Ogaysiis Ogaysiis Muhiim ah

0
Saturday June 28, 2014 - 02:54:14 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1668
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ogaysiis Muhiim ah

    ★ ♥بـــــــــــــــــــرامــــــــــــج هامــــــــــــــــــة★ ♥

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

★ ♥بـــــــــــــــــــرامــــــــــــج هامــــــــــــــــــة★ ♥
OGEYSIIS--OGEYSIIS

Waxaaa la ogaysiinayaa dhamaaan gabdhaha reer taqwa in bari oo sabti ay ay jiro doonaaan muxaadaraad aad u qiimo badan oo ay soo jeedin doonaan gabdhahaa ducaaada ee reer taqwa .>-->-----


Bishaarada Iyo Bandhig Weynaheena Usbucaan*Mux*1aad*Soo Dhawaynta Ramadaan Ustadah Qadirah Muhajabah* Umu muscab**Mux*Fadlul Qur'an Fi Ramadan Li Muratilah Mujawidah*Umu Muxamed 16Mux*3aad*Janada Iyo Nimcooyinkada *Li Al-Mujtahida Ma'athuurah Salafiyah* Xayatoooos.Mux*4aad*Axwaalul QIyaamah *Li-Al-Muthiirah Qaari'ah*Buhaishooos*Mux..5aad *Xuquuqu Zawjayn*Adaaciyah Athariyah Ustadah*QuratII


(Waxa Qaas u tagaya gabdha oo kaliya)♥..Kaso Qeyb Gal Wanagsan


Sidoo kale waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan rag iyo dumarba in ay bilaaban doonaan koorsooyin quran ah :

1. qaabka ugu deg dega badan ee quraanka aad ku xifdin karto maalinkii 2 maqro ama hal xisibi qabkee ku xifdin kartaa?

2. diyaarin iyo dhisid talqiini ah oo ah tababar qaas ah gabdhaha macalimiintaa lo tababarayo iyo wilashaba

3. dareeris   iyo sixitaaaan aan lamid ahayn midka hore oo hoos ay ka bilaabi doonaan ardada tafsiirada soo qatay qasatan.

wixii faah faahin intaas dheer kala soo xiriir

altaqwanetwork@hotmail.com♥ 

§¤~¤§--------كل رمضان بالفرحة يطل----------§¤~¤§
اللهم أعنا على الصيام ..... والقيام ... وقراءة القرآن
§¤~¤§------------------§¤~¤§
كل ساعة
كل يوم
كل اسبوع
كل رمضان
كل عام وانتم بخير
§¤~¤§------------------§¤~¤§





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip