Login | Forgot Pass | Register

Kitaabkeenii (*Tuxfatul-Adfaal,Muraajaco*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Thursday May 22, 2014 - 09:27:24 in Tux fatul adfaal by sidqi lilaahi
  • Visits: 1591
  • (Current Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Kitaabkeenii (*Tuxfatul-Adfaal,Muraajaco*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    ♥★(*Tuxfatul-Adfaal,,تحفة الاطفال *)♥★

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

♥★(*Tuxfatul-Adfaal,,تحفة الاطفال *)♥★



النون الساكنة والتنوي
(Waxan hore uso Qadanay  afarta xukun labo kamid ah ( idhar iyo idqaam)

(الإقلاب iqlab ban qadaneyna 

13- والثالث الإ قلاب عند الباء

ميمًا بغنة مع الإخفاء


 تعريف الإقلاب في اللغة واصطلاحًا 


?Iqlaab luqada carabiga muxu yahay 


التحويل.....Gadin Ama Rogid  اللغة


Culumada wexey kuheshiyen  o ey Iqlabka ku Qexen   ...واصطلاحًا:


جعل حرف مكان آخر مع مراعاة الغنة Yelid Xaraf Boskisa xaraf kale adigo Qunada (sawtka sanka kaisobaxa) Ilalinaya 

 

  (م)mase Rogid ama Gadin Nuunka Raben Iyo Laba Shaqal miim  قلب النون الساكنة والتنوين ميما (م) 


، 

﴿أَنبِئُونِي ﴾   :  nunki rebna iyo xarafki iqlabka  O Hal kalmad wada Galeyn       في كلمة

           

﴿ مِنْ بَعْدِهِمْ ﴾     Nunki Rebna Iyo  Xarafka Iqlabka O wada  KalaGalay labo Kalmad.     كلمتين 

                   

﴿ وَاللَّهُ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ ﴾  ﴿ لَنَسْفَعًا بِالنَّاصِيَةِ ﴾        Labo shaqal O Kadaba dhacay  xarafki Iqlabka  O labo kalamad  labo shaqal 

   

                      Tusaale 3 : Sual O Muhim Ah 


﴿وَاللَّهُ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ  ﴾  مالحكم ؟ Calimun Bidati Suduur xukunkisa maxa weye ?

حكمه الإقلاب.. xukunkisa wa iqlab 

بما عرفت؟ maxad Ku Garatay inu  Iqlab yahay 

 التنوين بعدها البا (waxan ku gartay laba Shaqal Uka Daba Dhacay (ba

هل من كلمة او كلمتين؟

Hal kalmad mey kala Galeyn Mase Labo Kalmad 

من كلمتين لأن هناك قعدة كلية تقول لا ينبقي للتنوين ان يكون من كلمة 

labo kalmad sasbto ah wax jirto Qacido Oraneysa Mahabona Yacni Madhicin Labo shaqa Iney Gasho Hal kalmad 



ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد إذا رضيت ولك الحمد بعد الرضا ولك الحمد علي كل حال ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»