Login | Forgot Pass | Register

((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part3]* 122-180 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah

0
Tuesday May 28, 2013 - 12:01:48 in Muxaadaraad Somali ah by Hussein Ali
  • Visits: 531
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part3]* 122-180 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah

    ((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part3]* 122-180 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 8 KB
((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part3]* 122-180 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah ((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part3]* 122-180 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah
___________________________________________________________________________________________________
122- فإذا رفع رأسه من السجدة الثانية , وأراد النهوض إلى الركعة الثانية كبّر وجوباً .
122.gortiii kor usoo qaado madaxiisa sujuuda kasoo qaado sujaada labaad uuna
rabo in uu uistaago rakcadii labaad takbiir buu la imanayaa wana wajib in uu dhaho.

_________________________________________________________
123- ويرفع يديه أحياناً
123.wuxuna qadayaa gacmahiisa mar mar.
_________________________________________________________
124- ويستوي قبل أن ينهضَ قاعداً على رجِله اليسرى , معتدلاً , حتى يرجع كل عظم إلى موضعه .
124.wuxu fadhiisanayaa in tuusan kicin buu ku fadhiisanaa lugtiisa bidix asigoo
ku tiigsanaayo ilaa ay soo labtaan xubin walba booskooda.
_________________________________________________________
125- ثم ينهض معتمداً على الأرض بيديه المقبوضتين , كما يقبضهما العاجِنُ إلى الركعة الثانية , وهي ركنٌ .
125.rakcada labaad ..kadib wuxuu uistagayaa asigoo ku tirsanaya dhulka labadiisa gacmood oo laban buu isticmalaa markuu tirsanaayo wuxuna kayeelayaa sida markuu rabo in wax qabsado gamachooga laban kadib dhulka buu ku cugsanayaa intuusan kicin macnaha calaa cisha dhulka ma dhigaayo ila rakcada labaad wana rukni.
_________________________________________________________
126- ويصنعُ فيهما كما صنعَ في الأولى
126.wuxuun a sameynaya rakcadii hore wuxu sameyay kuli.
_________________________________________________________
127- إلا أنه لا يقرأ فيها دعاء الاستفتاح .
127,ilaa moyaan ma aqrinaayo ducada furitanka salada
uu ku furtay.

_________________________________________________________
128- ويجعلها أقصر من الركعة الأولى .
128..wuxuna kayeelayaa rakacdaan mid kayar rakcadii koowad.
_________________________________________________________
129- فإذا فرغ من الركعة الثانية , قَعَدَ للتشهدِ , وهو واجبٌ .
129. in loo fadhiisto ataxiyatka
-gortii uu ka so dhamaado rakcadii labaad wuxuna ufadhisanayaa qofka ataxiyatka in uu ufadhiisto qofka ataxiyatka waa wajib

_________________________________________________________
130- ويجلس مفترشاً - كما سبق - بين السجدتين .
130 .waxad fa dhisaneysaa adigoo lugahaaga fidsanaya sidaan usoo tilmamnayl abada sujuud dhaxdooda.
_________________________________________________________
131- لكن لا يجوز الإقعاء هنا .
131.waxad ogataa ma banaana fadhiga uu ku fadiisanaayo labadiisa cirbood lama ogolo'.
_________________________________________________________
132- ويضع كفَّه اليمنى على فخذهِ وركبته اليمنى , ونهاية مرفقه الأيمن على فخذه , لا يبعده عنه .
132.wuxu dhigayaa gacantiisa midig buu sarayaa boodihiisa gacanta midigna mesha ey ku dhamaadaan bu sarayaa boodadiisii kamana fogeynayo gacantiisa.
_________________________________________________________
133- ويبسط كفه اليسرى على فخذه وركبته اليسرى .
133.wuxu sarayaa gacantiisa bidix boodyadiisa wuxuna sarayaa rukbadaiisa bidix.
_________________________________________________________
134- ولا يجوز أن يجلس معتمداً على يده , وخصوصاً اليُسرى
134..mana banana qofka asigoo ku tiirsanaayo gacantiisa gar ahaan gacantiiisa bidix in uu fadhisto.
_________________________________________________________
135- ويقبض أصابع كفه اليمنى كلها , ويضع إبهامه على إصبعه الوسطى تارةً .
135,Wuxuu labaya gacantisa midig oo dan ,wuxuuna saaraya sulkiisa farta dhexe mararka qaar.
_________________________________________________________
136- وتارةً يُحلَّق بهما حلقةً
136-Mararka qaarna wuxuu wareejin jiray wareeg oo siiro oo kale ayuu ka dhigi jiray .
_________________________________________________________
137- ويشير بإصبعه السبابة إلى القِبلة
137.wuxu ku isharayaa fartiisa qiblada markuu bilaabayo atixiyatka.
_________________________________________________________
138- ويرمي ببصره إليها
138 wuxuna ku ridayaa ishiisa gacantiisa buu firinayaa.
_________________________________________________________
139- ويحركها يدعو بها من أول التشهد إلى آخره
139.wuxuna dhaq dhaqaaajinayaa isagoo ku duceysanaaya ataxiyatka laga bilaawo ilaa dhamadkiisa fartiisa buuna dhaqaajinayaa.
_________________________________________________________
140- ولا يشير بإصبع يده اليسرى
140 kuma ishaarayo fartiisa bidix lama ogo in uu isticmaali fartiisa bidix .
_________________________________________________________
141- ويفعل هذا كلَّه في كل تشهدٍ
صيغة التشهد والدعاء بعده
141.wuxuna sameynayaa wax yabanhan an hada soo tilmamnay kuligood atixayat kasta.
_________________________________________________________
142- والتشهد واجب , إذا نَسِيهَ سجدَ سجدتي السهو
142.sidee isku xig xigaan atixiyadka iyo ducada bey bab utahay ..qofka in uu la imaado ataxiyatka waa wajib hadii uu ilaawo qofka in uu aqriyo ataxiyatka wuxu sujuudayaa sujuuda ilowshada .
_________________________________________________________
143- ويقرؤه سراً
143.wuxuna aqrinayaa atixayatka si qorsood.
_________________________________________________________
144- وصيغته : ( التحيات لله , والصلوات , والطيبات , السلام عليك أيها النبي ورحمة الله وبركاته , السلام علينا وعلى عباد الله الصالحين , أشهد أن لا إله إلا الله , وأشهد أن محمداً عبده ورسوله ) وفي كتابي المذكور صيغ أخرى ثابتة وما ذكرته هنا أصح
144.sidey isku daba xigaan waxaa waaye
( التحيات لله , والصلوات , والطيبات , السلام عليك أيها النبي ورحمة الله وبركاته , السلام علينا وعلى عباد الله الصالحين , أشهد أن لا إله إلا الله , وأشهد أن محمداً عبده ورسوله )
waxa saxiix bu leyahay sheikh kitabkeyga hadadd ulabato sifatu salaat nabiye scw mid kale aa jiro
السلام على النبي : هذا هو المشروع بعد وفاة النبي صلى الله وعليه وسلم وهو الثابت في تشهد ابن مسعود وعائشة وابن الزبير رضي الله عنهم , ومن شاء التفصيل فعليه بكتابي ( صفة صلاة النبي ) , ص161, طبعة مكتبة المعارف في الرياض
mashruuc la sharci yeshay markuu dintay nabigeeyn scw in la aqriyo waa
in la aqriyo waa mashruuc la sharciyeeshay markuu dhintay nabigeyna scw weyna sugantahay tashahudkii ibnu mascuud iyo caisha rc sas bey uaqrin jireyn nabigeyna dhimashadiisa kadib iyo ibnu zubeyr rc sas bey uaqrin jireyn qofkii rabo in uu helo faahin dheeri ah waxuuna kahelayaa
kitabka sifatu salatu nabiye scw safxada 16q
1 dabacadii maktabada macaarif ee riyaad.
_________________________________________________________
145.wuxu dukanayaa tashahudka kadib nabiga scw buuu kudukanayaa wuxuna oranayaa
( اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم , إنك حميد مجيد , اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد , كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم , إنك حميد مجيد ) .
_________________________________________________________
146.qofkii rabo wuu soo gabin karaa wuu yareyn karaa
( اللهم صل على محمد , وعلى آل محمد , وبارك على محمد وعلى آل محمد , كما صليت وباركت على إبراهيم , وعلى آل إبراهيم , إنك حميد مجيد )
kan buu orankaraa
_________________________________________________________
147- ثم يتخير في هذا التشهد من الدعاء الوارد أعجبَه إليه ؛ فيدعو الله به
147.kadib wuxu sameynayaa wuxuna doranaya tashahudkaan ducooyinka ee sugan ee la soo wariyya oo asiga cajabiyay buu ku duceysanayaa asiga kadibna ducooyinkaas buu allah ku baryayaa.
_________________________________________________________
الركعة الثالثة والرابعة:
148- ثم يكبر وجوباً , والسنة أن يكّبر وهو جالسٌ
148.waxey bab utahay rakcadaha tan sadaxaad iyo afaraad ...wuxu takbiireysanayaa
wana waajib in uu qofka takbiirto waxana suna ah in uu takbiireysto asigoo fadhiya.
_________________________________________________________
149- ويرفع يديه أحياناً
149.wuxuna kor uqadayaa mar mar gacmahiisa
waa banantahay wana suno.

_________________________________________________________
150- ثم ينهض إلى الركعة الثالثة , وهي ركنٌ كالتي بعدها
150.kadib qofka wuxuu ukacayaa rakcadiisa sadaxaad waa na rukni sida rakcada kadanbeyso ey rukni utahay bey ayadana utahay.
_________________________________________________________
151- وكذلك يفعل إذا أراد القيامَ إلى الركعة الرابعة
151.sidasa uu sameynayaa markuu rabo in uu kaco rakcada afaraad sas buu sameynayaa.
_________________________________________________________
152- ولكنه قبلَ أن ينهض َ يستوي قاعداً إلى رجِلْهِ اليسرى معتدلاً , حتى يرجع كل عظم إلى موضعه .
152: sheekh waxuu leeyahee intuusan kicin kan tukanayo salaada waxuu ku makanina lugtiisa bidix wax yar ku fadhiisanaa ilaa xubin walbo meesheeda ku xasisho.
_______________________________________________________________________
153- ثم يقوم معتمداً إلى يديه وكما فعل في قيامه إلى الركعة الثانية .
153: kadib waxuu istaagaaya asigoo istocmaalaayaa ama kaalmeesanaayaa gacantiisa waana soo baranay oo wuu laawaayaa gacanta asiga asagoo feertamaayo.
______________________________________________________________________
154- ثم يقرأ في كلًّ من الثالثة والرابعة سورة ( الفاتحة) وجوباً .
154 : wuxuu aqrinaayaa suuratul faatixa karaca walbo inuu aqriyo suuratul faatixa wa wajib.
_____________________________________________________________________
155- ويضيف إليها آية أو أكثر أحياناً .
155: waxuu raacsiinaayaa rakacyooyinka oo dhan mar mar aayaaad ama ka badan.
_______________________________________________________________________
القنوت للنازلة ومحلُّه :
156- ويُسنُّ له أن يقنتَ ويدعو للمسلمين لنازلةٍ نزلت بهم .
156: salaada qunuudka in la qunuud meesha qunuudka lagu aqrisanaayo hadii muslimiinta dhib kusoo dhaco sida laga wariyay nabigena scw sunadiisa aheed dadka inee qunuudaan oo salaada ku qunuudan waxa sunaha inuu qunuud la imaado kan tukanaayo ama muslimiinta u duceeyo dhib muslimiinta ku dhacday inuu u qunuudo usoo diuceeyo qunuud taas la dhahaa.
_________________________________________________________________________
157- ومحله إذا قال بعد الركوع : ( ربنا ولك الحمد ) .
157: qunuudkan la aqrinaayo booskeeda mesha lagu aqrinaayo qunuudka waa markuu yiraahdo markuu so rukuuco kadib markaasuu leeyahee ربنا ولك الحمد.
__________________________________________________________________________
158- وليس له دعاءٌ راتبٌ , وإنما يدعو فيه بما يتناسب مع النازلة .
158: malaha ducaa oo go,an mar walba wuxuu ku duceesanaayaa waxuu aqrinaa wax ku haboon dhibkii dadak kuso dhacay sida muslimiinta wala dhibayaa wax la mid ah marka qofka qunuudaayo waxuu al imaanaayaa ducada markaas ku haboon.
___________________________________________________________________________
159- ويرفع يديه في هذا الدعاء .
159 waxuu kor u qaadaayaa lawadiisa gacmood markuu ducadeysanayo __________________________________________________________________________
160- ويجهر به إذا كان إماماًً.
160,wuxuna kor uqadayaa ducada hadii uu yahay imaam .
_____________________________________________________________________________
161-ويؤمّن عليه مَن خلفه .
161,waxana aamin dhahayo dadka kudakanaya imamka gadhaashiisa.
__________________________________________________________________________
162- فإذا فرغ وكبَّر وسجد .
162,Marki uu dhameysto ducadiisa wuxu la imanayaa takbiir kadibna wuu sujuudayaa.
___________________________________________________________________________
قنوت الوتر , ومحلُّه , وصيغتُه :
163- وأما القنوت في الوتر فيُشرع أحياناً .
163.qunutka lala yimaado salada witriga marki la duknayo iyo mesheyda iyo sida looga bahanyahay in uu aqriyo
.hadan ka hadalno qunutka salada witriga ah waa mashruuc mararka qaar.
______________________________________________________________________________
164- ومحلُّه قبل الركوع , خلافاً لقنوت النازلة .
164,qunutkana meshiisa waxaa waye sujuuda kahor buu la imanayaa waxeyna khilaaf utahay qununta dhibta ah markii dadka musliminta dhib ku soo dhacdo iyo qunutka witriga wa ey kala duwanyihiin qofka markii ey dhib ku soo dhacda wuxu aqrinaya rukuucda kadib witriga caadigana wuxuu aqrinayaa kahor rukuucda.
____________________________________________________________________________
165- ويدعو فيه بما يأتي :
( اللهم اهدني فيمن هديت وعافني فيمن عافيت , وتولني فيمن توليت , وبارك لي فيما أعطيت , وقني شر ما قضيت فإنك تقضي ولا يقضى عليك وإنه لا يذل من واليت ولا يعز من عاديت تباركت ربنا وتعاليت , ولا منجا منك إلا إليك ) .
165,wuxuu ku duceysanayaa dhaxdiisa ducooyinkaan soo socdo
( اللهم اهدني فيمن هديت وعافني فيمن عافيت , وتولني فيمن توليت , وبارك لي فيما أعطيت , وقني شر ما قضيت فإنك تقضي ولا يقضى عليك وإنه لا يذل من واليت ولا يعز من عاديت تباركت ربنا وتعاليت , ولا منجا منك إلا إليك )
_________________________________________________________________________________
166- وهذا الدعاءُ من تعليم رسول الله صلى الله عليه وسلم فتجوز ؛ لثبوتها عن الصحابة رضي الله عنهم .
166, ducadana waxey kamid tahay wax yaabahii laga bartya nabigeyna scw maxa yeelay waxey kasugnatay sabaxiisa allah haka raali noqde.
________________________________________________________________________________
167- ثم يركع , ويسجد السجدتين , كما تقدم .
167,rukuuc buu la imanayaa kadibna labo sujuudood buu sujuudayaa sidan usoo tilmanay sida loo sujuudo.
________________________________________________________________________________
168- ثم يقعد للتشهد الأخير .
168.tashahudka ugu danbeyo iyo fadiga la fadhiisto oo sinta lagu fadiisto bey baab utahay.
wuxuna fadhisanaya tashahudkii udanbeyay buu ufadiisan.
__________________________________________________________________________________
169-ويصنعُ فيه ما صنعَ في التشهد الأول .
169.wuxuna sameynaya tashahudkii hore wuxu sameyay ayuuna kan sameynayaaa.
_________________________________________________________________________________
170- إلا أنه يجلس فيه متوركاً يفضي بوركِهِ اليسرى تحت ساقه اليمنى .
170.mooyaane asaga wuxu ufadiisanayaa sintiisa bidix buu dhulka dhigayaa kadibna lugtiisa buu hoos gilinayaa ilaa dhinaca kale kasoo baxdo.
________________________________________________________________________________
171- وينصب قدمه اليمنى .
171.wuxuuna tagayaa lugtiisa midig.
________________________________________________________________________________
172- ويجوز فرشها أحياناً .
172.waxana banan in uu fidhiyo lugtiisa midig mar mar. ______________________________________________________________________________
173- ويُلقم كفَّه اليسرى ركبته ويعتمد عليها .
173.wuxu tagayaa ama isticmalayaa gacantiisa bidix buu sarayaaa boodadiisa wax yar wuu ku tiirsana.
_______________________________________________________________________________
وجوبُ الصَّلاة على النبي صلى الله عليه وسلم والتعوذ من أربع :
174- ويجب عليه في هذا التشهد الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم وقد ذكرنا في التشهد الأول بعض صيغها .
174.waa jibnimada in nabigeyna scw lagu saliyo iyo in allah magan galyo laga baryo in uu allah ka badbaadiyo afar wax yaaloos in uu allah ka badbaadiyo-.. waxa wajib ah kan dukanaya markuu ku jiro tashahudka in uu ku saliyo nabigeyna muxamed scw wana soo tilmamnay taashahudkii hore markaan kahadleynay sidey ku imanayay iyo sidey isku daba xigaan baan soo shegnay 174: waajib nimada in nabigeena scw lagu saliyo in ilahey.
__________________________________________________________________________________
175- وأن يستعيذ بالله من أربع , يقول : ( اللهم إني أعوذ بك من عذاب جهنم , ومن عذاب القبر , ومن فتنة المحيا والممات , ومن شر فتنة المسيح الدجال ) فتنة (المحيا) : هي ما يعرض للإنسان في حياته من الافتتان بالدنيا وشهواتها . وفتنة ( الممات ) , هي : فتنة القبر وسؤال الملكين ، و( فتنة المسيح الدجال) : ما يظهر على يديه من الخوارق التي يَضِلُ بها كثير من الناس , ويتبعونه على دعواه الألوهية .
175: iyo in ilaaheey laga magan galyo baryo afar arimood ducadaas in la aqriyo : ( اللهم إني أعوذ بك من عذاب جهنم , ومن عذاب القبر , ومن فتنة المحيا والممات , ومن شر فتنة المسيح الدجال ) فتنة (المحيا) : هي ما يعرض للإنسان في حياته من الافتتان بالدنيا وشهواتها . وفتنة ( الممات )
__________________________________________________________________________________
الدعاء قبل السلام :
176- ثم يدعو لنفسه بما بدا له , مما ثبت في الكتاب والسنة , وهو كثير طيب فإن لم يكن عنده شيء منه , دعا بما تيسر له , مما ينفعه في دينه , أو دنياه .
. 176: qofka inuu duca la imaado intuusan salaama noqsanin kadib waxuu u duceesanaa nafsadiisi waxyaabaha uu rabo inuu ku duceesto waa ducooyin ku sugan kitaabka weena badanyihiin hadii uusan hesanin duucooyinkan badan o quraanka lagu tilmaamay waxuu ku duceesanaa waxa u fudud diinta ku anfacaayo iyo aakhiradiisa.
__________________________________________________________________________________
177- ثم يسلم عن يمينه , وهو ركنٌ , حتى يُرى بياضُ خدَّه الأيمن .
177: qofka inuu tasliim la imaado iyo wa an waacihii kadib wuu salmaaana noqsanaayaa dhinaciisa midig ayuu ku salaama noqsanaayaa ilaa la arko laftiisa dheer ayadoo dhan buu qofka salaama noqsanaayaa.
_________________________________________________________________________________
178- وعن يساره حتى يُرى بياضُ خدَّه الأيسر.
178: kadib waxuu ku salaama noqsanayaa dhinaciisa bidix ilaa laftiisa dhan la arko buu salaama noqsanaa micnaha dhabankiisa dhan buu laabayaa.
_______________________________________________________________________________
179- ويرفع الإمامُ صوتَه بالسلامِ.
179: imaamkane codkiisa kor ayuu u qaadayaa markuu salaama noqsanaayo.
________________________________________________________________________
180- وهو على وُجوه ٍ :
الأول : السلام عليكم ورحمة الله وبركاته , عن يمينه . السلام عليكم ورحمة الله , عن يساره .
الثاني : مثله , دون قوله : ( وبركاته ) .
الثالث : السلام عليكم ورحمة الله , عن يمينه . السلام عليكم , عن يساره .
الرابع : يسلم تسليمةً واحدةً تلقاء وجهه , يميل به إلى يمينه قليلاً .
180: salaama noqsada qofka inuu al imaado waji badan ayuu ku imaaday nabigeena scw nuucya badan ayuu ku salaama noqsaday midne waa dhicaniisa midig waxuu leeyahe السلام عليكم ورحمة الله وبركاته , عن يمينه . السلام عليكم ورحمة الله mida lawaadne sidaas cml ayuu leyahee lkn waxuu ak saaraayaa (وبركاته) nooca sadaxaad waxuu leyahee dhinaciisa midig iyo dhacinisa bidix (السلام عليكم) tan afaraad qofka waxuu salaama noqsanaayaa salaama noqsasho hal dhinac wajigana wax yar buu hore u fiirinaayaa wax yar buu islaabayaa oo dhinaca midig u leexanaayaa.

Walaalahayga aan Islaamka ku walaalawnayow Kitaabkii Mulakhas Sifatu Salatu Nabiy meeshaani ayuu noogu dhamaaday, wixii aan haleelay sax iyo wanaag ah Allaah ayaa ii sakhiray, wixii aan dhinac maray oo aan khaldayna waxay ka timid Nafsadayda gaabiska badan, Camal kasta oo Rabi raali ka yahay oo aan samaynaynana mid aan Allaah Ridahiisa ku dalbeeno Allaah nooga dhigo, intaasi ka dib wixii aan baranay ku camal falkooda ayaa ina hor yaalo hada iyo gaarsiintiisa iyo ku sabrid wixii caqabado ah oo aynu kala kulano.

usoo duceeya Sheekh Ibnu yaasir iyo Walalahiin Kasoo shaqeeyay oo soo diyaariyay Kitaabka ( Qaas ahaan Walaasheena Idman)

وختاماً : أسأل الله تعالى أن يتقبل منا صلاتنا , وسائر أعمالنا , ويدخر لنا ثوابها إلى يوم نلقاه : ( يوم لا ينفع مالٌ ولا بنونٌ إلا من أتى الله بقلب سليم ) . والحمد لله رب العالمين .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
More »»