Login | Forgot Pass | Register

Axkaamta Booraysiga

1
Saturday May 24, 2014 - 03:17:48 in Ogeysiis by sidqi lilaahi
  • Visits: 2232
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Axkaamta Booraysiga

    ~«~★ ♥Ku Baro Hal daqiiqo darsi maalmo kugu qadan lahaa~«~★ ♥

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

~«~★ ♥Ku Baro Hal daqiiqo darsi maalmo kugu qadan lahaa~«~★ ♥

Axkaamta Booraysiga

Booraysigu wuxuu ku sugan yahay Kitaabka Quraanka Sunada Iyo Ijmaaca Umada intaba

1. Markii biyaha la waayo Waa la booraysanayaa

2. biyo waad haysataa laakin cabid ama wax karsi kaagama badna  oo hadaad wayso u isticmaasho gaajo ama oon baad ka cabsi qabta wad boraysan

3. biyaha laftooda hadaad ka baqayso in jirkaaga wax gaarsiiyaan xanuun awgi  ama ay xanuun kugu keenayaan ama jirku bararayo xanuunka darti  iwm waad booraysanysa

4. biyo waad haysataa laakiin maba istcmaali kartid oo ma awoodid in aad xubnahaaga ku dhaqdo tabar daro ama xelad la aan awgeed cid ku waysa qadana  wakhtiga salaada in ay kaa baxdana waad kabaqysaa  waad booraysanysa

5. qaboow dhaxan baraf iwm ayaa jira naftaada ayaad u cabsatay qabowgaas awgiis in aad qubaysato waxaad ku kululaysatana mahaysatid iyo biyo kulul toona wakhtigana wa ka baxaya xiligaasna waad booraysanaysaa


6, hadii aad haysato biyo yara waad kuweyso qadan inta soo hartana waad booraysanaysaa

7. dhawaca hadii biyaha aad uga baqdo ama in aad biyaha ku masaxdo xubintaas waad u booraysanaysaa baaqiga so harayna waad mayraysaa

waxaa lagu booraysanayaa carada ama nocyada ciida ee dhulka korkiisa saran oo dhan

labadaada sacab ayaad dhulka ku dufanaysaa  kadib waxaad ku masaxaysaa wajiga iyo kadib gacmagaaga dhabarkooda ayaad korka ka masaxysaa

halkaan ka arag qaabka booraysiga 


Booraysigaas ama gabo bagabysigaas waxaa buriya Xadaska yarka ah ee waysada buriya iyo xadaska wayn ee qubayska sababa intaba 

hadii la waayo biyo iyo ciidba wixii kaloo aad haysataad ku booraysnaysaa sida darbiga iwm   hadii la waayo salaada waad tukanysaa  sidaad awoodo alle uga cabso laakin salaada xaaladna laga tagi mayo

Maqalkii hore Ee Qubayska  Halkaan kala soco
 

Maqaalkii Qaab Waysa Qadashadana Halkaan kala soco


Ƹ̵̡Ӝ̵̨̄ƷAllaha ha no sahlo cibaadadeena in aan barano aamiin Ƹ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»