Jidka aad u marayso guurka waa nocee

0
Monday January 27, 2014 - 06:41:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2622
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Jidka aad u marayso guurka waa nocee

    Xaqiiqatan Qofka jidka uu u marayo meshuu u socdo uu ka dhumo waa dhib wayn dadbadan guurkii ayeey radinayaaan lakin wadadii irsaaqadaas lagu keeni laha mahayaan qarda jibaax ah jeexayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaqiiqatan Qofka jidka uu u marayo meshuu u socdo uu ka dhumo waa dhib wayn dadbadan guurkii ayeey radinayaaan lakin wadadii irsaaqadaas lagu keeni laha mahayaan qarda jibaax ah jeexayaan. Jidkii Janada?
Jidka Guurka?
Jidka Sharafta?
jidka canbixida?
Jidka iskoolka?
Jidka xaafada?
Jidka Magaalada?


Walashayeey Maxaad Luuqaaga u soo sartay Sawirkaan qurxoon

Walashayeey wajigaan iyo xubnahaagaan ninkii laha maad u qarisid soo ma ogid in ay amaano kugu yihiin oo aad nin u hayso maxaad amaanada u daycysaa

waa waxlaga naxo in ay caadi noqotay gabdhaha walaheyga ah in ay sawiradooda soo sartaan meshaan bobliga ah cajiib


إنَّ الروحَ الأمينَ نفث في روعي وأخبرني أنَّهُ لا تخرجُ نفسٌ حتى يستكملَ رزقها ، فأجْمِلُوا في الطلبِ ، ولا يحمِلَنَّكم استبطاءُ الرزقِ أن تطلبوهُ بمعاصي اللهِ ، فإنَّ اللهَ لا ينالُ ما عندَه إلا بالطاعةِ.

Wuxuu yiri nabigu malaku jibriil ayaa qalbigayga afuufay macnaa igu ilhaamiyay wuxuuna ii sheegay naf dhimanaysa in aysan jirin Ilaa Ay dhamaysato Risqigeedii Hagaajiya Oo Qurxiya Raadinta Dalabka Irsaaqada yeeynan idinku Xanbaarin Irsaaqada oo idinka soo dahda in aad ku raadisaan Macaasida alle in aad ku dhacdaan Alle Aktiisa waxa yaala laguma gaaro ilaa adeecidiisa mahanee


gabdha sawrkeeda u soo galinaysa halagu arko oo aad qaraxdid suuq fiicana aad heshid talow saas ma ku helysaa mise
guurkii fiicnaa ceel beey iskaga sii riday sidaas oo kale wilka samaynaya asaguna waa lamid anagase hada gabdhaha no daran

Mise ogyhiin walaheyga in ay kamid yihiin dadka alle iyo rasulkisa dhibaya madama sawrada dadka gala ay yihin kuwo alle iyo raslkisa dhibaya sada saxabadu quranka nogu fasireen

uduceeya dhalinyarada somaliyeed

Qofkii 100 jeer yiraahdo danbigiisa oo dhan wa lo dhafaa
wa danbiyada yar yarka sida isha iwm

"سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِه"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip