Su'alaha Usuusha Tafsurka ka imaanaysa

3
Wednesday November 12, 2014 - 22:57:19 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 6266
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Su'alaha Usuusha Tafsurka ka imaanaysa

    Sualahan Waa kugu iamanayaan Qalinka Iyo bugaaga si diyaarso si ad u qorao jawaabaha lagu waydiin doono

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sualahan Waa kugu iamanayaan Qalinka Iyo bugaaga si diyaarso si ad u qorao jawaabaha lagu waydiin doono
Koorsooyinka Ardada iyo macalimiinta tafsiirka mustaqbalka ay qadanayaan teedii 1aad
Qofkastoo ehlu tafsiir ah oo reer taqwaa wa laga rabaa Jawabahaan in uu yaqaan si kitaabka alle aan ugu fahano fahanka saxda ah. nafteena iyo umadeenana uga badbaadino idaca uyo qurafaatka




1.Quraanka Maxa lagu dhaha Luqada Carabiga?

2. Quranka Maxa lagu dhaha isdilaaxa magaca culumadu u dajisay.?

3.Muxu yahay daliilka Quranka in alle ka xifdinayo siyado iyo  nusqaan  ama badalid iyo dhumidba qababka u u xifdiyo wax ka sheeg?

4.Bisheebu nabiga quranka ku so dagay habaynkaasna muxu aha?

5. Mequ jiray marku nabiga ku so dagay ? suuradahe u horeyay iyo ayadaha u soo hordagay kala sheg

6. Noocyada quraanku lo so dajinayay meqey ahayeen maxyna kala ahayeen

7. Suuradaha quranka nocyda magacyada lagu kala yero ama lo kala qaybsho kala sheeg

8. Quraanka makka wuxuu ka hadlo laba kamid ah sheeg

9. Quraanka madiina laba kamida ah nocyadu ka hadlo kala sheg

10. Wax ka sheeg fawaaida quranka maka iyo madiina

11. Quraanka meqa sanu soo dagayay

12. Sharciga lo dajiyay quraanka maka iyo madiina ku so kala dagay muxu yahay

13. Qoritaankii quraanka iyo kulminintiisaa meeqa xaladood bu so kala maray yeeysa kala ahayeen dadkii kulmiyay ama qoray

14. Tafsiir maxaa luqada lagu dhahaa

15. Tafsr maxaa isdilaxa lagu dhahaa

16. Tafsirku ma wajibaa maxaase u daliila wahibnimadiisa

17. Maxaa ku wajiba qofka fasiraya kitabka alle

18.Noocyada quraanka lagu fasiro kala sheeg

19. Tafsirka mathuur meequu isku khilaafa

20. Hadii ayad labo macno kala duwan lagu fasiro maxaa la samayn

21. Tarjumida quranku wa meqa

22. Dadkii caanka kuu ahaa tafsiirkii saxaba kala sheeg

23. Madarasadihii tafsrka xagee ku kala yaaleen yaase macaliin ka kala ahaa

24. Ardadii tabiciinta ee madarasadahaas kala dhiganay kala sheeg qayb walba madrasadoodii iyo shekhyoodii

25. Ibnu mascuud goormu dhashay sanadkebuse dhintay

26. Ibnu cabaas goormu dhashay sanadkebuse dhintay

27. Sheeg ardaygii ugu cansanaa ardadii ibnu cabaas

28.Tashaabuha quraanku wa meqa nooc raasukhuuntuse xagee ka istageen

29. wax ka sheeg nocyada dhaarta quraanka?

30. Meequu qisaska quraanku u qaybsamaa

31. Maxaa israaiiliyaad la dhahaa meeqeey u qayb samaan israailiyaatku

32. wax ka sheeg Damiirka Quraanka?

33.Damirul fasliga maxaan ka faaidaynaa tusaalana keen?

Qofkiii intaan barta wuxuu awood u leyaahay tafsrka kitaabka alle iyo fahankisa jamacada altawana waxay gudoon siin tooontaa shahaado sharaf

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip