Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah Ardada reer Taqwaa

0
Friday June 05, 2015 - 04:25:45 in Kutubta axaadiista by Somali islamic
  • Visits: 3465
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah Ardada reer Taqwaa

    Bismilaahi raxmani raxiim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi raxmani raxiim





Ramadaan Mubaarak dhamaan walaalaha reer taqwaa Allahh waxaan Idin kaga 

baryaynaa in uu idiin sahlo acmaashiina Bisha ramadaan

Khayrkeedana uu idin waafajiyo kuwa loo danbi dhaafana allaha haydinku daro aamiin 

adinkana u soo duceeya malin walba dacwadaan alle in uu no barakeeyo 

wuxuu raliga ka yahayna uu nawaafajiyo Intaas kaib

Ogaysiiis Ogaysiis muhiim ah

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Ardada markaska Taqwa in ay soo xaadiraan bari Qolka wayn ee altaqwa

oo ay ka jirayso Is diiwaan galin Tiro Koob goox walba la tiro koobayo Qofwalbana la siin doono


 lanbar uu ku leyahay Madrasada iyo webka altaqwa

Lanbarkaas oo u sahlaya in uu ku dhigto Macadka la furi doono iyo Jamacada altaqwa 

intaba iyo waluba booska iyo bajka uu ku yeelan doono altaqwa iyo pasawerkisaba

qofkuu seego bari lanbarkaas waxaa suragal ah in ay waxbadan dhaafaan marka 

laga reebo dhawr qof oo fasax qadatay

Sidaa soo kale bari madama malinkii kobaad ramadaan ay tahay dhamaan ardada waa loo ducaynayaa 

ee qofwalba haka so galo  ducadaas malinkaas barakaysana yeeysan ku seegin

Qofwalba Compuyutrkisa haka so galo  gacantana ha soo tagto sacada la is rabo waa bacda casar 

africa 3:30 galabnimo ee yurub time insha allah, Allaha kugu daro kuwa oofiya balanka 

oo maqala walidkooda labaad ee macalimiintooda 

waxaa laga codsanaya arday kastoo masuul ah in uu gaarsiiyo walaalhiisa kale si aad u heshaan 
Ajarka walkaga iyo dacwadad u shaqaysayba jzkl

Waxaa siqasa loga codsanayaa horjoogayaasha walaalaha iyo macalimntaba 

in ay arintaas u istagan sona aruurshaan ardada.



wabilahi tawfiiq wasalamu calekum wr wbrkt




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip