Ku baro Carabiga Luqada Somaliga

0
Thursday January 23, 2014 - 00:55:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku baro Carabiga Luqada Somaliga

    Cilmiga Naxwaha Mustawaha Koobaad Casharkii kobaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cilmiga Naxwaha Mustawaha Koobaad Casharkii kobaad

Waxaa hubaal ah dadbadan in uu dhibo cillmigaan


 الْكَلامِ عِنْدَ  عِلْمُ النَّحْوِ العَرَبِ يِّيُشْتَرَطُ فِيهِ الربع أمور

Kalaamka Hadalka Cilmiga naxwaha waxaa lo shardiya wixii laga helo afar arimood



:


1. أنْ يَكُونَ لَفْظًا in Uu noqdo( Cod )ama.(soot)ama d(hawaaq  iwm


1. وَاللَّفْظُ هُوَ الصَّوْتُ مِنْ حُرُوفٍ هِجَائِيَّةٍ مِثْلَ: مُحَمَّد، كَتَبَ، فِي...

Lafdiguna waa hadal ka kooban xarfaha luqada arabiga sida muxamed kataba wuu qoray fii iwm

maxa ka baxay mesha . wixii aan hadal ahayn oo dhan oo aan carabka loga dhawaqin sida

ishaarada timaamta . gacanta . qoraalka masej iwm

A pronounced word,لَفْظٌ , formed of phonemes of the Arabic language. 

A pronounced word

,لَفْظٌ , formed of phonemes of the Arabic language


2. أَنْ يَكُونَ مُرَكَّبًا Isi saar saran(jumlo )


أَيْ مُؤَلَّفًا مِنْ كَلِمَتَيْنِ أَوْ كَلِمَاتٍ رُكِّبَ بَعْضُها مَعَ بَعْضٍ مِثْلَ: الْعِلْمُ نَافِعٌ - دهب  مُحَمَّدٌ

laga alifay labo kalmadood ama kalmado  qaarba qarkoda kale loo geyay

sida cilmu naafic. الْعِلْمُ نَافِعٌ Cilmi naafic ah

Dahaba Muxamadun.   دهب مُحَمَّدٌ maxamed wuutagay.



qofkii intas fahmiwaya wa reermagalka kan uu fahmoyaa

Composed,مُرَكبٌ , of 2 words at least 



أَنْ يَكُونَ مُفِيدًا in uu yahay mid waxfaaidaynayo hadalku


أَيْ أَنْ يُفِيدَ السَّامِعَ مَعْنًى تَامًّا، مِثْل: الصِّحَّةُ نِعْمَةٌ

qofkaad la hadashay waa in aysan wali dhagtu u tagneyn oo uusan ka sugayn jawab

sida Asixatu Nimcatun الصِّحَّةُ نِعْمَةٌ> Caafimaatku waa nimco  .

laakin hadan dhoho sixatu  Edo xalimo wali jawab bey sugaysa hee ay ledahay

waa nimco markaad dhado ayuu noqonayaa mufiid oo ay ka faiday ahmiyada cafimaatka

َQofkii intas fahmiwaya waa reermagalka kan oo lacagta lagu qata uu fahmoya

 Meaningful,مُفِيدٌ , meaningful sentence



4. أَنْ يَكُونَ مَوْضُوعًا وَفْقَ الأُسْلوبِ الْعَرَبِيِّ

In Uu yahay mid u dagsan usluubka luqada carabiga

waxa mesha ka baxaya wixii aan carabi ahayn oo dhan tusale

. هل جاأ عبد الطبف cabdiladif cawa

 cabdiladif ma yimid ayaad tiri markaas ayaan kugu jawabay

yes or yeb or afcors waxas mahan kalam

dadka oo dhan wa fahmoyaan ilaa reer magaalka bes anan fahmoyin ayagana luqada lacagta iyo ilaxnimada ay fahmoyiin  Organized and structured in accordance with the rules of the Arabic language


Gunaanad kalaam wixii 4 arimod laga helo aya kalam ah

1. Lafdi hadal soot cod

2 murakab Isi sarsaran 2 erey iyo wixi kabadan

3. wax faaiidaynaya 

4 in uu yahay hadalkas luqada carabiga xarfaheda 28ka ah wax ka koban



hadaba الكلام

wuxuu u qaybsamaa 3 qaybood

Qabta kobad Isim أسم محمد علي فارح

sida . cali farax gedi guri casho xalimo foos farxiya farxaan guled altaqwa shukri najla zuneero shucayb farxaan salmaan iskoolka madrasada bangiga lamiga nadiyo ahlaam siman fatima foosiya idil

reermagalkena soodhawoo




اسم Consisting of: nouns

verbsor action   فِعْل   and particles


2. فعل

ficil waa wixii la sameyo action verp

والحرف جاأ لمعني Xaraf macno la yimid

Sida في علي هل


Gunaanad kalaamku wuxuu u qaybsama sedexaadn hose

 

-الِاسْمُ مثل محمد magac

-الْفِعْلُ ضرب يضرب إضرب ficil

-الْحَرْفُ .علي عن في هلxaraf

hadaba sedexaad qaybood kaliya weye luqada carabiga mid afarad ma helaysid

Su;alo.

Hadaba Ficil Maxa la Dhahaa 1.

2 ficilka iyo isimka maxaa lagu kala gartaa

Jawaabo

Ficilka waxaa ladhahaa wixii wakhti ku xiran sida wakhti tagay ama wakhti soo socda ama wakhti hada jooga

ficilka iyo isimka waxaa lagu kala gartaa calamado  badan ayuu isimku leyahay sidoo kale isimku malahan wax wakhti ah un waa magac naftiisa wax kaa tusaya

Icraab somali

Maxamed Wuubaxay

kee ficil ah kee isim ah

maxamed wa isim . wuu baxay waa ficil

waxaan ku gartay maxamed wakhti kuma xirno wuu baxayna waa wakhti tagay wax ku xiran


Calaamada labaad ee lagu garto fiilka waxaa ka hor mari kara oo uu qaadan karaa xarafka siin ama sowfa ama qad ama taa taada wa mida gabdhaha wana sida hose

السِّينُ siin    Wuu farxaya mujtahidku xiliga imtxaanka

سَـيَفْرَحُ الْمُجْتَهِدُ عِنْدَ الِامْتِحَانِ

hadaba awil waxay ahayd  يَفْرَحُ waxaad ku dartaa siin سَـيَفْرَحُ waxay noqotay wuu farxayaa  laakin isimka siin maqadan karo tusaale 

 محمد  siin ka hor mari سَـمحمد

يَكْتُبُ، الْكِتابُ. hadaba sidee ku kala oganaysa labadaan yaktubo iyo alkitaab ke magac ah kee ficil ah

waxaad ka hor marisaa labadooda xarafka siin kii qaata ayaa ficil ah

sida سيكب  wuu qorayaa  .... الكتاب  maqadanayo

qodobka labaad waa soowfa 2 سَوْفَ

hadaba  سوف تعلمون

taclamuuna maxaa ka hor maray waa soowfa taasina wa ficin

haye gali markaana labadoodii يَكْتُبُ، الْكِتابُ.

sidoo kale waxa lagu gartaa waxaa qad قَدْ


أَفْلَحَ الْمُؤْمِنُونََ...... قَدْ يَنْزِلُ الْمَطَرُ. 

muuminuuna iyo yansiluuna waxa ka hor maray qad hadaba waa ficil  lakin  lakin isimka qad ma qadan karo haye sidaadi ugu eeg qad ka hor mari labadan haye gali markaana labadoodii يَكْتُبُ، الْكِتابُ.

4


4 تَاءُ التَّأْنِيثِ السَّاكِنَةُ: Waa (T)reeban Gabdhaha)Qaas uleh

فَازَتْ مَرْيَمُ بِالْجائِزَةِ. ًabaalmarintii bey kugulaysatay maryamo

ficilka maxaad ku garatay waa taada gabdhaha ee gadaal ka raacday  markii hore wuxuu ahaa  فَازَ 
wuu guulaystay taa bagadal ka racday wuxuu ku faaidayay in uu yahay ficil






 














Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip