
La Farax Farxada Banaat Athariyaat oo 10Juz Dhameyay
Allahu akbar Wa Farxad Mudo La Sugayay

![]()
Dadbadan waxay ku faxaan oo iskugu hanbalyeeyaan dhalashadooda shadoyinka aduunka iyo waxlamid ah Laakiin Reer Taqwa Kitaabka alle ayeey kor u qadaan ku farxaan iskugu hanbalyeyaan iskugu duceeyaan isku dhiri gashaan allahu akbar

![]()
Waa Boga Farxada Banaat Athariyaat Iyo Walahooda U Tahniyadaynaya
Qoraalada Bogaan Commentisikiisa Waxaa la Soo Bandhigayaa Habaynka Jumcaha Ee Xaflada Wayn *(Banaat Athariyaat*) Ee 10ka Juz Quranka Soo Afjaray.
Koow Waxaa la gudbin dona la duub doona Qoraladooda Dareenkeeda Farxadooda ay so bandhigi doonaan si aan ula farxno
Qaybta labaad waxaa habnbalyo dhiri galin farxad u gudbin doona Gabdhaha Iyo Wilasha Reer taqwa Allaha dhawro lana qaybsan doona
Waxaan ka codsanaynaa dhamaan gabdhaha reer taqwa in ay walahooda ka qayb qatan dheri galintooda iyo la farxidooda kitaabka alle ay barteeen ay ku farxayaan.
Afartan Iyo Labadaan XIdigood u doo diyari duco gabay buran bur dhiri galin
Walakaaga oo aad farxad galiso qalbigisa Wa shaqo la qabto mida ALle ugu jecel yahay Soo Ma jeclid wuxuu alle jecel yajay jawabti wa ha hadaba u qado qalnka waraqda buranburka
42xidigood 



Hanbalyo iyo ubax baan wadaa
duco iyo farxad Baan wadaa
Hoobaanta Mirahaan wadaa
Hadiyad weyn Baan Wadaa Ee Iga Hooya halyeeyadii Dumaroow Banaat Athariyaadoow
waan hurgufayaaye. Habaynkeena jamcadee
1)falis jaamac,,
2)umu moona,,
3)umuasmaa_
3,,4)lucky_878,,
5)samsam13,,
6)Amantu-BillaH-114,,
7)caaishah4,,8')adna_114,,
9)leyla-sheikh,,
10)artan_25,,
11)xamdi_dagan114,,
12)intisaar-114,,
13)Jawharat al Jannah,,
14)nasteexo_114,,
15)nasra-114_1,,
16)ummu minhaaj 6,,
17)nuseybah,,
18')umu xuseyn0529,,
19)muniira abdi,,
20)Sidra-Mohamed 14,,
21)ahlaam_001,,
22)caasha44,,
23)muna114,,
24)umuRuweeda,,
25)umuistraliin11,,
26)umu cabaas114,,
27)faafumo,,
28')Bintu-Muxammed_114,,
29)umu abdurahman,,
30)umul-khair-114,,
31)bilan mohamed,,
32)umu zakariye_114,,
33)fatxiya_15,,
34)umu moahmed 16,,
35)umu muscab,,
36)sacdiyo-mm,,
37)Ssamiira114,,
38)fahimo,,
39')umu mohiab and monira,,
40)maskiineh-114,,
41)samsam-cali13,,
42)munyatul-muna

قل بفضل اللهوبرحمته فبذلك فليفرحوا
Waxaad dhadaa Fadliga
alle Iyo Naxariistiisa ku farxa ibnu cabas wuxu kufasiray fadliga quranka lagu farxayo raxmadana wa islaanimada alle nagu hanunshay allahu akbar

Hoos ku so qor wixi aad la so shirtagtay Habaynka jumcaha so galaya laga sii dayn dona altaqwa state
La Farax Farxada Banaat Athariyaat oo 10Juz Dhameyay
Allahu akbar Wa Farxad Mudo La Sugayay