Casharkaan wuxuu khaas u yahay madaarista aan horay u soo dhigan naxwaha

0
Sunday March 05, 2017 - 20:08:03 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2800
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 6
  • 8 1
  • Share via Social Media

    Casharkaan wuxuu khaas u yahay madaarista aan horay u soo dhigan naxwaha

    allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

allahu akbar


Waa maxay icraabtu Icraab.

 

Icraabtu waa sideed jumlo carabiya isbadal xarafka u danbeeya ku yimada ayadoo  lagu shaqlayo xarako ama xaruuf. Waxaana sabab u ah haba xaalada jumlada ku yimada si muqata oo dahir ah ama aan ka muqan ee lo qadarayo.

 

Ogoow Calaamadaha icraabta waa afar calaamadood sedex kamid ah ayaan baran doonaa oo kala ah A. Rafco godaal     B. Nasbo kordhig    . C Khafdun hoos dhig.

 1-      RAFCO calaamadeeda asalka wa xarakada godaalka ee Damah muxamadun     محمدُ  ismun  marfucuun calamatu  rafcihii DAMAH

 

2-      NASBO  waa kordhig  calaamadeeda asalka waa xarakada FATXA kordhig muxamadan (      محمدَismun a mansuub wacalamatu nasbihii fatxah daahirah.  Wa magac kordhigan calaamadaha .

 3-      KHAFDO waa hoos dhig calaamadeeda asalka wa xarakada KASRA hoos dhig tusaale muxamadin wa ismun makhfuud wa calamatu khafdihi KASRAH. Waa magac hoos dhigan calamadu ku hos dhigan yahayna wa KASRA   ( محمدِ)

 Allahu akbar Walilahil Xamdi Hadad soo baratay 3 calamadood iyo mid walba wakiilkedii

Ogooow oo Xusuusnooow sedexdaas  xarako ee wakiilada ah sida DAMO FATXA KHAFDA waxay icraabaan ama gadaal ka badalaan  sedex magac oo kaliyah Eegeey u fiirso 3 magac~

Ismul Mufraf                sedxduba wa galaan DAMO  FATXA  KHAFDA

Jamcu Taksiiir              sedxduba wa galaan DAMO  FATXA  KHAFDA

Jamcu Mu’anath salim sedxduba wa galaan DAMO  FATXA  KHAFDA

 Waa Maxay Ismul Mufraf 

Jawaab Ismul mufrad>waa magac ku tusaya ama aad kafahmaysid hal qof wiil ama gabar waxa lagu goda xarkada damo waxad tusale muxamadun  marfuucun wacalamatu rafcihi damah waxa lagu gordhiga fatxo

Jamcu Taksiiir  Mu’anath salim 

Waa  Jamac Mu’nath Saalim Markii ay mufratka ahayd sida muslima baa gadaal loga darayaa Alif iyo Taa sidas aya logu baxshay wa nabad galeen madaa horay iyo dhexda midna aysan ka jabin waxa lagu goda damo waxa lagu kor dhiga kasro waxa lagu hos dhiga yaa

 

Waa Maxay Jamcu Taksiiir

waa jamac rag ama dumar bur bursan oo xaaladii marku aha mufratka iskabadalay oo horay ama dhexda iskabadalay

Tusale rajulun bu aha mufratki jamaci wuxu noqdaay rijaalun farqiga eeg kow wuxu aha Rajulun  hadanaa Rijaalun horey iyo dhexba wa ka bur buray Tusale Kale Rasuulun ay ahayd rusulun ay naqotay eeg isbadalka Ra iyo Ru madama xiligii jamaca isbadlkaas ku yimid ayaa lo baxshay jamac taksir waxa lagu goda damo waxa lagu kor dhiga fatxo waxa lagu hos dhiga kasrah



 

 

Noca jumlad

Rafcada&xarakada salka ee Damah

Nasbada&xarkda aslka

Khafdo&xarakdeda asalka

Jazmo&walka

1

محمد

Ismu Mufrad

Damah

Fatxah

kasrah

Maleh

2

رجال

Jamcu Taksiir

Dama

Fatxah

Kasrah>

 

 

Maleh

3

مسلمات

Jamcu muth slm

Damah

kasrah

kasrah

Ma


 
Damah oo ka wakiil ah Nasbadii sadaxdaas magac sida hose u kala gali

1, Muxamadun ismun marfuuuc Wacalaamatu rafcihii Damatun daahirah fii akhirih

2 rajaalun ismun marfuuuc Wacalaamatu rafcihii Damatun daahirah fii akhirih

3.muslimaatun ismun marfuuuc Wacalaamatu rafcihii Damatun daahirah fii akhirih

 Fatxada oo ka wakiil ah Nasbadii sadaxdaas magac sida hose u kala gali

1,Muxamadan ismun mansuub wacalamatu nasbihi FATXATUN daahira fi akhirihi

2. rajaalan ismun mansuub wacalamatu nasbihi        FATXATUN daahira fi akhirihi

3. muslimaatin ismun mansuub wacalamatu nasbihi KASRA daahira fi akhirihi

 Fiiro gaara eegeey magaca dumarka ee jamaca marka la kor dhigayo ku kor dhig Kasrah oo hoos dhig

Kasrah oo ka wakiil ah  Khafah  sadaxdaas magac sida hose u kala gali

1. Muxamadin ismun makhfuudun wacalamatu khafdihi kasratun daahira fi akhirihi

2. rajulin ismun makhfuudun wacalamatu khafdihi kasratun daahira fi akhirihi

3. muslimaatin ismun makhfuudun wacalamatu khafdihi kasratun daahira fi akhirihi

 

Hadaba isku day inaad ka soo jawaabto

 

Ka Soo Jawaab.

1.      Waa Maxay Icraabtu waase meeqa jumlo inta luqada carabiga laga icraabo

2.      Waa meeqa Calaamadaha icraabta ee Waa Wayn

3.      Sheeg Wakiilka Rafco ee xarakadeda asalka

4.      Sheeg Wakiilka Nasbo ee xarakadeda asalka

5.      Sheeg Wakiilka Khafdo ee xarakadeda asalka          

6.    Icraab sedexdii jumlo mid walba 3da xarako ee Calaamadaha icraabta

Ismul Mufrad  

7.       Zaydun

8.       Zaydan

9.      Zaydin

Jamcu Taksii

10.  Rusulun

11.  Rusulan

12.  Rusulin

 

Jamcu Mu’anath saalim

13.   4.  Saabiraatun

15.  Saadiqaatin

16.  Saabiraatin

Jamcu Mu’anath saalim

Xusuusnoow marka la kordhigayo ama la hoos dhigayo labadaba hal calaamad ayeey wadaagaan oo KASRA ah laba jeer ku so labane mar ay ka wakil tahay nasba iyo mar khafda,

Istijaaabi asagaa haka harin hadii ardadu fahanto casharkaan waxaan ugu bishaaraynaa arin wayn oo ay ku gaarayaan dad ka calmi badan waxayna naxwaha ku baran donaan  qofkii daaha 7 casho qofkii dadaalana hal maalin oo kaliya

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip