Somali Islamic - Altaqwaa Network

Somali Islamic - Altaqwaa Network waa Website diini ah oo lagu soo gudbiyo duruus diini ah sida Tafsiir, Axaadiith, Siiro, Fiqhi, Muxaadarooyin.

Duruusta kala duwan ee la soo galiya Website-ka waxaa akhrinaya Culimada Soomaaliyeed, gaar ahaan Culimada Altaqwa Network.

Si aad uga faa'iideysato Duruusta kala duwan ee websika ku jirto, fadlan ku xirnoow website-ka www.somalislamic.net, wixii su'aalo ah fadlan noogu soo hagaaji email-ka info@somalislamic.net