Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajucuun

0
Wednesday January 23, 2013 - 23:46:19 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3198
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajucuun

    Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi raajicuuuuuuuun Aloow U Naxariiso yaarabiii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi raajicuuuuuuuun Aloow U Naxariiso yaarabiii waxaa caway xiliga tafsiirku soo dhawaa naf baxday gabar alle dartiis u jecleeyd walah reer altaqwa ayaguna u jeclaayeeen. walasheen hilaal allaha nu xariisto.

u soo duceeya allaha sugo sualaha qabriga allaha u sugo allaha u nuuriyo qabriga oo ha u wasiciyo aamin


walayaaal gabdhaan waxay ahayd daaciyad khayrka jecel ayadoo jiifta cunada afka logu gurayo biyaha afka lagu siiyo ayeey pcga lo kenaa markaas aya barkin lo saraa ayadoo leh walaheeyga ehlu reer taqwa in aan maq;aan rabaa ee iikey qolkaas qolkii janada allah allah

habaynkii u danbaysay luqa ay ii soo gashay walal dacwada wa meqa saac waxaan dhay wad xanunsantahay waxxay dhaday haa lakin waxaan rabaa in aan rabigeey la kulmo anigoo daciyad ah laa ilaaha ilalaaaaaaaaaaaah

xaqiiqatan sabuurada markaan ka arko qolka dacwada aan u joogno ilmo ayaa i soo dhafta sacadu waa 2 habaynimo sacada norwey waxay u soo jedaa in alle ay raali galiso

waxay dhaday waxaan rabaa oo rajaynayaa in aan kamid noqdo kuwa alle shaqo gashtay oo oo camalkeeyga anigoo shaqale alle ah aan rabigeey la kulmo qisadaan waxaa ino soo gudbinaysa walasheen najla

najla 114 oo markii ay naga oohisiisay u dirtay taleefoon si ay u soo aragto oo ula kulanto ayaa intaan ama qisadaan telefoon ku dhex maray gabdhii reer altaqwa ee walashaas ehelka u ahaa ehel khaas ah oo aan ka ahayn kuwa alle dartis ku walalobeen ma aysan lahayn


najla 114 >>>

Qisa wax ku qaadasho mudan.

Sidaa u noqonay dad qoxootiya, oo aduunka daafihiisa midba meel ka joogo. Waxaad arkaysaa famil aabihii joogo Somalia, hooyadiina kenya, wiilkiina south afrika, gabadhiina Europe. Waxaana laga yaaba mid kastoo ka midana in aanu haysan passport ama ducoment uu kusoo booqdo qofka kale.Ruux kastana waa ogyahay quruxda iyo qiimaha uu leeyahay familka iyo is jecaylka familka siiba marka ay wada joogan.

Waxaan aad uga murugooda mararka aan maqlo qisooyin badan oo ka dhaca qurbaha, dhib malaha xanuunka alle baa wax walba qadara qaadana keenana, ee murugta tan igu rabtaa runtii waxaa waaye, qof aan ehel iyo qaraabo midna u joogin oo dhex jooga cusbataal gaalo subax kasta iska soo horkacayaan. Ma arkayo ruuxaasi naxariistii uu mudnaa in la tuso ama u uka ehelo ehelkiisa markii dhib la soo deristo,waxaasoo dhana waxaa inoogu wacan wadankeena burburay, ilaahow wadankeena noo hagaaji, wax badan waxaa xasuus igu reeba markaan maqlo qisooyin badan oo aan ka maqlo walaalo ama aan meelo ka akhriyo, waxaa raad gooniya igu reebay labo qiso oo aan ka maqlay paltalk wiil walaal ah oo xanuunsan iyo gabar walaal ah oo xanuunsan iyadana, waxaa gabadha aan la hadlay gabar walaasheed muslimad ah oo la joogta oo i sheegtay qisadeeda runtiina markay ii sheegaysay oynaysay ana ay i daqantay oohintaasi.

Gabadhaas walaasha ah markay oynaysay, kama aysan oynayn xanuunka haya walaasheeda muslimada ah waayo waxayba ii sheegtay in ay walashaasi tahay saabirad ilalaaah oo aad u jecel allah iyo diintiisa, kuna qanacsan waxaa uu allah la kulan siiyey 2 dii sano ee ugu danbeeyey nolosheeda. Ee waxay ahayd murugteeda in aanay walaashaas muslimada helin booqasho, in badan baan walaalaha u weydiiya in ay u ducayaan bay tiri ana waan u ducayaaa insha allaah walaashaydaas, waxaana manta balan ku qaaday hadii aanan dhiman oo alle oofsan naftaydan daciifada ah oo aanan ka horeyn inaan xiriiriyo oo aan ka war hayo walaashaydaas.

Walaasheenas waxay ka mid tahay walaalaha kasoo fogaad

------- dhamaad

hadaba walakayoow walshayeey u doo duceey walasheenaas alle dartiis aan ku walalownay allah allah aloow u naxariiso oo u danbi dhaaf qabrigana u waasici





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip