Insha Allah Maamulka Hoyga Altaqwaa Waxee idiin Soo Wadaa

0
Saturday January 19, 2013 - 16:54:07 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Insha Allah Maamulka Hoyga Altaqwaa Waxee idiin Soo Wadaa

    Waxaan Ogeysineynaa Walalaha Ku Xiran Hoyga Dacwada Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo Webka Somalislamic.Net in aan U Soo Gudbin Doono Tafsiirka Qur aanka Kariimka Sh Xasan Ibrahim Ciise Oo Maqal Ah iyo Muxadaradkii Ka Baxay Qolka Altaqwaa Ne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Ogeysineynaa Walalaha Ku Xiran Hoyga Dacwada Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo Webka Somalislamic.Net in aan U Soo Gudbin Doono Tafsiirka Qur aanka Kariimka Sh Xasan Ibrahim Ciise Oo Maqal Ah iyo Muxadaradkii Ka Baxay Qolka Altaqwaa Network iyo Durustii Ka Wada Baxdey Qolka Insha allah Adinkana Hanaga Ilaawina Ducadiina in Allah Nagula Garab Galo Noona Sahlo Soo Gudbinta Durustaas iyo in Allah Nooga Dhigo Ikhlaas Barakallahu Fiikum ----------------- By:Abdirahman Abukar Diini


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip