Login | Forgot Pass | Register

Muxadaro Qoraal ah oo Ku sabsan Fadliga Quraanka

0
Wednesday September 04, 2013 - 22:48:16 in Qisooyin Iyo Qoraal Cibro Qaadasho Leh by sidqi lilaahi
  • Visits: 5088
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Muxadaro Qoraal ah oo Ku sabsan Fadliga Quraanka

    Ka Faa'iideysi Wacan Walaalaha Qoraalkan Qiimaha badan!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka Faa'iideysi Wacan Walaalaha Qoraalkan Qiimaha badan!

 

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

ALXAMDULILAH NAXMADUHU SUBXANAHU AN HADAANA LIL ISLAAM

WAJACALNAA BIFADLIHII WARAXMATIHII MIN UMATI QAYRIL ANAAM

WAYSARA LANAA TILAAWATAL QUR .AAN WANAS ALUHU AN YAJCALANAA WA

IYAAKUM MIN AHLIL QUR . AAN AHLILAHI WAQAASATIH WA ASH HADU AN LAA

ILAAHA ILALAHU WAXDAHU LAA SHARIIKA LAHUL MALIKUL CALLAAM

WA SHHADU NNA SAYIDANA WANABIYANA MUXAMADAN CABDUHU

WARASUULUH MAN SALAA WASAAMA WAQAAMA WATALAL QUR .AAN

SALAWATULAHI WASALAAMUHU CALAYH WACALAA SAA IRIL ANBIYAA I

WA AALI KULI MUNHUM WASAXAABATIHIM AJMACIIN AMAA BACDU FA

ACUUDU BILAAHI MINA SHAYDHANI RAJIIM BISMILALI RAXMANI RAXIM

الله نزل أحسن الحديث كتابا متشابها مثاني تقشعر منه جلود الذين يخشون

ربهم ثم تلين جلودهم وقلوبهم إلى ذكر الله ذلك هدى الله يهدي به من يشاء ومن

يضلل الله فما له من هاد( 23

QAALA LAHU TABARAKA WATACAALA

ولقد ضربنا للناس في هذا القرآن من كل مثل لعلهم يتذكرون

قرآنا عربيا غير ذي عوج لعلهم يتقون

WAQAALA TACAALA

لَوْ أَنْزَلْنَا هَٰذَا الْقُرْآنَ عَلَىٰ جَبَلٍ لَرَأَيْتَهُ خَاشِعًا مُتَصَدِّعًا مِنْ خَشْيَةِ اللَّهِ ۚ وَتِلْكَ الْأَمْثَالُ نَضْرِبُهَا لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمْ

يَتَفَكَّرُونَ

WAQAALA TACAALA

وَلَقَدْ يَسَّرْنَا الْقُرْآنَ لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ

WAQAALA TACAALA

﴿ إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ ﴿٢٩﴾

لِيُوَفِّيَهُمْ أُجُورَهُمْ وَيَزِيدَهُم مِّن فَضْلِهِ إِنَّهُ غَفُورٌ شَكُورٌ} [فاطر:29-30

وعن عثمان بن عفان رضي الله عنه قال‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏"‏خيركم من تعلم القرآن وعلمه‏"‏ ‏(‏‏(‏رواه البخاري‏)‏‏ ‏‏.

عن أبي أمامة رضي الله عنه قال‏:‏ سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول‏:‏ ‏"‏ اقرءوا القرآن فإنه يأتي يوم القيامة شفيعًا لأصحابه‏

مَنْ قَرَأ حَرْفاً مِنْ كِتَابِ اللهِ فَلَهُ حَسَنَةٌ ، وَالحَسَنَةُ بِعَشْرِ أمْثَالِهَا

لاَ أقول : {ألم} حَرفٌ ، وَلكِنْ : ألِفٌ حَرْفٌ ، وَلاَمٌ حَرْفٌ ، وَمِيمٌ حَرْفٌ»

وعن عائشة رضي الله عنها قالت‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏"‏الذي يقرأ القرآن وهو

ماهر به مع السفرة الكرام البررة، والذي يقرأ القرآن ويتتعتع فيه وهو عليه شاق له أجران‏"‏ ‏

إنَّ اللهَ يَرْفَعُ بِهَذَا الكِتَابِ أقْوَاماً وَيَضَعُ بِهِ آخرِينَ

IKHWAANI WA AQAWATII ALXM ILAHAY INUU QEERATKA NA

WAFAJIYAY MUSLIMINA NAGA DHIGAY NOONA NICMEEYAY

NICMA TII UGU WEENAYD OO NA SIIYAYNA WAA QUR. AANKA

QUR . ANKA WAA KALAMULAH WAA HADALKA ILAAHAY

KALIMADA HAD IYO GOOR QIIMAHEDA WAA QIMAHA MESHA

AY KA SOO FUSHO WAAYE NIN ISKA CAADI AH WADADA MARAAYA

KALIMADOO YIRI IYO NIN MADAXWAYNE KALIMADO YIRI WA KALA

CULUSYIHIIN NINKAA WADADA MARAAYA HADEE HADUU KALIMAD

YIRAAHDO KALIMADIISA WAXAY QIIMA LEEDAHAY MALE

AMA HADAY QIIMA LEEDAHAY ASAGA DHAFI MAYSO IYO

QOFKA OO YAQAAN LKN NIN MADAXWAYNA AH AMA

BOQOR AH HADUU KALIMAD YIRAAHDO DE ADUUNKA DHAN

BAA LAGA SHEGA OO SAASO YIRI BAALA ORANAAYA

KALIMADA MESHA AY KA SOO FUSHAY BAA LAGA YAABA KAAS

SUUQA JOOGA INUU KA HADAL FIICANYAHAY MUHIMADA WAA

MESHA AY KA SOO FUSHAY BAA LA FIIRINAYA MASDARKEDA

NINKA WAYN EE GURIGA JOOGA IYO ILMAHANA ISKU KALIMAD

MA AHAN ILMAHA YAR WAXAY ORAN KARAAN AABAHAY BAABUR

BOO IISOO IIBIYE NIN KASTOO MAQLAA HADALKAAS WAXOO UHASTA

AMA UQADANAYA BAABUR LAGU CIYAARAYA INUU YAHAY

LKN MID WAYNO LA WADAAYO INUU YAHAY UMA QADANAYO

WAXAA LAGA YAABA INUU YIRAAHDO DIYAARAD BOO AABAHAY

IISO IIBIYE NIN KASTOO MAQLA DIYARADA UMA QADANAYO TAN

DUUSHA EE QAARADAHA KALE DADKA GAYSA MAXAA YELAY

HADALKIISA WAXUU DAJINAAYA MANZILADIISA AMAA NINKA

WAYN HADUU DHAHO GAARI BAAN IIBSADAY DEE GARI BAA LOO

QADANAYA SOOMA AHAN HADUU MAL QABEEN YAHAYNA OO YIRAAH

BAABUR FIICAN BAAN IIBSADAY KAN UGU FIICAN BAAD UQADAYSA

HADUU NIN ISKA DHEX DHAXAD YAHAYNA MID ISKA CAADI AHOO

MUSTACMAL AH BAAD UQADANAYSA AL MUHIM WAXAAN UGA JEEDA

INSANKA HAD IYO GOOR KALIMADA MESHA AY KA SO FUSHO AYAY

QIIMA HEEDA LEEDAHAY QUR .AANKU WAA KALIMATU LAAH

ALLAAH BAA HADLAY JALLA JALAALUH WALAA ILAAHA QAYRUH

HADAN FADLI KALE UUSAN JIRIN TAASABA KU FILNAAN LAHAYD

FADLI KALE HADUUSAN JIRIN WATAN NABIGA OO ORONAYO CSW

WAFADLU KALAMILAH CALAA SAA IRIL KALAAM KAFADLILAHI

CALAA SAA IRI QALQIHI ALLAAH OO QAALIQU KULI SHAY AH

IYO MAQLUUQ MACDUUM AHON JIRIN OO ISAGU ABUURAY MAA

LA ISKU SOO QABAN KARAA LISUMA SOO QABAN KARO

KADAALIKA SAASAY UKALA DUBANYIHIN MARKA HADALKA ILAHAY

WAX LA MID AH MA JIRO WA ACDAMU SHAY HADAN HADAL KALE

JIRI LAHAYN OON TACSIRIN LAHAYN OON FUDUDYN LAHAYNE

MABA AANAN XAMBARI KARAYN MANA AANAN KU QOLI LAHAYN

MANA AQRIYI KARAYN MANA AANAN MAQLI KARAYN

HADAN MAQALNO HORAN KA WADA DHIMAN LAHAYN

INAAN KU DHAWAQNO ISKABA DAAYE LKN TAYSIIR BAA JIRO

ILAAHAY BAA SAHLAY WALAQAD YASARNAL QUR AANA LIDIKRI

FAHAL MIN MUDAKIR ALLAAH WAXUU NOO SHEGAY BUURUHU

INAY XAMBAARI KARI WAYEN لَوْ أَنْزَلْنَا هَٰذَا الْقُرْآنَ عَلَىٰ جَبَلٍ لَرَأَيْتَهُ خَاشِعًا مُتَصَدِّعًا مِنْ خَشْيَةِ اللَّهِ ۚ وَتِلْكَ الْأَمْثَالُ نَضْرِبُهَا لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمْ

يَتَفَكَّرُونَ

BUUR MA AYSAN XAMBAARI KARTENO WAXAD ARKI LAHAYDEN

BURTASO BUR BURTAY BAAD ARKI LAHAYDEN BUURTI DHAGAXA

AHAYDO JAMIGA AHAYD BAA XAMBARI KARI WAYDE

ADIGINA HADALKA ILAAH WAAD MAQLAYSA QAFLANADNA KU JIRTA

WARBA KAMA HAYSID WAA INAA HALKAA KA WAANA QAADATO WEYE

MARKA WALALAYAL QUR AANKU WAA ACDAMU HADIYAH ACDAMU

NICMA OO ILAAHAY UMADAN OO SIIYAY WEYE SAAD LA SOCOTAN

NABIYADII HORE SALAWATULAHI WASALAAMUHU CALAYH

NABI KASTAA ILAAHAY WAXUU SIIN JIRE MUCJISO AY DADKA

AY KU RUMEYAN MUCJISO WAXAA LOOLA JEDA WAX QAARIQUL

CAADAH CAADADA WAX KA BAXSAN WAXAANU DADKA AYNA SAMAYN

KARIN BIDHABICATI AYNA USMAYN KARIN ILMA YARO INTA U

DHASHAY HADLAY CADO MA AHAN WAA QARIQU LIL CAADAH

UL YAROO INTA BADA SAA LOOGA DHUFTAY AY LABA IYO TABAN

WADO WAWAEYNO AYNA WALIGED BIYA AY SO MARINO KALE

AY NOQOTAY CAADO MA AHA WAA QARIQUL CAADAH

BUUR HALKAANO DHAGAXOO AMLASO ISKA INGAGAN IN

HAL ILMAHEDI WADATO KA SOO BAXDO WAA SHAY QARIQUL CADA AH

MAYD DHINTAYOO SANAWAD FARA BADAN DHINSANAA

INTUU NABI NABIYADA KA MID AH UYIMAADO KAC YIRAA INUU KACO

WAA SHAY QAARIQUL CAADA AH OO DADKA AYNA HORE U AQON WEY

WAA MUCJIZATUL ANBIYAA BAY KA MID TAHAY WAHAA KADAA

ILAAHEY QUR.ANKO NOOGU SHEGAY MUCJISATAL ANBIYA

SIDAY AHAYEN HAA MARKA NABI WALBA MUCJIZADASI WAXAA LA

SOCOTAY TAXADI OO ORONAYO TANOO KALE MA SAMAYN KARTAN

SOOMA AHAN HADEE IRUMEEYA NABI MUSE FIRCOON BOO UYIMID

MAXAAD WADATA BOO YIRI OO NA TUSIN KARA INAAD RUN SHEGEYS

USHII BOO LA SOO BAXOO DHULKO KU DHUFTOO ABEESA WAYN

BAY NOQOTO OO IYADOO KALE AAN WALIGED LA ARAG

GACANTIYO OLALAYSOO USOO SAARAYO OO IFTINKEDA LALA YABO

MARKAA BOO SIXIR BOO UQAATAYO ILEN SIXIRKA IYO WAX BOO KA

SHA SHAQAYN JIREE WAA TII SAXARADA OO UYEERAYO YIRI

WAA ILAHAY WAA KII SXARADA AY JABEEN WA ILEEN

WAX XAQIIQA AH WEEYE INDHA SARCAD MA EHE

WA XAQIIIQA ILAAHAY BAA XAQIIQA AHAAN UBADALAY

YAFCALO MAA YASHAA ILAHAY WAXUU DONU SAMAYN KARAA BOO

YIRI MARKA MUCJIZADKAS WAXAA ANBIYADA ILAHAY USIINAYE IN

DADKODU AY KU RUMEYAN AY GARTAAN WAXANI IN WAX

XAGA ILAHAY KA SOCDA INAY YIHIIN NABIYULAHI MOXAMED SC W

NEBIGENI MUCJIZADKAA NOOCASO FARA BADAN WUU LAHAA

A IMADA QARKOD KUN MUCJIZO KA BADAN BAY NEBIGA UTIRIYEN

SIDA IBNU SALAAX SHEGYO RAXIMA HULAHU WAQAY RUH

KUN MUCJIZO IN KA BADAN BAA NABIGA U TIRII OO FARA BADAN

LKN MUCJIZADII UGU WAYNAYD EE UGU QIIMA BADNAYD EE AAN

IYADA KALA GO AYNIN ILAA YOOMAL QIYAAMANA JIRAYSA

QUR.ANKAY AHAYD QUR. ANKA AYAY AHAYD

QUR. AANKA ILAAHAY MUCJIZADIISI UGU WEENAYD KA DHIGAY

QUR ANKA DADKA IYAGA AFKODA LAGU SOO DAJIYE DAD WAXAY

AHAYEN FASAAXA LEH OO BALAAQA LEH OO SHICIR IYO GABAY IYO

INTABA KU TARAX TAGAY OO CARABTA UGA DANBESAY AHAYEN

DADKII NOOCAAS AHAA BAA WAXAA LA YIRI HAL SUURAD KEENA

SOOMA LEDIHIN QUR. AANKA ILAHAY AKTIISA KAMA IMAAN

WAAYAHE AFKIINI WAAYE XURUFTIINI BOO KA KOOBAN YAHAY

SIDEED IYO LABATANKA XARAF ALIF BAA TAA BOO KA KOBAN YAHAY

BAL HAL SUURAD KEENA TABAN SURAD KEENA MA KENI WAYSEN

HAL SURAD KEENA MA KENI KARTAN HAL AYAD KEENA MA KENI

KARTAN KA BACDI BAA WAXAA LA YIRI

قُلْ لَئِنِ اجْتَمَعَتِ الْإِنْسُ وَالْجِنُّ عَلَىٰ أَنْ يَأْتُوا بِمِثْلِ هَٰذَا الْقُرْآنِ لَا يَأْتُونَ بِمِثْلِهِ وَلَوْ كَانَ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ ظَهِيرًا

Tekstboks: قُلْ لَئِنِ اجْتَمَعَتِ الْإِنْسُ وَالْجِنُّ عَلَىٰ أَنْ يَأْتُوا بِمِثْلِ هَٰذَا الْقُرْآنِ لَا يَأْتُونَ بِمِثْلِهِ وَلَوْ كَانَ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ ظَهِيرًا

WXAD KU TIRAA BAA LA YIRI ISKA DHAAF ADINKE ISKA DHAAF

QABIILKINA YAR YARE REER QURAYSH IYO CARABE

ADUNKO DHAN DADKA JOOGA HADAY ISKU TAGAAN

JINIGANA UKAAL MAYSTAN OO JINI IYO INSI ISKU TAGO

INAY QUR. AANKANO KALE LA YIMADAN LAMA IMAAN KARAAN

HABA ISU KALMEYAN HADAY RABAANE وَلَوْ كَانَ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ ظَهِيرًا

LI ANNA KALAMULAH SEY UKEENI KARAAN ASAGOO KALE

MA KEENI KARAAN LAA YATUUNA BIHI ILAHAY MARKA

BALAAQADA IYO CADAMADA IYO WENANTA QUR.ANKA ILAHAY

OO SIIYAY SAASO KU MUUJIYAY NABIGENA CSW BOO

WAXUU UGA DHIGAY MUCJIZA WALAALAYAL TOWFIQDA ALLAHA

NAWAFAJIYO MAJLISKAN AAN ISUGU NIMIT INAANA YACNII AAN ISKU

DAR DAARANO QEYR ISU DAR DARANO WAXAA LA YIRI KALIMADA KU

SABSAN QUR .AANKA KU SABSAN KA HADAL QUR AANKA

KA HADALKISA MAXAA LAGA HADLI KARAABA WAA BIL DHAN

HADII LA WADAA LA DHAMAYN MAAYO LKN WAXAA ISU WAANINAYNA

OON ISU DAR DARMAYNA OO DADKA WALALAHAY AQRISANAAYA

AAN UDAR DARMAYA IN AAN QURANKA KU DADALNO OO QUR ANKA

AANU BARANO OO AANU AQRISANO OO ILAHAY WAXUU NA SIIYAY

IMKAANIYO NA SIIYAY AANA QURANKA KU XIFDIYI KARNE

AANU QUR.ANKA XIFDINO OO QUR AANKA KORKA KA QABANO

OO UBADKENA QURANKA KULA DADALNO FADAA IL FARA BADAN

OO QUR .AANKU LEEYAHAY OO WAX KALE LO SHEGIN BAA JIRA

ALLLAH JALLA JALAALUHU KOONKAN DADKA JOGA OO DHAN

IYA MAQLUQADKA JOGTA OO DHAN ILAHAY WUU MAQLAA WAA SAMIC

ISMACU KULA SHAY ILAHAY WUU MAQLAA

LKN WXUU SI GAAR AH UDHAGAYSTAA BAL UFIRSO HADE

MAQALKA ILAHAY WAA WAXA WAYE WAA SHAMI LI KULI SHAY

ILAAHAY SUBXANA WATACALA MAQAL MAQAL KALE KA QARINAYA

MAJIRO QURANJADA ADUNKA UGU YAR EE HABEN MUGDIYA GUD CUR

KU JIRTA OO WALIBA BUUR HOSTEDA MARAYSA ISKA DHAF WAXAY

KU DHAWQDO EE SOCODKA AY SOCOTO EE LUGAHEDA YARE AY KU

SOCOTO SHANQADHA KA DHACAYSA ILAHAY WUU MAQLAAYA

JALLAH JALAALUH MALAYGA MALAYGA OO ADUUNYADA UGU YAR

KALUNKA UGU YAR EE FIQACIL BIXAR LAGA YAABA INUU KONTON

AMA LABTAN AMA LEXDAN KILO MITIR DHULKA BADA AH UJIRO

BOQOLAAL KIILO MITIR WAXA OO KU DHAWAQO IYO SHANQADHISA

IYO BALASHISA MARKA OO DABALANAYO ILAHAY WUU MAQLAYA

ALLAHU YASMACU KULA SHAY SAMCIGA ILAHAY MAXDUUD MA AHA

ILAHAY SUBXANA WATACALA INSANKA SAMCI BOO USAMEEYAY

MAQAL BOO USAMEEY MAQALKAAGU WAA MAXDUUD

GIDAARKA WAX KA SHI SHEEYA MA MAQLI KARTIT

HADII DAD BADAN WADA HADLAAN ANIGA IMA MAQLAYSAN

LAA BUDA WA INAAD MEEL KALIY UUN MAQASHAA

SEDAX QOF WADA HADLAY LAA YUMKIN INAAD LABA QOF OO WADA

HADASHAY INAAD ISKU SI UMAQASHID LAA MA MAQLI KARTIT

WAA INAAD MID UUN MAQASHAA KAN KALE AAMUS WA INA TIRAA

KAN AAN DHAGAYSTE ILEEN MAQALKAGU WAA MAXDUUD WA

KOOBAN YAHAY LKN SAMCIGA ILAAHAY WAA QAYRU MAXDUUD

MAQLUUQADKASO DHAN ISKU MAR BUU MAQLAAYA

ALLAAH SUXBAANAH JALLAH JALAALUH IYADOO MAQALKA

ILAAHAY SIDA YAHAY YAA HADANA SI GAAR AH WAXA OO

UDHAGAYSTAA ILAAHAY JALLA JALAALUH

SI GAAR AH WAXA OO UDHAGAYSTA QUR. ANKA SOD QURUXSAN

LUGU AQRIYE NABIGA WAA KAN ORANAYO CSW

مَا أَذِنَ اللَّهُ لِشَيْءٍ مَا أَذِنَ لِنَبِيٍّ حَسَنِ الصَّوْتِ يَتَغَنَّى بِالْقُرْآنِ ، يَجْهَرُ بِهِ

YAJHARU BIL QUR .AANI YATAQANA BIHI QUR .AANKA KU SODENAYA

OO SOOD QURUX BADAN KU AQRINAYA WAXUU ILAHAY SI U

UMA DHAGAYSTO SI UU KAASO KALE UDHAGESANAYO LEYAHAY

NAGIGA CSW MARKAA ILAHAY SUBXANAHU WATACAALA YACNI

QUR .AANKA FADLIGA OO NA SIIYAY EE UU NA WAFAJIYAY INUU NO TAYSIRIYAY OO NOO SAHLAY OO XIFDIYI KARTO AAD BARAN KARTO

QUR. AANKA BARASHADISU WAA BARAKA FIDUNYA WAL AAQIRAH

MOWCIDU KUU YAHAY OO ILAHY BAA KUGU WANINAYA SUBXANAH

WATACALA

ياأيها الناس قد جاءتكم موعظة من ربكم

وشفاء لما في الصدور

وهدى ورحمة للمؤمنين

DAD YAHAW QAD JAA AKUM WAXAA IDIN YIMID MOWCIDATUN MIN

RABIKUM WAANO RABIGIN XAGIIS KA TIMID SUBXANAH WATACALA

ILAAH BA KU WAANINAYA MAXAAD CID KALE WANADIS KA

DHAGESANAYSA ALLA KU WAANINAYA JALLA JALAALUH

WASHIFA UL LIMAA FISUDUUR LAABTANA SHIFAA BOO UYAHAHAY

OO ILAAH SUBXANAH WATACAALA CAFIMAD BOO KUGU SIINAYA

DAAHIRAN WABAADHINAN WAHUDAN WARAXMATUN LIL MUHININ

QUL WAXAA TIRAAH BIFADLIAHI WABIRAXMATIHI QUR. AANKA FAL

YAFRAXUU HADAY WAX KU FARXAYAN QUR AANKA HAKU FARXEN

huwa qayrun min maa yajmacuun asagaa ugu qeer badan wax alla

waxay dadku ugu sareyano aduunyo ay ku mashqulsanyihin

qur aanka ka qeer badan marka walala yal towfiqda allaha na wafajiyo

qur.anka fadligisa lama koobi karo wax yaalaha ilahay yacni logu

dhawado ugu fadli badana waa kalaamuhu waa shayga kaliya

ee ilahay jalla jalaaluhu oo ka simay ajarkiisa kan macnihisa

fahmaya iyo kan aan macnihisa fahmaynin macnihiisa ama fahan

ama ha fahmin ilaah ajarkisa woo ku siinaya inkastoo ninka

macnihiisa fahmaya oo ka faa ida badanyahay woo ka faa ida badan yahay lkn ajarka lama oranin waxoo qaas uyahay ninki macnihisa uun fahmaya lama oran مَنْ قَرَأ حَرْفاً مِنْ كِتَابِ اللهِ فَلَهُ حَسَنَةٌ ، وَالحَسَنَةُ بِعَشْرِ أمْثَالِهَا

لاَ أقول : {ألم} حَرفٌ ، وَلكِنْ : ألِفٌ حَرْفٌ ، وَلاَمٌ حَرْفٌ ، وَمِيمٌ حَرْفٌ

boo nabiga yiri csw xaraf qur. aanka ka mid ah ninkii aqriya

ilaahay xasano ku siinaya xasanadasna taban laab baa loga dhigaya

oran maayo boo yiri nabiga csw alif laam miim oo dhan waa hal xaraf

ee alif waa xaraf laamna waa xaraf miimna waa xaraf 30 xasano helaay

ninkii alif laam miim yiraa ninkii suurad dhan aqriya bal ka waran

ajarkaa siintisa logama yacni shardi loogama dhigin inuu macnihisa

yaqaan ha yaqaan macnihis ama yusan aqoonin ilahay wuu siinaya

marka dadka waxaa ugu fadli badan walaalayal ninkii ilaahay

qur aankana siiyo camalfakiisana uu wafajiyo ilaahay subxana watacala aduunkana woo ku barakayn oo barakada qur aanka waxaa la hubaa wax yalaha ugu dag daga badan inay tahay meela badan baa ilaah subxaanah watacaala insaanka camal saalix ah haduu sameeyo

loosoo hormariiyaa oo qeerka aduunka la siiya qur.aanka wax ka

dag dag badan ma jiro qur.anka hadii aad qadato oot ku taqasusto

ood barato ood xifdiso oo jeclaato qur .anka barashadisa

asaas waxaa u ah inaad qur .aanka jeclaato hadii intaa laagaa helo

ilaahay subxanah watacaala aaqira intaan la gaarin aduunka horta

noloshada ku barakayn oo mubarak baad noqon maxaa yelay

kitaab barakaysan baad xariir la yeelatay ood saxib ka dhigaatay

nafciga barakada qur.aankana waa mutacadi ilal aaqirah

iska dhaaf kan qur .aanka isagu bartee ilaahay waxuu ikraamaya

oo weenenaya tacdiiminaya labada waalid labada waalid ee qur anka

ilmahoodu ahlul qur anka noqdeen ee qur aanka intay barteen ku

camal faleen ilaahay waxoo siinaya ikraam gaar ahaa ilaahay siinaya

subxanahu watacaala nabiga noo shegay csw sad la socotan dadku

yoomal qiyaama ilaahay waxoo soo noolenaya iyagoo qaawanoon

dhar qabin iyagoo kaba laaba ilahay soo saaraya kaba aanan hysan

dadko dhan saasa loo soo saaraya waxa ugu horeeye ee la asturi

doona boo yiri nabiga csw maalinta yoomal qiyaamah

waa ibraahiimul qaliil cs الا من وانّ اوّلمنيكسي يومالقيامه ابراهيم عليه السلام waa nink ugu horeeya ee ilaahay dhar siin doona hadee arinta laga hadlaaya yoomal qiyaama weeye waa malinta qiyamo ee janada hadii la tago janado dadka markay tagan kuligood dhar bay wada xeranyihiin lkn yoomal qiyaama inta la qaban yahay ibahimal qaliil dhar baa la siin cs nabiyadana waala asturi waxa kaloo la asturaaya labada waalid ee iyagu ilmahoodu qur aanka ay xifdiyeen xaafidul qur aan xullaa janada looga keeni dhar baa janada looga keenaaya loo xeraaya taajna madaxa waa loo saaraya dhar qurux badan oo dow iisa iyo iftiinkisa qoraxda aduunka ayna ufadhisanayn siduu nbiga noo shegay csw marka wan aragnayadunyada manta waa jecelnahay marka ikhwanii fadlul qur aan

qur anka fadligiisa ee waana baab aad waasic u ah aan la koobi karin

qur anka fadligiisa qur aanku naftigisa shegay oo ilaahay subxaah

watacaala fadaa isha qur aanka in la aqriyo ilaahay baa xusay suxanah

watacaala

﴿ إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ ﴿٢٩

kitaabka ilaahay qolada aqrinaysaa ilaahay yiri subxanah watacaala

Waxaa Qorey<<< Qoraa Cabduladiif Cabaas

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»