Labo Malag Oo Midkod Ducaynaysa midna Habaarayo

1
Thursday May 08, 2014 - 06:01:13 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Labo Malag Oo Midkod Ducaynaysa midna Habaarayo

    Fawaaida Sadaqada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fawaaida Sadaqada

Sadaqada

قال تعالي: «وما أنفقتم من شيء فهو يخلفه» (سبأ 39).
WUxu yiri ALle Weyne Wixii aad Bixisaan Alle Ayaa Idinka Badalsiinaya

عن أبى هريرة رضى الله عنه أن النبى صلى الله عليه وسلم قال: ما من يوم يصبح العباد فيه إلا ملكان ينزلان يقول أحدهما: اللهم أعط منفقا خلفا، ويقول الآخر: اللهم أعط ممسكا تلفا» (متفق عليه)


Wuxuu yiri nabugu Subax Waagi Ma diaaco Ilaa Waxaa Soo daga laba malag Midod wuxuu yiraahdaa Rabiyoow ilahoow qofkii sadaqa la baxay u badal siiy boskedii Kii Kalana Waxa uu yirahdo Aloow midkii la bakhylay ee aan bixin ka tur tir
قال صلى الله عليه وسلم: «قال الله تعالي: يا ابن آدم أَنفق أُنفق عليك».
Ogoow wa maagyo alle aan ilbiriqsi caasin wixi la farayna fusha

WUxuu Tiri nabigu Csw Ina Aadanoow Bixi Waa kaugu bixinayayee acna waa lagu soo galinayaa


،
Qofka la bakhyla ee an bixin waxaa loo sahlaa dariiqa sharka Sida in uu qamri cabo in uu xuman dawado in uu xan ku dhaco in uu fitno ku dhaco wixii u sahli laha naarta in uu galo ka eeg tafsrja suratu Walayl ee ibnu kathir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip