TafsiirkaSUuratu Fadarat

0
Tuesday December 17, 2013 - 07:16:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 1
  • Share via Social Media

    TafsiirkaSUuratu Fadarat

    Doqoni Calaf Maleh Danbeeye Magaaro Tareenkaan Duulaya Cidii Ka Harta Ayada Weeye Cadudaar MaLihid Kurigagad Jogtaa Shaaha |Soo Karso Asagaaga Ha Kaharin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doqoni Calaf Maleh Danbeeye Magaaro Tareenkaan Duulaya Cidii Ka Harta Ayada Weeye Cadudaar MaLihid Kurigagad Jogtaa Shaaha |Soo Karso Asagaaga Ha Kaharin Ogoow Wax Walba Saan Beey u Dhamaan Una Biloowdaan





Suuratul Infidaar

سورة الإنفطار

Goortii Samada go’go’da (dillaacda)

إِذَا السَّمَاءُ انفَطَرَتْ﴿١

Goortii xidiguhuna soo daataan.

وَإِذَا الْكَوَاكِبُ انتَثَرَتْ﴿٢

Goortii badahana lays ku furo.

وَإِذَا الْبِحَارُ فُجِّرَتْ﴿٣

Goortii xabaalahana lasoo bixiyo.

وَإِذَا الْقُبُورُ بُعْثِرَتْ﴿٤

Waxay ogaan Naf walba waxay hor marsaday iyo waxay dib marsaday.

عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ﴿٥

Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga Sharafta leh.

يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ﴿٦

Rabigii ku abuuray kuna ekeeyay kuna simay.

الَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّاكَ فَعَدَلَكَ﴿٧

Siduu doonana kuu sameeyay.

فِي أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَاءَ رَكَّبَكَ﴿٨

Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta.

كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِالدِّينِ﴿٩

Korkiinanna waxaa ah Malaa’ig idin ilaalinaysa.

وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ﴿١٠

Sharafna leh waxna qoraysa.

كِرَامًا كَاتِبِينَ﴿١١

Wayna Ogyihiina waxaad falaysaan.

يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ﴿١٢

Dadka baariyaasha ah waxay ku sugan yihiin Naciima.

إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ﴿١٣

Kuwa dambiilayaasha ahna waxay ku sugan yihiin jaxiima

وَإِنَّ الْفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ﴿١٤

Wayna galayaan <jaxiima> maalinta abaal marinta.

يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ الدِّينِ﴿١٥

Mana aha xageeda kuwa ka maqnaanaya.

وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَائِبِينَ﴿١٦

Maxaa ku ogaysiiyay maalinta abaal marinta.

وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ﴿١٧

Katib maxaa ku ogaysiiyay maalinta abaal marinta.

ثُمَّ مَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ﴿١٨

Waa maalint ayna u hannan karin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa leh sugnaaday Allaah.

يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْئًاۖوَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّـهِ﴿١٩





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip