0 Visits: 2126 |
Wednesday December 11, 2013 - 07:06:00
Waa Malinkii Koobaad Ee Aad Saaxada Altaqwa Ama Webka Qaybtiisa Banaanka U Soo baxdeen
Hadaba Mesha halaga Kaco Asxbaata taktay Halaga Daba tago Alle Hala talo Saarto Hala Baryo Xagiisa Haloo Cararo Barakumulahu Fikum
0 Visits: 2911 |
Tuesday December 10, 2013 - 04:44:35
wax wayn mahan sedexdaas qaybood sii orod soo orod ku dulmar hadaad fahmi waysana iskeen garoomada qaaskaa ee fiican ugu aalamiitayn karto macnaa aad mic qabsan karto oo aad ku hagar bixi kartid kuna ciil bixi kartid
0 Visits: 3288 |
Saturday November 30, 2013 - 02:58:45
Waa Barnaamijkii Xiisaha Badnaa ee Todobaadlaha ahaa (*(*Ila-Tali*)*) o si Toos ah uga baxa Qolka Alaqwaa, Li Sh Xanaafi & Ustaad Cabdulladiif Xafidahumullaah
0 Visits: 2575 |
Wednesday November 27, 2013 - 08:29:19
Waa Muxadaro Caqido Taxiid ah oo xalay ka baxday Qolka Khaatumo state oo walaha reer altaqwa u tageen booqasho dacwo
Shaqadii Anbiyada (*(*Dacwa-Ilallaah*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
0 Visits: 2403 |
Monday November 04, 2013 - 07:52:41
Mantay Oo Isniin Ah Taarikhda Islaamkuna kowtahay Wixii Ka Danbeeya Ku Daldaal In Aad Baal dahab ah ka gashid Kuwa U Dheereyay Khyrka Iyo Nimcada oo ah janada Laguna Gaaro Barashada Kitaabka Alle
0 Visits: 2675 |
Monday November 04, 2013 - 05:33:08
shalay oo tarikhdu ahayd الأحد 29 من شهر ذي الحجة 1434هـ الموافق 3/11/2013م ayaa waxa madobatay qoraxda ayada oo aad loga arkay wadamada carata iyo africa hadaba shalay oo kale aya waxaa madoobaday xiligii rasulka qoraxda dardaaranadisii iyo wixii u ka yiri muxadarada hose…
0 Visits: 7708 |
Wednesday October 09, 2013 - 05:59:05
Doqoni Calaf maleh Danbeeye Magaaro
Dadaal Dadaal Juzka 4aad ee ku soo socda hadaad dhamaysid waxaad arkaysaa isbadal u daahi maysid waxyar iyo waxbadanba sababto ah imankaga siyaday qalbigaga dhaqmay ajarkagi batay allahu akbar alla aad u bari suhuuda habaynkii in uu ku sahlo qurankisa