sababta loogu carooday culumada sacuudiga

0
Tuesday January 07, 2014 - 02:18:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    sababta loogu carooday culumada sacuudiga

    yaase u caroodayee maxay u nacbaadeen maxay u dacayadyadeeyan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

yaase u caroodayee maxay u nacbaadeen maxay u dacayadyadeeyan



Culumada Rabaaniyiintaa Waxaa Naca Uun Ehlu Bidaca

Waxaan arkayaa dad maalmahaan duraya culumada sacuudiga

Oo ku duraya dawlada sacuudiga ayeey u fatwodaan ama inqilabatkii dhulka carabtey ka hor yimadeen.

Horta ogaada culumadas laba qolo ayaa neceb

1 qolo waxay iska dhigaan in ay taagerayaan oo been abuur ayeey ka faafshaan waana kooxda shabaabka ama alqacida iwm oo waxay soo qataan adilo been abuur ah oo ay u tiirinayan culumadas iyo fiqiga oo ku qalocday

Tusaale sh maxamed cabdiwahaab waxa uu yiri qofkii alle cid aan ahayn u sujuuda ama caabuda ama baryo waa ku gaaloobayaa ama qofkii qaanuunka ama dastuurka xalaalaysta waa ku gaalobaya

Shabaabki wa so boodeen qofkii ay arkaan asagoo ku jira arinkas ama qanuun imw waxay dhaheen gaalbatahay sh maxamed cabdiwahabbas as yiri

Suufiyadiina waa soo boodeen waxay dhaheen wahaabiyadii baa na gaalaysiisay.

Labadaan qolo hal meel ayeey qaladka kawada fahmeen oo ah

Waxay kala garan wayeen mudlaqa iyo muqayatka ama caamka iyo khaaska

Sheekadii caamka ahayd ayeey qof ku dhajiyeen ama u fahmeen

Wixii caam ah iyo wixii khaas ah wa laba xukun

Tusaale فأولئك هم الكافرون ayadaan wa caam qofkii waxaas sameya wuxuu kamid yahay gaalada

Sidaas oo kale nusuustii ama adiladii maysan jamcin

Labadaas qolo ayaa cadaw u ah culumada xaramka iyo beytka alle oo labaduba ka ben abuurta

Labadaas qolo been abuuradooda ay ku been abuurtaan sh islaam ibnu taymiya iyo sh maxamed cabdi wahaab waxaa ku cadaayn dona maqalaka hoose oo aan ka qoray March 1, 2012

http://halgan.net/2012/03/garab-marka-dhalinta-ururka-al-shabaab-manhajka-ehlu-sunah-wal-jamaacah/

Qolada labaad ee neceb culumada sacuudiga ama dawlada sacuudiga siyaasadeda

Waa qolyaha taageeray fawdadii ka dhacday wadamada islaamka iyo mudahaaradii ka dhacay masar yemen iyo kuwa lamidka

Hadaba culumada sacudiga waa ka horyimadeen waana inkireenwaxayna shegeen in aysan diinta wafaqsaneen

Dawlada sacuudiguna siyaaso ahaan waa uga hortaktay sababto ah haday hashu si badato ayaguna jogi mayaan oo wa laga tuurin marka wa in ay fikirki iikhwaan muslimiinku wateen ka hor tagaan

Waxaan u sheegayaa qolyaha afkaartaas taageersan ee neceb culumada sacuudiga

Horta dagaalka ikhwaan muslimiinka iyo culumada sacuudiga hada ma bilaaban

Ikhwaan muslimiinka waxaa hogaaminayay xasan bana iyo sayid qudub oo laba suufi ahaa oo ah asaasayaashii xarakadaas kuwaas oo sabab u ah amaba aminsan inqilaab dagaal xabad waa la ogyahay ila wagii la asaasay 1927 ilaa mantay aan jogno isku si bey fawdada u wadan waligodna ma gulaysan inta ay qofdilen ama madax layena xisab malahan ayagaan adhalay kooxaha calam islaka kajira am dhibka kawada ila aljeeriya ilaa somaliya ayagaana laga bartay ikhtiyaalka ama afka la soo duubto

Culumada sacuudiguna sidaas ayey u radin jireen usaama bin laadin oo jawaan lacag ah wata ayeeyayaa ayman dawaahiri ka helay afqanastaan irbadii sunya ahayd ayuu ku dhuftay

Culumada sacuudiguna wa radisay

Hadaba ninkaan wax ogaynoow mantay ogoow qolyahaas suufiyada ah ee aminsan fawdada inqilaabka mudaharaatka culumada ehlu suna ee rabaaniyiinta waligod wa ka soo horjedeen

Maxaa la isku hayaa calam islamka

Dagaalka wadada ka dhexeeya muxu yahay

a. Qolo waa niman xukun doon ah oo kursigaas iyo jagadaas sidii ay ku gaari lahayeen waa u marayaan ama xabad ha ku so dhacsadaan ama dimiqraadiyad siyaasad qaanuun gaalo xisbiyo hanta wadag fowdo dacayad waxay rabaan ha u mareen hadafkoodu waa kursigas wakhti kasta ha ku qadato

b. Culumada sacudiga tas ma aaminsana waxay aminsan yihiin in madaxda islaamka kuwooda xun xun iyo kuwooda fiic fiicanba loo sabro in aan kursiga lagu radin Karin darqyadas oo dhan ee dadka wa in waxlabara caqidada la dhisaa dadku markaas ayagaa dawlad ah

Habada dagaalka wa intaas

Qolo kale oo sedexaad oo iska dhiga in ay qabaan fikirka culumada sacuudiga ayaa soo baxay oo yiri madaxda wa in loo sabraa lakin mudaharaatku wa banana yahay mudaharaat ban uga ridaynaa cajiib mudaharaatku soo fawdadii un mahan soo wixii dhacay hada dhacay mahan.

Ogaadana islaamka oo dhan in uu isku racay in madaxdaa loo sabro 4 madhabadood iyo ehlu suna oo dhan

Hadaba mel fog adi mayo laba shekh oo aad taqanaan kuna kalsoontihin ban idin kenin ee fawdada joojiya

Kani wa sh islam

قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله:

«ولهذا كان من أصول أهل السنة والجماعة: لزوم الجماعة، وترك قتال الأئمة، وترك القتال في الفتنة، وأما أهل الأهواء كالمعتزلة فيرون القتال للأئمة من أصول دينهم، ويجعل المعتزلة أصول دينهم خمسة؛ التوحيد الذي هو سلب الصفات، والعدل الذي هو التكذيب بالقدر، والمنزلة بين المنزلتين، وإنفاذ الوعيد، والأمر بالمعروف والنهي عن المنكر الذي منه قتال الأئمة

Kanina waa cuthaymin oo lehmadaxda lagama hor iman karo xataa haday khamri cabaan sineeystaan tuugo yihiin wagagac

قال

مهما فسق ولاة الامور لا يجوز الخروج عليهم ولو شربو الخمر, لو زنو ,لو ظلموا الناس لا يجوز الخروج عليهم .شرح الرياض الصالحين 4؟514

وقال رحمه الله ليس معني ذالك أنه اذا أمر بمعصية تسقط طاعته مطلقا ! لا انما تسقط طاعته في هذا الأمر المعين الذي هو معصية الله أما ماسوي ذالك فانه تجب طاعته .شرح الرياض الصالحين

Haduu xuman ku faro xumanta ku racymayso laakin tas macnahedu mahan in ay ka dhacday dacadiisii





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip