Khamiis : Luqmaaaaan
Suradi hore dhamatay midana wa dhamanysa #
Faaido
Ogoow waxkasta sas ay u dhamayaan adigu saan bad u dhamaan aduunkuna saan bu u dhamaan ee ku dhimo adiga oo ku jira xerada cilmiga iyo khyrka
Is waydii meqa qof ee waliba aad taqaanid ayaa mog khyrkaan oo danbi ku dhex jirta soo fadli iyo galad iyo mino alle ku siyay mahan in ad kitabkisa habayn iyo maalin aad ku foorarto aad ku sexatid ku soo toostid wa fadli u bahan in laga shukriyo alxmdulilaah

Suradi hore dhamatay midana wa dhamanysa # Faaido Ogoow waxkasta sas ay u dhamayaan adigu saan bad u dhamaan aduunkuna saan bu u dhamaan ee ku dhimo adiga oo ku jira xerada cilmiga iyo khyrka