كلمات بسيطة ذات معاني ذهبية ., فاعمل بما جاء فيه تكسب الدنيا والآخرة باذن الله

5
Tuesday July 01, 2014 - 00:08:09 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3218
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 9
  • 28 1
  • Share via Social Media

    كلمات بسيطة ذات معاني ذهبية ., فاعمل بما جاء فيه تكسب الدنيا والآخرة باذن الله

    ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ الإمام الشافعي رحمه اللهღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ الإمام الشافعي رحمه اللهღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ

Maqaaal ku socda ducaada


Ƹ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒكلمات بسيطة ذات معاني ذهبية ., فاعمل بما جاء فيه تكسب الدنيا والآخرة باذن اللهƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ

 


Kalmado Fudud Oo macno dahaba leh, ku dhaqan wixi kuyimid waxad heleesa aduun Iyo Akhiraba 

يخاطبني السفيه بكل قبح........... فأكره أن أكون له مجيبا

Wuxuu igula hadlaa safiihu xumaanoo dhan markaas ayaan karaahsadaa in aan noqdo mid u jawaaba

يزيد سفاهة فأزيد حلماً...........كعود زاده الإحراق طيبا

Wuxuu igu sii kordhiyaa xumaan markaasaan u siyaadshaa dulqaad,, Sidii cuuud marka la shido udgoon sii kordhiya

إذا نطق السفيه فلا تجبه........... فخير من إجابته السكوت

Haduu safiihu dhawaaqo ha u jawaabin in loo jawaabo wax aka khyrbadan ka amuskiisa

فإن كلَمته فرَجت عنه ...........وإن خليته كمداً يمـوت 

Hadaad u jawaabto waad ka fayday hadaad saas uga taktana wuu ku dhiman

الإمام الشافعي رحمه الله

wuxuu kaloo yiri iimaamu shafici


إذا سبنـي نـذل تزايـدت رفـعـه 

Hadii midka nadalkaa icaayo  waxaaan ka siyaadsada darajo 

                   وما العيب إلا أن أكـون مساببـه
ceebto  waxay tahay oo kaliya in aan noqdo mid la caytama

Wuxuu ula jeeda iimaamu shaafici  mar hadaad diin iyo dacwo ka shaqaynayso waa laasim in mid nadala uu ku caayo ku aflagadeeyo ku maago ku dacayadeyo

Ee asagoo kale ha noqon hana u jawaabin eeka jeeso caydiisa madama ay tahay sunada alle oo qofka daacigaa loga bahan yahay marwalba Samir dulqaad iwm

Hadii dulqaad lagaa wayo daacigaan dinta alle wadoow ogoow in imtixaankii in aad ku dhacday oo aadan ku basin imtxaankii

Hadaba qof walboo din alle ka shaqaynaya waa in uu midaas u diyaar garoobo wa in uu u diyaar garoobo intii nabi muxamed iyo anbiyadii kale la marsiiyay 


¸¸.´ღ Kafaidesi Wacan ¸¸.´ღ quratu acyun

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip