Ogaysiis Muhiim Booskaaga yaan lagaa buuxin.

0
Thursday January 17, 2013 - 13:23:25 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Muhiim Booskaaga yaan lagaa buuxin.

    Waxaa Qorshaynaynaa Sida borasaasku yahay Usbuuca Soo Socda In Uu Dhici Doono Shirwayno Muhiim Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Qorshaynaynaa Sida borasaasku yahay Usbuuca Soo Socda In Uu Dhici Doono Shirwayno Muhiim Ah. Shirkaas oo ay hada qaban qaabadiisa ay wadaan golaha isbadalka shacabka soomaliyeed shirkaas oo lagu qaban doono qolka somali islamic altqwa network iyo call faranciga 114 waxaa lagala socon doonaa dhamaan idaacadaha gudaha somaliya iyo baraha netka.

sharkaas waxaa lagu marti qaaday madaxwaynaha somaliya xasan sheekh iyo xubno kaloo muhiim ah iyo sidoo kale ismada soomaliyeed waxaa halkaas buddhige ka ahaan doona qaybo kamid ah culumada somaliyeed oo ka qayb qadan doona wacyi galintaas shirkaan oo aan raaynayno in uu noqon doono kii ugu horeeyay ee abid somali iskugu timaado khaasatan goobahaan oo kale iyo xarumaha dacwada intaba.


hadaba waxaan ku war galinaynaa qolka altaqwa waxa uu qadaa 500 qof in la wayneeyo wa suragal mase hubno hadaba dadkii memreka muhiimka ahaa ee reer altaqwa si uusan idiin kaga buuxsamin waxaa lagama maarmaan ah in aad la xiriirtaan maamulka si kuraasta qolka aad u xajisataan maadama uu iminkaba habaynkii uu afka u saarmo in uu buuxsamo hadana hadii marti badan la marti qadayana waa waa hubaal in an boos iyo jaanis midna jiri doonin marka si kasta oo aad u soo dahdo ama qadku kaaga damo ma dhacayso in aad boos waydo waa hadii aad samaysato buugin ama xajsi ama boos celis mar labaad ducaada iyo shacabkii ku xirnaa waxaan la socodsnaynaa arintaas layma shegin iyo wa iga buuxsamay hadhaw ha soo cabadin fii amaanilaah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip