Waduxaa

0
Tuesday August 26, 2014 - 08:56:02 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1313
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Waduxaa

    Waduxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waduxaa
Waduxaa

 

 

Suuratul Duxaa

سورة الضحى

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

<Allaah wuxuu yiri>’’waxaan ku dhaartay Barqinka

وَالضُّحَىٰ﴿١

Iyo Habeenku markuu Xasilo

وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ﴿٢

Kuma sokootin Rabigaa mana kuu caroon.

مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ﴿٣

Aakhiro ayaa kaaga kheer badan Tan hore <Aduunyada>

وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ الْأُولَىٰ﴿٤

Dib danbe ayuu ku siin doonaa Rabigaa markaas ayaad Raali noqoneysaa.

وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ﴿٥

Miyaanayn ku helin adiga oo Agoon ah miyaanan kusoo Dumin<Dhawaynin>

أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَآوَىٰ﴿٦

Miyaanan ku helin adiga oo dhunsan oonan ku hanuunin.

وَوَجَدَكَ ضَالًّا فَهَدَىٰ﴿٧

Miyaanan ku helin adiga oo cayr ah oonan hodminin (kuu waxyoonin)

وَوَجَدَكَ عَائِلًا فَأَغْنَىٰ﴿٨

Agoonta ha dhibin

فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ﴿٩

kan wax su’aalanayana ha canaanan

وَأَمَّا السَّائِلَ فَلَا تَنْهَرْ﴿١٠

Rabigaa nimcadiisana ka shekeey(ku mahadi)

وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ﴿١١





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip