Login | Forgot Pass | Register

Axsaaab 8 Fariimood oo Alle Gabdhaha Muuminaatka u dardaarmay

0
Friday July 03, 2015 - 06:21:52 in Banaat caalimaat by sidqi lilaahi
  • Visits: 2498
  • (Current Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Axsaaab 8 Fariimood oo Alle Gabdhaha Muuminaatka u dardaarmay

    allahu akbar Waa fariiin xaga alle uga timid gabdha muuminaatkaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

allahu akbar Waa fariiin xaga alle uga timid gabdha muuminaatkaa.




Dhuux oo dhawr dardaaranka alle.



Waa dardaarankiisii alle kula dardaarmay
Gabdhaha, uuna kaga reebay dhaqamada, jaahilnita.
Uuna alle ku faraxyo dhaqamada wangsan
Waa dardaaranka alle, suuratu axsaab ayada 31 ilaa 3aad
Gabadhii 8daan alle ka aqbasha guul guul guul ay gaday
Gabadhii diidana hoog iyo halaag baa uyal aloow now faji.

8da dardaaran. http://tanzil.net/#33:31

1. In codkdeeda aysan u jilcin raga.

2, in aysan Banaan wareeg noqon 
raga iyo suuqadana dhex roorin.


3.in ay salaada too siyaan rukucdedeeda sujuuda khushuucdeda wakhtigeeda intaba dhawraan.


4.in ay sadaqada iyo sakada badiyan bixinda.


5. In guryahooda ku akhriyaan ku dhaqan kitaabka alle iyo sunada nabigeen celeyhi salatuwasalaam

6. In ay alle maqlaan wuxuu amray ama ka reebay
In ay nimnkoda maqlan Waalidkood macalimntoda maqlaan.

7.wuxuu faray badinta soonka sabrka 
khushuuca iyo dikriga alle aad ubadshaan

8. Wuxu alle ku amray in aad xifdisid 
cawradaa da  indhahaagana
raga kalaabtid xataa sawrkooda iwm.

9ad, wa in ka runsgegto, muslinimadeeda, aysan benshegin, kuna, dhaqanto, waxay rumaysay, oo quraankaa

Gabadhii Qodobadaan fulisa alle wuu 

udanbi dhaafin janadiisana wuu galin 

wuuna uturayaa, oo u naxarisan


Gabadhii laga wayo jaahiliinta ayeey kamid

Noqon madama alle ku yiri sidii 

Jaahilayad oo kale ha samayn

Walaalayaal walaal walaal plzzz 

qodobada dhawr ilaali oo ku dhaqan, aad

 gulysatidee aduun iyo akhiraba

Walaalo alle wuu ku dhawrayaa walaahi

Hadaad sharcigiisa aad dhawrto

Wuu kuu xifdinayaa guriga, caruurta 

ehlkaba madama aad ale dhawratay 

shrcigisiii أحفظ الله يحفظكxadskii nabigeena cs.

Walaal usoo duceey gabdhaheena in alle

 8daan faroomiid, wafajiyo khasatan

 kuwad taqaan ama wax isla dhigtaa

Hadaba kusoo biir oo kamid Noqon kuwa 

ku akhriyaan ku dhaqan guryahooda 

kitaabka alle oo iska soo qor. Ogysiska.

Ogysiis Waxbarashada qaybta gabdhaha
 
15 casho kadib ayeey dib ufuramysaa

 qofkii raba barashada diinta alle bilasha.

  @mailkaas hoos haku soo dirsado 

codsigiisa, iyo cinwankisaba, 

altaqwanetwork@hotmail.com 

Dhamaan waxbarashadu waa

 free lacag la,aan Qaybta wilasha isla bari a waa lo bilabin.insh allah iso soqora un.

gaarsii gabdhaha walalaha ah aad ajar

 farabadanaa heshidee. Daaciyaatka ale si aad uga midnoqotid. Jzklh

altaqwanetwork@hotmail.com

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 

Ducada hanaga ilawin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»