Login | Forgot Pass | Register

Gabadhii Wanaagsanbaa Waanadana Qaadata

1
Tuesday April 08, 2014 - 05:24:04 in Banaat caalimaat by Web Admin
  • Visits: 5689
  • (Current Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 17 0
  • Share via Social Media

    Gabadhii Wanaagsanbaa Waanadana Qaadata

    ✿¸¸.•´¯`بنـــــــات التقــــــــــــــوى ✿¸¸.•´¯`

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

✿¸¸.•´¯`بنـــــــات التقــــــــــــــوى ✿¸¸.•´¯`
✿¸¸.•´¯`بنـــــــات التقــــــــــــــوى ✿¸¸.•´¯`
Wanadaan Alle Qurankisa Iyo Kitaabkisa Salka Ku Hayso u Gudbi Gabar Walbo islama meshad ku ogtahay Waxa suragal ah gabar walasha ah in ay ku wana qadato oo ay ka harto danbiyadaas ada sabab u ah ajar ayaa ku socda joogtaa ama haday samayn lahayd ka fogaata sababtaada aad ugu gudbisayee qaybtada qado 

Asalamu Calekum Wr Wbrkt
Talo Ku Socota Gabdha Iyo raga Istcmaala Alada Facbooka
Aan Ku Hor maro Gabdha Sababto ah Waa Hooyo Wa habar Yar Waa Edo Wa Walalo Wa Ilmaha Hoyadood Wa banaatu Muuminaaat Alle Uu Diintiisa Ku Sharfay Gaalo u Diiday Wangbadana ku shegay.

Wanadaydan Waa Mid Qalbi Iyo Niyad nadiif ah kaaga Timid Waa Walal Ku jecel Khyrkaaga raba Shaydanku Yusan ii ka tusin wadaad seefta galka kala baxay ee ii arag in janadada mustaqbalkaga adunyo iyo midkaaga akhiraba aan jeclahay
Ma Ogtahay Hadaan kaa amuso In aan ciqaab mudanayo Mise ogtahay hadaan kuu naxo qalbigayga wangsan sababtiisa in alle kuugu naxrsto mise ogtahay Sheegidaas sababteeda in aan aniga iyo adigaba aan ka bad baadyno Ciqaab Iyo Cadaab nawada Halaagi kara Mise ogtahay In Alle Ducadeena Aqbalayo intan khyrka Is farayno

Hadaba Walashayeey Is waydii Kitaabka Quraanka Xage ka jogtaa Is Waydii Suuratul Axsaab ama Suuratu Akhlaas oo loo yaqaan Axsaab Iyo Nuur Xagee ka Joogta.. Ma Ogtahay Jidka Aduunyada Ee Alle Aan malinwalba in kabadan 30 jeer ama ugu yaran 17 jeeer ay qasab iyo wajib 

Qof walba ku tahay in uu alle waydiisto in uu ku hanuunsho hadii aad ku hanuunto in aad midka akhirana aad ku hanuunyso oo ah siraatka mise ogtahay jidkaaan aduunyada in bari la dulsaaraya jitka siraatlka oo jahanma Dulmaro timaha ka dhuban seeftana ka afbadan oo sida aad ku tahay jitkaan adunyada kaasna aad ku noqon doonto

Ma Ogtahay Badbaadada Jitkaas Siraat Aad uga bad baadi karto in ay tahay aniga iyo adiga oo Ku Toosnaana Jitka Aduunyada oo ah ku dhaqanka Kitabka Iyo Sunada Badbaadadu waa midaas Waxaa Naarta Ka Bad baadaya Janada Galaya Qofkii Laba Shrdi Laga Helo...

1. وأما من خاف مقام ربه ونهى النفس عن الهوى فإن الجنة هي المأوى 

Qofkii Alle Ka Cabsada Oo Danbiyada Uga Hara Wayneeynta Alle Uu Wayneynayo sir iyo saaqba mid yar iyo mid waynba Qofka Hor Istaaga Alle Ka Cabsada Oo Xasuusan Kitabkisa Midig am bidix ke laga siin >

(NAFTIISANA KA REEBA WAXAY JECESHAY) Booskiisa Iyo Hoygiisu Waa Janada Alle. Labadas Arimood loga bd bada cabadbka iyo ciqabka Alle Alle Oo Aad uga baqdo danbigad samaynayso iyo Naftaada Oo Aad kala Dagaasho Waxay jeceshahay.

2. Qodobka labaad
Qofka Naarta galaya Waa Qofka Alle Amarkiisa Diida wuxuu ka rabayna Sameeya e qooqay .

 فأما من طغى وآثر الحياة الدنيا فإن الجحيم هي المأوى 

Aduunyadana Doortay Booskiisa Iyo Hoygiisu wa nar allaha aniga iyo adigaba ka bad badsho amin dheh. Hadaba Suuratul Axsaaab Xagee Ka Jogtaa Walashayeey habaryarteeyeey Adadayeey gabadhaydiiyeey Adeereey Abtiyeeey ina abtiyeey Ukhtiyeeey. 

Eeg Ayadahaan.Ayada Kobaad.

واذكرن ما يتلى في بيوتكن من آيات الله والحكمة إن الله كان لطيفا خبيرا

Xasuustana Waxa guryihiina lagu akhrinayo oo ayado ah iyo sunada nabiga oo ah wuxu nabigu idin farayo ama idinka rebayo Alle subxanahu watacala Wa Midka Wax Walba O goo xeesha dheer macnaha wax walba gun og in aad ku dhaqantay kitabka iyo sunada iyo in aad dhinac martay.

Ayada labaad suuratu axsaab
وَمَا كَانَ لِمُؤْمِنٍ وَلَا مُؤْمِنَةٍ إِذَا قَضَى اللَّهُ وَرَسُولُهُ أَمْرًا أَن يَكُونَ لَهُمُ الْخِيَرَةُ مِنْ أَمْرِهِمْ ۗ وَمَن يَعْصِ اللَّهَ وَرَسُولَهُ فَقَدْ ضَلَّ ضَلَالًا مُّبِينًا

Uba Haboona Nin Mumin ah iyo gabar Muminat ah Hadii Alle Iyo Rasuulkiisu Ay Arin Gooyaan In Ay Khiyaarkooda Iyo Rabitaankooda Raacaan Xasha Qofkii Alle Iyo Rasuulkisa Caasiya Wuxu Dhumay Baadi Cad Ayadaan Marka Salafku fasirayan waxay dhahaan Qofkaas Alle Iyo rasulkisa khilaafaya Iimaan malahan wallow islaam haba shegtee

Ayada sedexaad Suuratu Axsaab 
وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الأولى وأقمن الصلاة وآتين الزكاة وأطعن الله ورسوله إنما يريد الله ليذهب عنكم الرجس أهل البيت ويطهركم تطهيرا ( 33 ) واذكرن ما يتلى في بيوتكن من آيات الله والحكمة إن الله كان لطيفا خبيرا ( 34 ) )

Ku Sugnaada Guryihiina Hana u wareegaysanina Adinkoo is faydaya oo quruxdiina muujinaya sidii jaahilintii macnaha kuwii aan diinta lahayn ee islaamka ka horeeyay sido oo kale Ibnu kathir fi tafsirhi Muqaatil waxa uu leyahay jirkiina ama quruxdiina raga ha u faydnina Ogoow oo waxaa gadaal laga soo racshay ayadii ku dhaq gurigaga kitabka iyo sunada Hadaba walashayeey xagee ka jogtaa ibliiis ayaa ku yimid oo ku yiri sawrkaaga qurxoon gali facboook allah allah Is waydiii meeqa qof aya sawrkaaga arka meeqaa raga ku danbaaba akhiro ma qaadi kartaa madama aad adigu sabab u tahay arinkaan alah allah

Xagee ka Jogtaa
 وقل للمؤمنات يغضضن من أبصارهن ويحفظن فروجهن ولا يبدين زينتهن إلا ما ظهر منها


Gabaryahay ishaada Laaaaaaaaaaab Iskadaa in aad ishaada laabteee Imisa wiil ayaad ishooda Fidneysa  Mise ogtahay In aad kamid tahay kuwa Alle Iyo rasuulkiisa Dhibaya 

إن الذين يؤذون الله ورسوله لعنهم الله في الدنيا والآخرة وأعد لهم عذابا مهينا والذين يؤذون المؤمنين والمؤمنات بغير ما اكتسبوا فقد احتملوا بهتانا وإثما مبينا


Iimaamu Dahabi dadka sawirlayasha ka hadlayo wuxuu ku soo daraa in ay kamid yihiin kuwa danbiyada wawayn gala sida sinada qamriga imw

Wuxuu soo raraa in saxaabadii iyo taabicinta qaybo kamid ah ay ku fasireen kuwa alle iyo rasulkisa dhibaya in ay yihiin kuwa sawrlayaasha ah Allena uu nacladay

Hadaba qormadaan qaybteeda gabdha ku socda waxaan leyahay alle uga baqa oo walahin wilashiina hafasahaadinina gabari wa tii gurigeeda kijirta allena halkaas wuxuu ugu talagalay ku sugta ee mahan mida suuqyadaan facbooka sawiradeeda dhexwareejinysa... 

Waxaan ku so gaba gabaynayaa 


Walahi Walahi Walahi Walahi Guuur Alle Kuu Qoray In uusan ku dhaafayn ee adigu sabab ha u noqon in uu ka raago Walahi Walahi In aadan Caasinta Alle Aad Caasiday Ku helayn Sharaf iyo wad nuuraysaa Ee duli Iyo halaag baa ku danbeeyn Waxaan ku soo khatimin ayadaan 

فليحذر الذين يخالفون عن أمره أن تصيبهم فتنة أو يصيبهم عذاب أليم

Ha Ka Digtoonaadaan Kuwa Amarka Alle Khilaafaya In Ay Musiibo Haleesho Ama Cadaab deg deg ah uu haleelo. Allah Haka Tigtoonaadaan kuwa sawirada Galaya In Cuqbu ku so deg degto Cudur Halis Ah Wadnaha Istaaga galyahoo Istaaga Gaarigoo La gadooma Musbbo uga dhacda Guriga ama cadab deg deg ah guriga oo la gubta hanta gaaska qadada ay ku karinysa oo ku qaraxda guriga oo ku soo duma xabad cid kale lo wadoo ku dhacda fadeexad la soo gudboonata ninkoy is furan caruurtoo ku caasiyowda six un oo ay u dhimato 

Aniga iyo adigaba allaha inaga bad badsho Ciqabkisa iyo cadaabkisa Walashayeey macnahedu mahan hadaan ku wansho in aad qof xun tahay ee wanadu waxay anfacdaa qofka wangsan Walashayeey nabi muxamed ayaa alle lahaa alle kabaq adugu haka santaagin ee waa in aad dib iskugu laabata..

Walashayeey aniga iyo adigaba bini adam banahay anigana Ii soo ducey in uu alle I cafiyo adigana alle u soo carar farahana kal bax danbiyada sawirada iyo ismuujinta iyo xijaab la aanta sawirada dhamaan gub alle dartiis uga tag alle wax ka khyrbadan bu kugu badalaya

Allah aku sharfo u fahan wanadaydaan mid walalnimo allaha ku dhawro Qaybaha kale ayaan wixi dhiman uga hadli dona Qofkii Akhiryoow gabdhaha somaliyeed u soo duceey in alle ino soo hanunsho Aloow no soo hanuuni aamin

Ugudbi  walashaada islaamka ajarna xisabso 
Asalamu calekum wr 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»