Baraarug 2 Shaqat

0
Wednesday December 11, 2013 - 07:06:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2127
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Baraarug 2 Shaqat

    Waa Malinkii Koobaad Ee Aad Saaxada Altaqwa Ama Webka Qaybtiisa Banaanka U Soo baxdeen Hadaba Mesha halaga Kaco Asxbaata taktay Halaga Daba tago Alle Hala talo Saarto Hala Baryo Xagiisa Haloo Cararo Barakumulahu Fikum

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Malinkii Koobaad Ee Aad Saaxada Altaqwa Ama Webka Qaybtiisa Banaanka U Soo baxdeen Hadaba Mesha halaga Kaco Asxbaata taktay Halaga Daba tago Alle Hala talo Saarto Hala Baryo Xagiisa Haloo Cararo Barakumulahu Fikum




Suuratul Inshiqaaq

سورة الإنشقاق

Marka Samada Jeexjeexanto <Qiyaamaha>.

إِذَا السَّمَاءُ انشَقَّتْ﴿١

Oo ay addeecdo Rabigeed xaqna looga dhigo addeecidiisu.

وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ﴿٢

Goortii Dhulka la fidiyo.

وَإِذَا الْأَرْضُ مُدَّتْ﴿٣

Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira kana madhnaado.

Oo ay addeecdo Rabigeed xaqna looga dhigo addeecidiisu

وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ﴿٤

وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ﴿٢

Dadoow waxaad la dhibtoon oo aad camal la samaynaysaa dhib ah xaga rabigaa waadna la kulmi.

يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَاقِيهِ﴿٦

Ruuxii kitaabkiisa laga siiyo middigta.

فَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِيَمِينِهِ﴿٧

Waxaa la xisaabinayaa Xisaab fudud.

فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا﴿٨

Wuxuuna ku laabanayaa ehelkiisa <ehelka janada> asagoo faraxsan.

وَيَنقَلِبُ إِلَىٰ أَهْلِهِ مَسْرُورًا﴿٩

Ruuxiise kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa.

وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاءَ ظَهْرِهِ﴿١٠

Wuxuu u yeeranayaa Halaag.

فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا﴿١١

Wuxuuna galayaa Naarta Saciira.

وَيَصْلَىٰ سَعِيرًا﴿١٢

Wuxuu ahaa ehelkiisa markuu la joogay mid faraxsan.

إِنَّهُ كَانَ فِي أَهْلِهِ مَسْرُورًا﴿١٣

Wuxuuna malaynayay inusan Eebe usoo noqanayn.

إِنَّهُ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ﴿١٤

Saas ma aha ee Rabigii wuxuu ahaaday mid arka.

بَلَىٰ إِنَّ رَبَّهُ كَانَ بِهِ بَصِيرًا﴿١٥

Waxaan ku dhaartay <buu yiri Allaah> midabka Qoraxda markii ay dhaceesa

فَلَا أُقْسِمُ بِالشَّفَقِ﴿١٦

Iyo habeenka iyo waxuu qariyay.

وَاللَّيْلِ وَمَا وَسَقَ﴿١٧

Iyo dayaxa markuu dhamaystirmo.

وَالْقَمَرِ إِذَا اتَّسَقَ﴿١٨

Waxaad maraysaan Xaalad Xaaladkale ka danbeesa.

لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٍ﴿١٩

Dadka maxaa u sugnaaday ee la rumaynwaayeen <Xaqa>

فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ﴿٢٠

Marka Qur’aanka lagu aqriyana aysan la sujuudaynin.

وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ الْقُرْآنُ لَا يَسْجُدُونَ۩﴿٢١

Saas ma aha ee dadka Gaaloobay way beeniyeen <Xaqa>

بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا يُكَذِّبُونَ﴿٢٢

Allaahna waa ogyahay waxay qarsanayaan.

وَاللَّـهُ أَعْلَمُ بِمَا يُوعُونَ﴿٢٣

Ugu bishaareey Cadaab Xanuun badan.

فَبَشِّرْهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ﴿٢٤

Kuwii Rumeeyay moyee camal wanaagsana falay waxay leeyihiin ajir aan go’ aynin

إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ﴿٢٥





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip