز  

waxay ka so baxan darafka carabka iyo ilkaha sare iyo kuwa hose dhexdooda

arag sawirka



waxaa lagu naynaasaa xuruuf nadciyah 


-------


Makhrajka 5aad waa ( ظ – ذ – ث )
Waxay ka so baxaan darafka carabka  iyo fooda ilkaha sare folasha.
aragsawrka 



waxa lagu magacaba xuruuf lathawiyah
--

Xubinta ama mesha 4aad ee makhrjtu ka so baxaan waa bashimaha


bashimaha waxaa ka soo baxa 2makhraj oo ay ka soo kala baxaan 4xaraf 

waxaa lagu magacaabaa xuruuf shafiwiyah

makhrajka 1aad waxaa ka soo baxa 3xaraf للباء و الميم و الواو

baadu waxay ka so baxda labada basihumood 

dhexdoda marka la isku qabto arag sawra.





miimku wuxuu ka so baxa labada mashmood marka la isku qabto
arag sawrka



waaw
makhrajka waaw - waawgu wuxu ka so baxa labada bashimood 

marka la kala qado wana wawga aan madka ahayn
 
eeg sawrka



makhrajka 2aad  faa  
( الفاء )

waxay ka so baxda  bashinta hoose iyo foolasha sare marka la isku qabto



faa baa miiim waxaa lagu naynaasaa xuruuf shafawiyah


booska u danbeeya ee 5aad waxaa  la dhaha khayshuum

waxaa ka soo baxa qunaha   xuruufta waxa qune leh 2 xaraf nuun iyo miim 




Xuruufta iyo naynaasahooda



1 Xuruuf jawfiyah alif waw yaa waa xurufta  madka

2 Xuruuf xalqiyah hamza haa cayn xaa qayn iyo khaa

3 Xuruuf lahwiyah qaaf iy kaaf

4 Xuruuf shajariyah shiim shuun yaa

5 Xuruuf asliyah siin saad iyo zaay

6 Xuruuf nadcuyah daa daal iyo taa

7 Xuruuf  lathwiyah thaa ظ thaal iyo thaa

8. Xuruuf shafwiyah faa baa miiim

wabilahi tawfiq ducada hanaga ilawin




wabilahi tawfiiiq





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip