Ogeysiis dhamaan aradada ku xiran tafsiirka Quraanka kariiimka

0
Sunday January 20, 2013 - 12:34:15 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis dhamaan aradada ku xiran tafsiirka Quraanka kariiimka

    Asc Wr Wb,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Wr Wb,



Ogeysiis dhamaan aradada ku xiran tafsiirka Quraanka kariiimka ( Imtaxankii waa 16:00uktime ama 07:00pm makatime)

Dhamaan ardeyda waxaan ka codsaneyna iney ka soo qeyb galaaan imtixaankaas, qofkasta waxa laga rabaa in uu isasoo diyaarsho, Allaah talo saarto, cabsi iyo xishood u iska dhaaafo, insha alaaaah.


Waxaan idin xasuusineynaa Ducadi nabigu csw ku Duceysan jirey marka uu arin soo waajaho
"Allaahu malaa sahla ila' maajacaltahu sahlaa, wa anta tajcalul xuzna ida shi'ta sahlaa"

Waxaan idiin rajeynaynaaa guuul iyo tawfiiqda alle.

Wa billaahi tawfiiq....





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip