tafsiirka Quraanka- Namli 77-88, Li Sh Xasan Ibraahim Ciise

0
Wednesday April 10, 2013 - 17:30:50 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    tafsiirka Quraanka- Namli 77-88, Li Sh Xasan Ibraahim Ciise

    Tafsiirki Habeen hore oo Talaada ah baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjuman kii Xalayna wuu soo socdaa Ka Faa'iidaysi wacan, Noqo mid ku Xiran Somalislamic.net wxii Qolka Ka baxo ee Ku Dhaafo Ka daalaco Somalislamic.net. ********

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirki Habeen hore oo Talaada ah baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjuman kii Xalayna wuu soo socdaa Ka Faa'iidaysi wacan, Noqo mid ku Xiran Somalislamic.net wxii Qolka Ka baxo ee Ku Dhaafo Ka daalaco Somalislamic.net. *************************** By Golaha Isbedelka Somaliya.

Qur'aanka waa Hanuun iyo Naxariista Mu'miniinta

وَإِنَّهُ لَهُدًى وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ﴿٧٧



Rabigaana wuxuu ku kala Xukminayaa Dhexdooda Xukunkiisa waana Adkaade wax kasta og.

إِنَّ رَبَّكَ يَقْضِي بَيْنَهُم بِحُكْمِهِۚوَهُوَ الْعَزِيزُ الْعَلِيمُ﴿٧٨


Ee Talo saaro Allaah Adiga waxaad ku sugan tahay Xaq Cad.

فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّـهِۖإِنَّكَ عَلَى الْحَقِّ الْمُبِينِ﴿٧٩


Adiga wax ma maqashiisid kuwa dhintay mana Maqashiisid Dhagoolaha yeerida (wicida) markay jeedsadaan iyagoo sii socda.

إِنَّكَ لَا تُسْمِعُ الْمَوْتَىٰ وَلَا تُسْمِعُ الصُّمَّ الدُّعَاءَ إِذَا وَلَّوْا مُدْبِرِينَ﴿٨٠

Mana tihid mid ka toosin kara Indhoolaha baadidiisa, waxna ma maqashiin kartid Ruux Rumeeyay Aayadkeena oo Muslimay Mooyee.

وَمَا أَنتَ بِهَادِي الْعُمْيِ عَن ضَلَالَتِهِمْۖإِن تُسْمِعُ إِلَّا مَن يُؤْمِنُ بِآيَاتِنَا فَهُم مُّسْلِمُونَ﴿٨١


Markuu ku dhaco Korkooda Qawlkii (Qiyaamaha) waxaan usoo Bixinnaa Daabaddii Dhulka oo la hadleesa, Dadkuna waxay ahaayeen kuwaan Yaqiinsanayn Aayadkeena.

وَإِذَا وَقَعَ الْقَوْلُ عَلَيْهِمْ أَخْرَجْنَا لَهُمْ دَابَّةً مِّنَ الْأَرْضِ تُكَلِّمُهُمْ أَنَّ النَّاسَ كَانُوا بِآيَاتِنَا لَا يُوقِنُونَ﴿٨٢

Markay yimaadana wuxuu ku dhahayaa (Eebe) Miyaad Beeniseen Aayaadkaygii idinkoon koobin Ogaansho, Maxaadse Samayn jirteen

حَتَّىٰ إِذَا جَاءُوا قَالَ أَكَذَّبْتُم بِآيَاتِي وَلَمْ تُحِيطُوا بِهَا عِلْمًا أَمَّاذَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ﴿٨٤


Waxaa ku dhacay Qawlkii (Ciqaabtii) Dhulmigooda Dartiis Mana hadlayaan.

وَوَقَعَ الْقَوْلُ عَلَيْهِم بِمَا ظَلَمُوا فَهُمْ لَا يَنطِقُونَ﴿٨٥


Miyayna arkayn inaan uga Yeelnay Habeenka in ay ku Xasilaan, Maalintiina Arag, Arrinkaana Calaamooyin ayaa ugu sugan Cidii

Rumaynaysa (Xaqa).


أَلَمْ يَرَوْا أَنَّا جَعَلْنَا اللَّيْلَ لِيَسْكُنُوا فِيهِ وَالنَّهَارَ مُبْصِرًاۚإِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يُؤْمِنُونَ﴿٨٦

Xusuuso Maalinta la afuufayo Suurka ay Argagaxayaan waxa ku sugan Samooyinka iyo Dhulka Cidduu Allaah Doono Mooyee Dhamaantoodna way u imaanayaan Allaah iyagoo Dhuleesan

وَيَوْمَ يُنفَخُ فِي الصُّورِ فَفَزِعَ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَمَن فِي الْأَرْضِ إِلَّا مَن شَاءَ اللَّـهُۚوَكُلٌّ أَتَوْهُ دَاخِرِينَ﴿٨٧


Waxaad arkaysaa Buurahii Aad moodo in ay Fadhiyaan ayadoo u soconaysa sida Daruuraha, Waa Allah Sancadiisa Allahii Sugay Shay walba Allaahna Wuu ogyahay waxaad samaynaysaan.

وَتَرَى الْجِبَالَ تَحْسَبُهَا جَامِدَةً وَهِيَ تَمُرُّ مَرَّ السَّحَابِۚصُنْعَ اللَّـهِ الَّذِي أَتْقَنَ كُلَّ شَيْءٍۚإِنَّهُ خَبِيرٌ بِمَا تَفْعَلُونَ﴿٨٨







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip