Axkaamta Qubyska

2
Thursday May 22, 2014 - 06:39:10 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 5713
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 10 0
  • Share via Social Media

    Axkaamta Qubyska

    Axkaamta Qubyska Jinabada Xaytka Iyo Nifaska Waa arin qofwalba loga bahan yahay barashadeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axkaamta Qubyska Jinabada Xaytka Iyo Nifaska Waa arin qofwalba loga bahan yahay barashadeeda



Barashada Axkaamta Qubayska Janaabada Qubayska Iyo Xaytka.



Ku Baro HALDAQIIIQO cashar  bilo kugu qadan laha barashadiisa 


Waxaa Laga Qubaystaa Xadaska Wayn Sida Janaabada Xaytka iyo Nifaaska


6Arimood ayaa Qofka Waajib uga dhiga in uu qubaysto mid kamid ah haduu la kulmo


1, mani timada rag ama dumar haduu qofka oo soo jeeda ay ka timado waxaa shardi ah in ay uga so baxdo macaansi hadaysan maccaansi uga 

imaan qubays laguma lahan sida qf xanuun ay uga timid ama celinwaa iwm


Hadii ay ku timaado hurdada dhexdeeda sida riyada oo kale qubays ayaa ku waajibaya maadama garashadiisi aysan joogin oo ay suuragal tahay in 

uusan kala garan macaansi in ay ku timid iyo si kale toona


Laakiin haduu inta seexdo uu riyodo laakin wax raad ah oo ka yimid uusan dareemin wax qubays ah laguma lahan


2, Qaybta labaa Ee qubyska laga rabo waa hadii jimaac yimaado wallow aysan waxbaba arkin biyo ah qubayskaas wa laga raba labada qofba


3, qaybta sedexaad ee qubayska laga rabo waa qofka gaalka aha ee soo islaama sida ay qabaan qaybo culumada kamid ah qubayskaasna waa mustaxab mahan waajib maadama aan nabiga laga soo rarin wax amar ah waxaa lagu xanbaaraya adilada soo aroortay ayadoo la jamcinayo istixbaab iyo arin wanaagsan


4.waxaa la mayrayaa maytka marka uu dhinto haduusan ahayn shahiiid fahfahinta waxan ugu tagayna axkaamta jinaazada


5, qubayska 5aad waxyaabah waajibka ka dhiga qubyska waa xaytka ama nifaaska marka uu soo qaabilo gabdha ila inta uu ka dhamaanayo

Qaabka qubayska

Kow in la niyaysto Qubayska isdaahirinta

Labo bisinka kadib 3 jeer dhaq gacahaaga kadib mayr xubinta taranka

Talabada sedexaad iyo afaraad  sedex jeer madaxaaga ku shub biyaha adigoo timaha salkooda biyaha gaarsiinaya

 Kadib jirkaaga oo dhan wada gaarsiiy biyaha adigoo gacantaada ku mayraya oo qobays dhamaystiran ah

Fiiro gaara

Gabadha iska daahirinaysa Xayta ama Nifaaska timaheeda waa ay fur furaysaa laakin marka ay ka qubaysanayso janabada mihiim mahan in ay fur furto madama qubyskaas soo laalaabto dhibkaas sababtiisana aysan ula mid ahayn kan kale laakinse waxaa ku waajib ah biyaha in ay garsiiso timaha hoostooda.


Rag iyo dumara waa laga rabaa biyaha in ay gaarsiiyaan dhamaan jirka oo dhan melaha lalabyada timaha hostoda iwm wax dhiba malahan hadii sacad ama faraanti qofku qabo oo uu dhaq dhaqaajiyo ama wareejiyo biyahana sidaas ku gaarayaan

Biyahana yaan lagu israafin in kugu filan ku ekeyso


Darsigii Hore Ee Qaab Waysa Qadashada Halkaan Kala Soco

Kudhufo linkiga hose


Wixii sual ah hoos ku so qoro ama ku so dirso altaqwanetwork

Qofkii raba barashada dinta islamka for free ah ha iska soo qoro altaqwanetwork@hotmailcom

prepared bye ALtaqwa Islamic Gruop

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip