Barashada Xarfaha Hija'iga Iyo Makhaarijtay ka so baxan

0
Sunday July 13, 2014 - 01:51:01 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Barashada Xarfaha Hija'iga Iyo Makhaarijtay ka so baxan

    Alle La Kaasho Dadaalna la imoow oo sababta ah wad garaysa meshad higsanaysid ee janada alle ah <Ardada Farbarashada ee cusub aya laga raba in ay saan uga so baxaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle La Kaasho Dadaalna la imoow oo sababta ah wad garaysa meshad higsanaysid ee janada alle ah Allahu akbar


هَ      هِ      هُ firogaara hada wa labadas noc ee kala ogow


أ َ

أ ِ

أ ُ

هَ

ه ِ

 ه ُ

ع َ

ع ِ

ع ُ

ح َ

ح ِ

ح ُ

غَ

غِ

غ ُ

خ َ

خ ِ

خ ُ

Fatxah Kordhig

Kasrah Waa Hoos Dhig

Damah Waa godaal

Bilow hee

Hamza fatxa Aa

Hamza kasrah IIii

Hamza damah uu

A I u

ه

Haa Fatxa Haa

Hii kasra hii

Huu damah hu

Haa hii huu

ع

Cayn fatxa ca

Cayn kasrah cii

Cayn dama cu

Ca ci cu

ح

Xaa fatxa xaa

Xaa kasra xii

Xuu damah xuu

Xaa xii xuu

غ َQayn

Qayn fatxah Qa

Qayn Kasrah Qii

Qayn damah quu

Qaa qii quu

ح khaa

Khaa fatxah khaa

Khaa kasra khii

Khaa khii khuu

Alif lakardhabay alif la hos dhabay alif la goday

Waxa la dhaha Xuruuful Xalqi

ama Xuruuful Idhaar Xarfaha la muujyo

Waxay ka soo baxaan dhuunta ama h

waxa lagu kulmiya sidatanHamzun Fa'Haa'Un Thuma Caynun Xaa'u Muhmalataani Thuma Qaynun Khaa'u

2hore hamzada iyo hada waxa ka so baxan Aqsal Xalqi mesha u fog hunguriga

labada xigta ee Cayn iyo xa waxay ka so baxan wasadul xalqi bartamaha dhuunta

labada u danbaysa waxay ka soo baxaan adnal xalqi mesha ugu sokaysa hunguriga wana qaynka iyo khda




 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip