Login | Forgot Pass | Register

Shidah<>RIkhwah

3
Thursday January 22, 2015 - 06:03:34 in Ogeysiis by Web Admin
  • Visits: 2889
  • (Current Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 6
  • 10 0
  • Share via Social Media

    Shidah<>RIkhwah

    Shidah<>RIkhwah>Bayniyah Allaa wayn noo sahlaa wayn casharku waa shal fudeeyd ku dul qaxweeey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shidah<>RIkhwah>Bayniyah Allaa wayn noo sahlaa wayn casharku waa shal fudeeyd ku dul qaxweeey



Sifaatku waa laba nooc kuwo lid leh iyo 


kuwan lid lahayn Kuwa lidka leh waxa kamid ah



1. Hamzi waxaa ka soo horjeeda jahri


2. shidah waxaa ka soo horjeda 


rikhawah iyo bayniyah


----


labada hore horay aya la so qatay casharka mantay




3. Shadiida luqada waxa lagu dhaha adayg


Is afgaratkana codka ayaa is xiraya marka lagu 

dhawaqayo xaraf kamid ah  xuruufta («أجد قط بكت».)



4-Bayniyah Luqada waxa lagu dhaha dhex 



dhexaad is afgaratkana codka oo logu 


dhawaqo si dhex dhexaad ah  xuruufteduna waa لن عمر


5-Rikhawah luqada wa jileec


is afgaratkana: cod ayaa soconaya marka lagu 



dhawaqo xuruufta rikhwah wana wixi 


ka so hara shida iyo beyniyah waana kuwaan hose 

dhamaan xuruuftaan hoose waa  Xuruufu rikhwah

hadaad aragto xaraf kamid ah.



فحثه شخض س- ذ-ز-ض-ظ-غ+xuruuful mad+xuruufu liin


Casharkeena caway Iyo CIlmiga dheeraadkaa


Cashareena caway 10 daqiiqo kadib walayal wakanaaa

Ogsoonoow Labada sifo ee horay aan u soo

qadanay ee kala ahaa

Hamzi Iyo Rikhwah Waxaa loo kala qaybinayaa

 3dexdaan sifo ee danbe ee kala ah

1. shidah 2 rikhaawah 3. bayniyah


1.Xuruufu Hamzi neef ayaa socota marka lagu 

dhawaqayo (فحثه شخص سكت)

2.Xuruufu Jahri neeftu waa xirmaysa marka lagu 

dhawaqayo (ع-ظ-م-و-ز-ن-ق-ر-أ-غ-ض-ذ-ي-ط-ل-ب-جد)

3.XuruufuShida Codkii waa is xirayaa marka lagu 

dhawaqayo (أجد قط بكت)

4.Xuruufu Rikhawa codkii waa soconaya marka lagu 

dhawaqayo-(فحثه شخص س ذ-ز-ض-ظ-غ)

5.Xuruufu Bayniyah codki kala barba soconaya barna 

wa xirmaysa (لن عمر)



Hadaba Ogsonoow labada hose ee hamzi iyo jahri waxan u qaybinayna 3da danbe

1. Shidah Iyo hamzi uruftodu waa ك-ت

2.Shidah iyo Jahri xuruftodu waa (أجد قطب)

3.Rikhah iyo Hamzi xuruftodu wa (فحثه شخص س)

4.Rikhwah iyo majhuurah xuruftoodu waa (ذ-ز-غ-ط-ض+xuruful mad

5.Bayniyah iyo jahri xuruuftoodu waa (لن عمر)

 





codsi

walasheeeen miss islaam ayaa aad u xanuunsan dhamaan


 haoogu soo duceey si  qayba hzklh khayran

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»