Maqaallo

Geeridii Rasuulka (SCW)

0 Visits: 7454 | Thursday December 20, 2012 - 20:12:54
Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.

Read More »

Qisaddii Nabi Ismaaciill (SC)

0 Visits: 3334 | Thursday December 20, 2012 - 20:15:49
Sababtii keentay in Illaahay amro Nebi Ibraahiim inuu bireeyo Wiilkiisa Ismaaciil CS.Sababta keentay in Nebi Ismaaciil CS la amro in la bireeyo xaqiiqada Illaah baa garanaya, balse sida la sheegay Nebi Ibraahiim CS ayaa sadaqeeyey 1.000 Neef oo Ari ah, 300 oo lo'ah iyo 100 Neef oo Geel ah, wuxuuna…

Read More »

Wadaddii Rasuulka

0 Visits: 2674 | Thursday December 20, 2012 - 20:17:13
Rabi isaga oo amaanaya Rasuulkiisa s.c.w, wuxuu leeyahay: "Waxaad ku sifowday akhlaaqda tan ugu wanaagsan" (Al-qalam4) Akhlaaqdaas waxaa ka mid ah in dadka lagu kasbado jaceyl, hadal san, dhaqan fiican, wax bixin (deeqsinimo), anshax wanaagsan.

Read More »

Sadexddii Ilmood ee yaraan ku hadlay

0 Visits: 2579 | Thursday December 20, 2012 - 20:19:22
Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Reer banii Israa'iil dhexdood" saddex qof keliyaa iyagoo (ilmo dhashay) ah hadlay. Mid wuxuu ahaa nebi Ciise (C.S.) mid kalena wuxuu ahaa Jureyj Saaxiibkiis. Jureyj wuxuu ahaa nin saalix ah oo Cibaado badan, Wuxuu dhistay mowlac…

Read More »

Tuke, ku mahadsanid falcelintaada iyo fikraddaada gurracan ba" Xasan Sh. Xuseen Warfaa"

0 Visits: 3719 | Saturday December 22, 2012 - 04:44:05
Alsunnah Center:Sunday,June,24,2012 Haddii aan, sida aad rabto adigu, isku koobo Qur'aanka oo keli ah, aragtida aad ka hadashay waxa beeninaya isla Qur'aanka laftiisa

Read More »

Dumarka iyo Maamulka Xukunka Shareecada Islaamka "Xasan Sh. Xuseen Warfaa"

0 Visits: 6429 | Saturday December 22, 2012 - 04:45:42
Alsunnahc Center:Monday,Jumada Al-Akhir,07,1433 Sideedaba doodda ah gabadhi madax ma noqon kartaa waxa ay bilaabantay xilli danbe oo fahanka diinta iyo u fiirsiga axkaamta sharcigu ummadda gabaabsi ku noqdeen.

Read More »

Cabdullaahi Binu Xudaafa Al-Sahmiyi

0 Visits: 2564 | Saturday December 22, 2012 - 05:48:13
Sheekada la xiriirta la kulankiisa uu la kulmay boqorka Kisraa, waxay ahayd sannadkii lixaad ee hijriyada, ka dib markii uu go'aansaday Rasuulka (scw) inuu u diro qaar ka mid ah asxaabta boqorada cajamta (aan carabta ahayn),

Read More »

Dadaalka Salafka

0 Visits: 2550 | Saturday December 22, 2012 - 05:50:46
Qalbiga hadduu ku xiran yahay Alle waxaan shaki lahayn inuu jeclaanayo salaada, sidaa awgeed ayuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu ahaa mid jecel salaadda,

Read More »

Shaydaanku cadow ayuu idiin yahay

0 Visits: 3104 | Saturday December 22, 2012 - 05:52:50
Waxaa diyaariyey Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi) Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya inuu dhumiyo,

Read More »

Qoyskaaga dacwada u kaasho W/Q Sheekh Axmed Cabdi Samad

0 Visits: 3428 | Saturday December 22, 2012 - 11:53:33
Rabbi ayaa muslimiinta faray inay dadka diinta ugu baaqaan iyagoo ay dar Alle ka tahay, cilmi iyo xikmadna adeegsanaya. Taa waxaa ka dhalanaya in muslimka diinta ku baaqaya uu u adeegsado diinta fidinteeda iyo difaaceeda wax kasta oo Ilaahay uu siiyey, sida: cilmiga, caqliga, khibrada, xoogga, xoolaha…

Read More »

Tafsirka juzka 22 Axsaab---yasin

0 Visits: 2254 | Sunday December 23, 2012 - 23:06:23
,

Read More »

Xaqqa Waalidka Sh mustafa Abu Rawda

0 Visits: 2961 | Monday December 24, 2012 - 20:02:04
Arhus:- waxaa mantay soo gaba gaboobay mutamarkii shalay bilowday

Read More »

Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli

0 Visits: 2694 | Tuesday December 25, 2012 - 04:19:48
Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli

Read More »

Qiso!!! Saxaabiyad Towbad keentay هلكت واهلكت Iyo Abuuhorayra

0 Visits: 4925 | Saturday December 29, 2012 - 15:16:30
Alle wa naxariistaa wuuna ku farxaa adoonkiisa u soo laabta ee xumaanta ka soo toobad keena ee ku dalaal walaal in aad ka toobad keento wixii macsi ah.

Read More »

QISO ِCajiib!!!WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,06,000 QOF

0 Visits: 8562 | Saturday December 29, 2012 - 20:35:51
QISO WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,006,000 QOF Waa qisaska aan ugu talagalnay in ay umada wax ka badalaan qof walbana uu goansado sidii uu gacantiisa ugu soo islaamin lahaa umado fara badan amaba uu u naftiisa wax uga badali lahaa ogaada ilaa nafteena aan wax kabadalno alle wax naga badali…

Read More »

2013 taariikhda madaw

0 Visits: 2497 | Monday December 31, 2012 - 15:37:47
لِكُلÙ'ٍ جَعَلÙ'نَا مِنÙ'كُمÙ' شِرÙ'عَةً وَمِنÙ'هَاجاً 2013 taariikhda madaw allah subxanahuu watacala umad kasta waxa uu u samayay sharci sanad iyo manhaj hadaba asaga…

Read More »

Qiso:Geeri Kutimid Habenka Aroskeda!!!!!

0 Visits: 4271 | Thursday January 03, 2013 - 03:42:37
Qisadan waxaa nosoo gudbisey gabadh ka mid ah gabdhaha Altaqwaa.

Read More »

Qisadii Mumtaas iyo Macalinkii Sports-ka

0 Visits: 3934 | Friday January 04, 2013 - 18:51:12
Qisadii Mumtaas iyo Macalinkii Sports-ka Qisadaan waxaa inoo soo qorey walaalk ka mid ah gabdhaha Altaqwa waxeyna ku dhacdey ardey ka mid ah ardeydeeda diinta islaaamka ay barto,Mumtaas iyo Geesinimadeedi waxeyna ka dhacdey wadkana Sweden>>>

Read More »

Qiso wax ku qaadasho mudan.

0 Visits: 5655 | Sunday January 13, 2013 - 13:55:24
Qisadan wa mid murugo ku dheehantahey, waa qiso wax ku qaadasho mudan , waxaa soo qorey gabadh ka mid ah gabdhaha qolka somali islamic altaqwa netwaork>>>

Read More »

Ogaysiis Qofkasta oo altaqwa soo gala imtxanka juzkan waan ka rabnaa

0 Visits: 3306 | Wednesday January 16, 2013 - 14:22:44
Qofwalba oo soo gala altaqwa waxaan ka rabnaa oo uga fadhinaa macnaha iyo tafsiirka jux=zkaan cama oo ku diyaarsan qoraal somali ah maqal somali ah quranki oo carabi ah. hadaad altaqwa soo gashay cududaar heli maysid ah rabiyoow ciomigaa igu adkaaday waa sual lagu waydiinayo markaad alle hor istaagtee…

Read More »

Xadiiska Maanta [] Miisaanka Camalka Waa Niyadda

0 Visits: 4046 | Friday January 18, 2013 - 20:07:53
[][] Xadiiska Koowaad [][] [][] Misaanka Camalka Waa Niyadda [][] ------------------------------------ Waxaa Laga Wariyey Amiirkii Mu’miniinta Cumar ibni Khadaab Allah Ka Raali Noqdee inuu Yiri Waxaan Maqlay Nabiga { CsW} Oo Leh Camalku Waxaa Saldhig U Ah Niyadda Qof Kastana Wuxuu Helaa Niyaddiisa…

Read More »

Toban Sababood Ay Dumarkau Ku Galaan Naarta

0 Visits: 7866 | Saturday January 19, 2013 - 13:25:15
Inta ka bacdi waxaa naf walbi khasab ku ah in ay ogaato inay ilaahay (sw) hor is taagi doonto maalinta qiyaamaha ka bacdina qofku aadi doono Jannada ama Naarta, sidii uu nabigu (scw) xadiis ku yiri { qof idinka idinka mid ah ma jiro ilaa wuxuu hor istaagayaa ilaaahay, wax turjumaan ahna ma jiro, dabadeed…

Read More »

[] Xadiiska Maanta [] Tiirarka islamka []

0 Visits: 5645 | Saturday January 19, 2013 - 13:37:19
[][]~~~ Xadiiska 2aad ~~~[][] [][]~~Tiirarka islaamka ~~[][] Waxaa Laga Wariyey Cumar Binu Khadaab {Allah Ka Raali Noqdee} inuu Yiri Maalin Maalmaha Ka Mid Ah Annagoo Nabiga {CsW} La Fadhinna Ayuu Nagu Soo Baxay Nin Aad U Dhar Cad Aadna U Tima Madow Oo Aanay Ka Muuqan Astaan Safar Nin Yaqaanana Nagu…

Read More »

Xadiiska Maanta [] Dhidibbada islaamka

0 Visits: 4105 | Monday January 28, 2013 - 17:59:11
Somalislamic.net Dhidibbada islaamka

Read More »

Xalinta Mashaakilada Qoyska Sh Axmed Mikaiil Xafidahullaah

0 Visits: 2388 | Wednesday January 30, 2013 - 14:51:39
Muxaadaradaan Oo Xalay 19:00 uk ka baxday Hoyga dacwada SOomaliyeed Altaqwaa Islaamic Horyaalka dacwada Hoyga Diinta Difaacayaasha Xaqa Allaha ha Ku Sugo Aamiin Walashiin Amatalaah 55

Read More »

Wanaaga Walaaltinimada Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi xafidahullaah

0 Visits: 2469 | Wednesday January 30, 2013 - 15:00:58
Waa Muxadaro Xalay 21:uk ka baxday horyaalka dacwada hoyga islaamka hormuudka diinta Altaqwaa Islamic ka baxday Walalnimada islaamka ku sabsan ee u dhugyeelo walashiin amatalaah 55

Read More »

Ooy Oo Alle Dartiis U Ooy @Sh Xanaafi Xafithahulah

0 Visits: 2948 | Friday February 01, 2013 - 04:46:20
Ooy oo Alle swc u ooy sh xanaafi xafidahullaah. Waa Muxadaro Kugu Xiraysa Rabigaa Kuna Baraysa fadliga oohinta iyo qofka alle dartiis u ooya in uusan galayn naarta amatallah 55

Read More »

Miyaadan ku Cibro qaadaneyn walaaleey

0 Visits: 3825 | Friday February 01, 2013 - 22:11:09
Allaah baa mahad u sugnaatay mahad idilkeed allihii ina siiyay nimcooyin badan nabad galyo iyo naxariis ha ahato midkii ina tusay macaanka nolasha midkii aqoon yano naga dhigay jaahilnimadii inaga saray Muuhammed rasuulullaahi S,C,W.. inta ka dib ikhwaatii fillah

Read More »

Qisada Xaarisah ibnu Suraaqah

0 Visits: 4092 | Sunday February 03, 2013 - 02:29:40
Xaarithah Ibnu Suraaqah Waa wiil Reer ansaar waxaa kasugnaatay sheeko Cajiib ah waxaa ka sheekeeyay asxaabu siyarka asalkeedana Kutubka Bukhaari Bey ku sugantahay

Read More »

Saclabata ibnu cabdirahman, Waa qiso dhab ah

0 Visits: 3226 | Tuesday February 05, 2013 - 01:17:13
Dadka qaar waxey meelaha bulshadu ku kala war qataan dadka uga faaideyaan wacyi galinta iyo is xasuusinta maalinta qiyaamo. hadaba waxaan soo gudbin donaa qiso yaab leh ka faa ideysi wacan....

Read More »

Dhalinyarada ayagaa ah kuwa dhalinta kale dhumiya ama toosiya

0 Visits: 4249 | Tuesday February 05, 2013 - 02:31:11
allaah baa mahad dhamaanteed u sugnaatay nabad galyo iyo Naxariis ha ahaato nabigeena Mohamed salla-allaahu caleyhi wa sallaam intaa ka dib asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatu walaalayaal aqristayaal waxaan idin soo diyaarinay qoraal kooban misana ah qiso cajiib ah iyo toobad saalix ah wa…

Read More »

Qisadii najaashi (Boqorkii Xabashada) sh Xasan Ibrahim Ciise xafidahullaah

0 Visits: 4557 | Tuesday February 05, 2013 - 12:51:55
Qisaska Nolosha Saxaabada iyo Taabiciinta kala soco Qolka Somali Ismalic Altaqwa Network ----------Qisadii najaashi (boqorkii xabashada) sh Xasan Ibrahim Ciise xafidahullaah

Read More »

Muuminaat Lahunna Cindallaahi Sha'nu (Qisadii Maashidah) Sh Maxamed Xasan xafidahullaah

0 Visits: 2402 | Tuesday February 05, 2013 - 13:00:11
Kitaabkan wa Kitaab aad u qaali ah oo aan ka rabno in ay gabdhaha muslimaaatka ah in ay ku deydaan gabdhiii ALLE agtiisa ku weyna ee darajada ku lahaa ----- Muuminaat Lahunna Cindallaahi Sha'nu (Qisadii Maashiyah) Sh Maxamed Xasan xafidahullaah

Read More »

ABAALKAAD GASHO WUU KUU SOO LAABANAYAA. â–¬ Qiso dhab ah.

0 Visits: 2989 | Wednesday February 06, 2013 - 02:11:33
ABAALKAAD GASHO WUU KUU SOO LAABANAYAA. â–¬ Qiso dhab ah.

Read More »

Markaan arkay waan ilmeeyay “Qiso cajiib badan”

0 Visits: 4444 | Wednesday February 06, 2013 - 11:54:01
Qissadaan waxaa ka sheekeeyay Dr joogo xaruunta caafimadka , ...................

Read More »

Qiso Xanuun Badan Mudana In Lagu Cibro qaato

2 Visits: 7359 | Thursday February 07, 2013 - 12:02:16
Waxaan qisadaan u soo gudbinayaa akhristayaasha muslimiinta ah gaar ahaan gabar kasta oo muslimad ah inay ahaato mid ku cibro qaa-data qisadaan, nafteedana xisaabiso inta aan Alaah xisaabin.

Read More »

CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI part 2

0 Visits: 20430 | Friday February 08, 2013 - 10:50:46
CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI iyo la kulankiisi Qaysar............... part 2

Read More »

CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI part 1

0 Visits: 3120 | Friday February 08, 2013 - 10:53:16
CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI part1 ......

Read More »

Qiso cajiib ah oo ku dhacday wiil xabad tufaax ah cunay

0 Visits: 4300 | Wednesday February 13, 2013 - 11:06:57
Qiso cajiib ah oo ku dhacday wiil xabad tufaax ah cunay....................

Read More »

Tafsiirka Suuratul-Nuur nuurhordhac ah

0 Visits: 4033 | Friday February 15, 2013 - 01:44:25
(¯`☆Al- Fawaaid Suratul Nuuur☆´¯)

Read More »

Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo

0 Visits: 6154 | Friday February 15, 2013 - 01:57:06
Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo............

Read More »

Qissah Qissah Qissah

0 Visits: 3672 | Saturday February 16, 2013 - 14:49:08
Qisada waxaa loogu magacdaray markeedii hore ‘ How An 80 Yr. Old Man’s Salat  Brought Cassie to Allah’,.......

Read More »

(Qiso cajib Ah gabdh illaah Hanunshay & Wiil Xumaan La donayay)

0 Visits: 5053 | Tuesday February 19, 2013 - 04:02:42
(Qiso cajib Ah gabdh illaah Hanunshay & Wiil Xumaan La donayay)...........

Read More »

Raali Galin

0 Visits: 4644 | Sunday February 24, 2013 - 14:25:48
Raali Galin Waxaa Ku Socota Hawl Iyo Habayn Hadaba Hadii Meel Y Ku Qorantahay Muxadaradan ama tafsirkan ama kitabkan aad ka wayso ha noo caroon inta malmahaan shaqado ku dhamanayso wjzklh tafsirka waxaad asaga kala socon dontaa mesha maxaa cusub hadad ka waydo wararka

Read More »

HOOYADII ISHA LA'EYD ''QISO XANUUN BADAN''

0 Visits: 7405 | Sunday February 24, 2013 - 22:47:13
sheekaadaani waxeey ku dhacday wiil carbeed waxuu ku bilaawaanaay sidaaan : .........................

Read More »

Qiso dhab ah Aqri Kuna Cibro qaado!!!

0 Visits: 5315 | Saturday March 02, 2013 - 02:27:18
,

Read More »

Tafsiirka Quraanka Suuratul Furqan Ayada 1-11 Li sh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 3320 | Monday March 04, 2013 - 03:08:12
Tafsiirka Quraanka oo Qoraal ah Suratul Furqaan Ayada 1-11

Read More »

QISO DHAB AH KU SAABSAN HOOYO WIILKEEDII GURIGIISA KA SOO CEYRYEY

0 Visits: 8483 | Thursday March 07, 2013 - 21:14:33
QISO DHAB AH KU SAABSAN HOOYO WIILKEEDII GURIGIISA KA SOO CEYRYEY,,,,,

Read More »

tafsiirka Deg Deha Juzka 17aad

0 Visits: 2613 | Saturday March 09, 2013 - 14:07:52
YAsalaaaaaaaam yasalaam hebaalo Hebaloow Ma Diyaar baat soo nopqotay

Read More »

Murajacada tafsiirka Juz cama

0 Visits: 10218 | Sunday March 10, 2013 - 01:00:34
Barashada tafsiiirka quraanka ah waa muhiim ka faaideyso walaal

Read More »

Koorsada deg dega Juzka Cama

0 Visits: 2452 | Sunday March 10, 2013 - 01:10:04
Waa Imtixaanka bari juzka camo ee facaa yusan ka tagin doqoni calaf maleh danbeeye magaaro barina cirad yelan inta madaxu ku madaw yahay mesha ka kac

Read More »

Juz Tabaarak Banaaat Saabiraat

0 Visits: 1494 | Sunday March 10, 2013 - 01:12:18
Ogaysiis

Read More »

Tafsiirka Suuratu SHucaraa

0 Visits: 1211 | Thursday March 14, 2013 - 04:17:54
Tafsiirka Suuratul-Shucaraa-1-19 Li Sheekh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

Fatwa Online

0 Visits: 3068 | Friday March 15, 2013 - 03:43:38
Li fadilatu SamaxatulWalid Dr Sh Maxamed Sh Osmaan Xafitahulah wa sualo muhiim ah shacabko dhana ka faidaysan donaan insha-allah

Read More »

Tafsiirka Quranka Karimka

0 Visits: 3347 | Friday March 15, 2013 - 03:46:16
Suuratul-Shucaraa-1-19 Li Sheekh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

Tafsiirka Quraanka

0 Visits: 2852 | Sunday March 17, 2013 - 06:21:15
Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-40-60 Li Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

Tafsiirka Caawa baxay oo maqal iyo Qoraal ah suratul shucaraa Aayada 83--111

0 Visits: 5563 | Tuesday March 19, 2013 - 02:35:05
Tafsiirka Caawa Baxay oo maqal Iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjumay Ka Faa'iidaysi Wacan. asaga oo cod ahna halkaan ka dhagyso waxkata wa lagu sahlay walahaaga u soo ducey adigana janiska ha beerdaraynin allaha ku xifdiyo danbeeye magaro qoralka somaliga kuturjumana hos ka ahrso amaba la dag jzklh

Read More »

QISO JACEYL OO DHAB AH)Jaceylkeygii ALLE dartii baan u gooyay qiso jaceyl oo xaqiiqo ah nafsiyana kuu taabaneysa

1 Visits: 12630 | Tuesday March 19, 2013 - 12:29:25
Qisadaan waxaa Ugu tala galay , dadka muddo dheer xiriirkooda socdo ee wax aan jirin isku aqrinaayo i miss u i lve u iyo waxii la mid eh ,, waxaa idin leeyahay ALXUBU BACDA ZIWAAJ ,...

Read More »

Tafsiirka Caawa baxay oo maqal iyo Qoraal ah suratul shucaraa Aayada 112--136

0 Visits: 3898 | Wednesday March 20, 2013 - 12:39:45
Tafsiirka Caawa Baxay oo maqal Iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjumay Ka Faa'iidaysi Wacan. asaga oo cod ahna halkaan ka dhagyso waxkata wa lagu sahlay walahaaga u soo ducey adigana janiska ha beerdaraynin Allaha ku xifdiyo Danbeeye magaaro qoralka somaliga kuturjumana hos ka akhriso amaba la dag jzklh

Read More »

Tafsiirka Caawa baxay oo maqal iyo Qoraal ah suuratul shucaraa Aayada 137---159 by sheekh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 3473 | Thursday March 21, 2013 - 13:18:14
Tafsiirka Caawa Baxay oo maqal Iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjumay Ka Faa'iidaysi Wacan. asaga oo cod ahna halka sare ka dhagyso waxkata wa lagu sahlay walahaaga u soo ducey adigana janiska ha beerdaraynin Allaha ku xifdiyo Danbeeye magaaro qoralka somaliga kuturjumana hoos ka akhriso amaba la dag…

Read More »

Cidaan isku xukumin Shareecada alle ma gaalba mise?

0 Visits: 3411 | Thursday March 21, 2013 - 14:55:40
Cidaan isku xukumin Shareecada Alle ma Gaalbaa mise? iyo Sh Muxadith Albaani waxayna ku turjuman tahay Afsomali

Read More »

Xasadka Iyo Calaamadaha Lagu garto Iyo Dawadiisa

0 Visits: 11078 | Saturday March 23, 2013 - 08:05:38
Xasadka Iyo Calaamadaha lagu garto iyo dawadiisa

Read More »

Mu'minaat Lahunna-Cindallaahi Sha'nu (Qisadii Khadiija-Bintu-Khuwayled) Li Sh Maxamed Xasan

0 Visits: 3184 | Saturday March 23, 2013 - 15:31:16
Mu'minaat Lahunna-Cindallaahi Sha'nu (Qisadii Khadiija-Bintu-Khuwayled) Li Sh Maxamed Xasan

Read More »

Muxaadaro Muhiim Ah (Adaabu-Macallaah) Li Sh Maxamed Dirir Xafidahullaah

0 Visits: 3501 | Sunday March 24, 2013 - 02:21:17
Muxaadaro Muhiim Ah (Adaabu-Macallaah) Li Sh Maxamed Dirir Xafidahullaah

Read More »

Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-160-183 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 5758 | Sunday March 24, 2013 - 10:32:23
Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-160-183 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

Muqarar Alfighi Faslu Axkaam Anikaax

0 Visits: 4497 | Sunday March 24, 2013 - 21:01:20
Casharkii Fiqu Nisa (mas'aladda 21-25) Li Sh Abul Cabaas

Read More »

Tafsiirka QUranka KArimka Ee xalay oo isniin ah

0 Visits: 3030 | Monday March 25, 2013 - 15:25:31
Tafsiika-Suuratul-Shucaraa-184-207 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah waxaa la socda oo ku lifaaqan asagoo lagu fasirey afsomaali ka faa'iideysi wanaagsan .

Read More »

Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-207-227 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 3476 | Tuesday March 26, 2013 - 05:29:21
Tafsiirka Qu'aanka oo Afsomali ku Qoran kala Soco hoos Asxaabtane u dir iyo meelaha kale ee aad isticmaasho sida facebook, twerer iyo hotmeilba u faaiidee asxaabtaada iyo wlaalahaa jzklaah kheyr.

Read More »

SHARAXA AFARTAN XADIIS(متن الأربعين النووية من الأحاديث الصحيحة النبوية)

0 Visits: 10779 | Wednesday March 27, 2013 - 18:04:09
SHARAXA AFARTAN XADIIS(متن الأربعين النووية من الأحاديث الصحيحة النبوية)

Read More »

Tafsiirka Quraanka Suuratul Namli Ayada 1.13 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 3750 | Wednesday March 27, 2013 - 19:00:21
Tafsiirka Quraanka Kariimka oo Maqal iyo Qoraal Afsoomali Ah ku Turjuman Ka Faa'idaysi wacan Kana Raali ahaada inta uu idinka soo Daahay jzkl.

Read More »

Tafsiirka-Suuratul-Namli-14-22 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 2302 | Thursday March 28, 2013 - 15:33:09
Waa tafsrki Xalay BAxay asagoo qoral ahna waa ku xigi donaa

Read More »

Muxaadaro-Muhiim Ah (Furayaasha-Risiqa) Li Sheekh C/qaadir Boobe Xafidahullaah

0 Visits: 7932 | Thursday March 28, 2013 - 17:04:57
Waa Qaybtii Labaad Waa Muxadaro Mantay Aan aad ugu bahanahay

Read More »

Tafsiirka Quraanka Suuratul Namli Ayada 14--22 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 3306 | Thursday March 28, 2013 - 18:11:05
Waa Tafsiirki Xalay baxay Maqal iyo Qoraal Afsoomali ah Ku turjuman Ka faa'idaysi wacan Ehelkaada iyo Asxaabtaadana Gaarsii.

Read More »

War deg Deg Ah Ku baro kalamka Alle 5 daqiiqo habayn walba

0 Visits: 3625 | Saturday March 30, 2013 - 00:05:11
Markaad maqasho war deg deg ah dhagtaad kor u tagi jirtay waxad jeclan jirtay in aad hesho Alla Mantay Wacanaa Warku Waa kalaamka alle 5 daqiiqo ku baro ku cel cel ku raxayso marada dhexda ku xiro yaan lagaa tagin asagaa gaar

Read More »

Tafsiirka Quraanka Suuratul Namli Ayada 23--35

0 Visits: 3272 | Saturday March 30, 2013 - 14:47:49
Tafsiirki Xalay oo Sabti ah Baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjuman Ka Faa'iidaysi wacan, Noqo mid ku Xiran Somalislamic.net wxii Qolka Ka baxo ee Ku Dhaafo Ka daalaco Somalislamic.net.

Read More »

breaking News Ku baro kalamka alle 5 daqiiqo

0 Visits: 2848 | Saturday March 30, 2013 - 23:40:32
Doqoni Calaf maleh Danbeeye Magaaro Caway waa habayn ku dhaafay mar danbana soo laban mayo 90 arday ayaa 15 juz baratay adigu halkaan safxo baro 5 daqiiqo wakhtigaaga ka siiy kitabka alle 5 daqiiqo akhiro waxay ku noqonaysaa bankiyo aad ku bad bado ee ha salan barashada kitabka alle

Read More »

War Xiiso leh 5 daqiiqo kalamka Alle Ku Baro

0 Visits: 2404 | Sunday March 31, 2013 - 23:53:32
Waa habaynki Sedexaad Ee baraamijkan korsada deg degaa uu socdo ee makamidd tahay kuwa ka faaidaystay

Read More »

Mu'minaat-Lahunna Cindallaahi-Sha'nu ((Qisadii Sawda-Bintu Zamca RC)) Li Sh Maxamed Xasan

0 Visits: 2600 | Saturday April 06, 2013 - 08:20:56
Mu'minaat-Lahunna Cindallaahi-Sha'nu ((Qisadii Sawda-Bintu Zamca RC)) Li Sh Maxamed Xasan

Read More »

Silsilatul-Imtixaan Wal Ibtilaa Al-Anbiyaa Thuma Saalixuun Q3aad

0 Visits: 3267 | Monday April 08, 2013 - 16:24:19
Waa Muxadaraad Taxanaa Waa Muxadaraad Ku Siyaadinaya oo dhisaya iimaankaaga Marka aad maqasho dhibkii la marsiiyay anbiyadii alle iyo farajkii alle u furay sabirkodii kadib wa qaybtii sedexaad ee la soco

Read More »

Muxaadaro-Jidka Ma Ku Toosan-Tahay Li Sh Maxamed Idriis Xafidahullaah

0 Visits: 2155 | Wednesday April 10, 2013 - 16:58:25
Muxaadaro-Jidka Ma Ku Toosan-Tahay Li Sh Maxamed Idriis Xafidahullaah

Read More »

Muxaadaro-Muhiim Ah ((Altaqwaa)) Li Sh Axmed Mikaiil Xafidahullaah

0 Visits: 1894 | Wednesday April 10, 2013 - 16:58:25
Muxaadaro-Muhiim Ah ((Altaqwaa)) Li Sh Axmed Mikaiil Xafidahullaah

Read More »

Tafsiirka-Suuratul-Namli-89-Suuratul-Qasas-5 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 2224 | Wednesday April 10, 2013 - 16:58:25
Tafsiirka-Suuratul-Namli-89-Suuratul-Qasas-5 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

Silsilatul-Imtixaan Wal Ibtilaa Al-Anbiyaa Thuma Saalixuun (Q4aad) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0 Visits: 1970 | Wednesday April 10, 2013 - 16:58:25
Silsilatul-Imtixaan Wal Ibtilaa Al-Anbiyaa Thuma Saalixuun (Q4aad) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

Read More »

tafsiirka Quraanka- Namli 77-88, Li Sh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 2570 | Wednesday April 10, 2013 - 17:30:50
Tafsiirki Habeen hore oo Talaada ah baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjuman kii Xalayna wuu soo socdaa Ka Faa'iidaysi wacan, Noqo mid ku Xiran Somalislamic.net wxii Qolka Ka baxo ee Ku Dhaafo Ka daalaco Somalislamic.net. *************************** By Golaha Isbedelka Somaliya.

Read More »

tafsiirka Suuratul- Namli 89-- suratul Qasas-5--Li Sh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 3264 | Thursday April 11, 2013 - 08:56:39
Tafsiirka Qur'aanka Oo maqal iyo Qoraal Afsoomali ah Ku Turjuman Ka Faa'idaysi wacan Ehelkaada iyo Asxaabtaadana Gaarsii. wa salaamu Calaykum. By Golaha Isbadelka Soomaaliya.

Read More »

tafsiirka Suuratul Qasas-- 6--13 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 2787 | Thursday April 11, 2013 - 17:42:40
Tafsiirka Qur'aanka ee Xalay Baxay Oo maqal iyo Qoraal Afsoomali ah Ku Turjuman Ka Faa'idaysi wacan Ehelkaada iyo Asxaabtaadana Gaarsii. wa salaamu Calaykum. By Golaha Isbadelka Soomaaliya.

Read More »

Safar Ilaa-Daarul-Qaraar=Safarka Daarta Sugnaanshaha Li Sh C/qaadir Boobe Xafidahullaah

0 Visits: 2188 | Friday April 12, 2013 - 09:06:18
Safar Ilaa-Daarul-Qaraar=Safarka Daarta Sugnaanshaha Li Sh C/qaadir Boobe Xafidahullaah

Read More »

Su'aalo Iyo Jawaabo ((Fatwo-Online)) Li Sheekh Maxamed Sh Cusmaan Xafidahullaah

0 Visits: 3379 | Friday April 12, 2013 - 09:06:18
Su'aalo Iyo Jawaabo ((Fatwo-Online)) Li Sheekh Maxamed Sh Cusmaan Xafidahullaah

Read More »

Sheekh Xasaan Xusayn Oo Ku Been Abuurtay Sheekh ISlaam Ibnu taymiya

0 Visits: 4976 | Friday April 12, 2013 - 13:27:40
Xasaan xusen waxa uu horay u fatwooday in shacabka somaliyeed meel kasta lagu layo xataa ayagoo masaajida ku jira oo tukanaya hadaba xasaan xuseen waxa uu fatwadaas uu shegay in uu ka soo qatay sheikh islaam ibnu taymiya hadaba ma runbaa mise waa foojari aan dul istaagno.

Read More »

Imtixaanka FIqiga Ee Gabdhaha Culumada Mustaqbalka

1 Visits: 7112 | Wednesday April 17, 2013 - 03:33:21
Waa Qabka Imtxaanka Iyo Sualaha Lagu Waydiinayo Hada Xifdi Oo Sifiican U Eeg Casharada Horay Ayaad U Haysaten

Read More »

امراه تكلمت بالقران أربعين سنة

0 Visits: 2993 | Thursday April 18, 2013 - 02:53:14
امراه تكلمت بالقران أربعين سنة

Read More »

Imtixaanka FIqiga Ee Gabdhaha Culumada Mustaqbalka Q2aad

1 Visits: 6361 | Saturday April 20, 2013 - 12:53:53
Horay Waxaad u haysateen 35 sualood intaanina waa Q2aad imtixaanka gabdhaha ehlu fiqiga ah ee reer taqwa

Read More »

tafsiirka Suuratul Qasas-- 51--59 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

0 Visits: 2585 | Sunday April 21, 2013 - 13:08:51
Waa Tafaiirka Xalay Baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomaali ah ku Turjuman, waana Dhamaadkii 15 juz ee Qolka ka baxay Ee marada dhexda

Read More »

Nasteexo-Ku Socota-Caashiqiin Wal Caashiqaat Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullah

1 Visits: 5741 | Sunday April 21, 2013 - 13:29:28
Naseexo-Ku Socota-Caashiqiin Wal Caashiqaat Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah.

Read More »

War Dge Deg ah Ardada Imtixaanka Waxaa Diyaar U Ah Juzkii 19aad

0 Visits: 3318 | Monday April 22, 2013 - 22:45:05
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka-19aad-Furqaan-1-Namli-55 ((Muraajaco)) Sh Xasan Ibraahim Ciise

Read More »

Love The Sake-Of Allaah SWC.Li Sheekh Ibnu-Yasir Xafidahullaah

0 Visits: 846 | Tuesday April 23, 2013 - 13:20:35
Love The Sake-Of Allaah SWC.Li Sheekh Ibnu-Yasir Xafidahullaah

Read More »

Tafsiirka Suuratul-Qasas-60-70 oo maqal iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjuman Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 5249 | Tuesday April 23, 2013 - 13:20:35
Tafsiirka Qur'aanka oo Maqal iyo Qoraal Afsoomaali ah ku Turjuman Suuratul-Qasas-60-70 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah.

Read More »

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Suuratul-Qasas-71-77 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 2630 | Saturday April 27, 2013 - 10:33:00
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Suuratul-Qasas-71-77 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

Tafsiirka Qur'aanka KariimkaSuuratul-Qasas-71-84 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0 Visits: 2249 | Saturday April 27, 2013 - 10:33:00
Tafsiirka Qur'aanka KariimkaSuuratul-Qasas-71-84 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

Read More »

((Sahay Qaadashada-Aakhiro)) Li Sheekh C/qaadir Boobe Xafidahullaah

0 Visits: 2483 | Saturday April 27, 2013 - 10:33:00
((Sahay Qaadashada-Aakhiro)) Li Sheekh C/qaadir Boobe Xafidahullaah

Read More »