Bishaaro ku socota Walaha rer taqwa dhamaan

3
Friday June 20, 2014 - 20:38:33 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2241
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Bishaaro ku socota Walaha rer taqwa dhamaan

    جَنَّاتُ عَدْنٍ يَدْخُلُونَهَا يُحَلَّوْنَ فِيهَا مِنْ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٍ وَلُؤْلُؤًا وَلِبَاسُهُمْ فِيهَا حَرِيرٌ وَقَالُوا الْ

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

جَنَّاتُ عَدْنٍ يَدْخُلُونَهَا يُحَلَّوْنَ فِيهَا مِنْ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٍ وَلُؤْلُؤًا وَلِبَاسُهُمْ فِيهَا حَرِيرٌ وَقَالُوا الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي أَذْهَبَ عَنَّا الْحَزَنَ إِنَّ رَبَّنَا لَغَفُورٌ شَكُورٌ الَّذِي أَحَلَّنَا دَارَ الْمُقَامَةِ مِن فَضْلِهِ لا يَمَسُّنَا فِيهَا نَصَبٌ وَلا يَمَسُّنَا فِيهَا لُغُوبٌ Maadama walaha reer taqwa ku socoto bisharadaan qabsada allena inoo waydiya in uu inoo rumeeyo

waxyigii wa go'ay waxa haray un bishaarpooyinka muuminka sida nabigu no shegay.

Allahu AKbar Allahu akbar

[07:40:56 م] KHADRA9: asc wr wb macalima waxaan rabaa inaad ii micnayso riyaadan waxaan kuriyoday anigaa meel jogaa oo meshaaa aay jogaan reer altaqwaa dhamaantood oo adigu noo muxadireynayso markaan meshii imid ayaan waxaan helay washa wadata nuura100 omeshaa iga so horaysay markasbaan idhi nuura halkaynijoogna meeshu wayneyd quruxbadaan dadkan waligay man arkiin codkodaan garaya markasaytiri waxaan jognaa aakhro dadkana waa reer altaqwaa aduunki waa inagii isku jeclayn markaa waxaynu isugunimid aakhro markaa zunaira 114 yaan mel ukgu tagnay oo guri wayn kujirta guriga lamodo wadaa murayad markaan utagnay waxay nasiisay wax udgoon gacanta midigtay nagu siisey dad badan safbay ugu jireen markaan kanimidna ilwaad baan meel ugu nimid yadoo ardad umuxadareynaysaa markas baan nuura100 ku idhii macalinku maxiiqaayo miyaa muxadada manta dhaanbuu hadlayee markasey tiri macalinku aduunkaba muxadara kuma xiiqi jiriin hadan akhireynu joogna dadkoo dhaa way ooyayeen waxad ku soo celcelisay bishareysta bishareysat reer altaqwoow bishaareystaa waxaad noga sareysaa sida adayaxookale macalin dadkuu aadbay u ooyaanay maraka[[[[[[[[[[[[[[ macalim isoo micna riyaa wayna dheertahay raali ahow jzka khayr
[08:27:24 م] Qolka Altaqwaa Network: allahu akbar
[08:27:26 م] Qolka Altaqwaa Network: allahu akbar
[08:28:01 م] Qolka Altaqwaa Network: tani uma baahno fasiraat waa bishaaro



Waa Bishaaro labaad

ladan11-1: qaali xalya waxn ku riyooday amatlah 55 oo dabqa dheer fushan dabqa uu kal sar sareeya guri wan buun ahaa gabdh badn baa la joogay anuu lam joogin guri kaln joogay marka iyda way iga sarsay way i arksay guri dusha ban oo kale lsk arkyo buu ahaa marksay isoo qoraty ladna wad quruxu badntahy ilan marksan ku idhi seed ku ogaty waxy tidhi qofab ika tusay wad quruxu badnthy masha alaah kadib anoo gurig wax ka qabnya ban quran akhrisany afakga si ayn waxa kale ugu hadlin marksay hadn tidhi alaahu akbar wad coda quraxoonhay aad kugu farxsanhya marksan ku idhi gurigaag ii tilman guriga daqadihis wa muraydo wan la arky marksn ku idhi yaa kula jooga gabdh badn oo reer al taqwa bay tidhi waxn ku idhi dabqa ugu sareey qofabn ka arkya yaa jooga waxy tidhi zuniarah baa joogat iyo gabdh kale waxn ku idhi ka ka hoosey yaa jooga ilwaad bay tidhi iyo gabdho kale wadnkun wadn musalin buu ahaa waxan ku idhi wan idin iman wan soo baxy gurigi ban garn way anoo radiny ban toosay


midaasi wa bishaarada akhiro mida aduunyaduna watana
ولقد كتبنا في الزبور من بعد الذكر أن الأرض يرثها عبادي الصالحون
2

وعد الله الذين آمنوا منكم وعملوا الصالحات ليستخلفنهم في الأرض كما استخلف الذين من قبلهم

Abshir sida alle bishaaroyinkaas u keenayo ayuu caalamkana daafaha u gaarsiinayaa nuurkaaan hoosteenana u keenayaa

himam himam himam

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip